Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
“Author Archive”
Stories written by somweyn

War-murtiyeed laga soo saaray wadahadaladii Galmudug iyo Ahlusunna

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-murtiyeed ka soo saartay wadahadaladii maamulada Galmudug iyo Ahlusuna oo maalmahaan uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo ka kooban qodobo dhowr ah.

April 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Midowga Yurub oo si adag u dhaliilay nidaamka qisaasta ee Soomaaliya

Midowga Yurub oo Taageera barnaamijyada horumarinta Somalia ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aanka ay maxkamadda ciidanka qalabka sida ku fulisay dhowr dil oo is xig-xigay ,xilli ay jiraan maxaabiis fara badan oo dil sugayaal ah.

April 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaa loga hadlay Kulankii Golaha Wasiirada ku yeesheen Muqdisho?

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

April 27th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Ciidamo Soomaali iyo ajnabi isugu jira oo qarax lala eegtay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo ajnabi ah oo la socdeen kuwa maamulka Jubbaland lala eegtay xilli ay marayeen dulleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

April 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Djibouti: US General Confirmed that Additional Troops in Somalia are Logistics Purpose

Djibouti (HAN) 27 April, 2017 – Public Diplomacy & Regional Stability, By. Samuel Getachew (The Reporter).  A couple of weeks ago, the Donald Trump administration announced that it has changed combat rules in Somalia; however, General Thomas D. Waldhauser, Commander of US Africa

April 27th, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay qorsheyaalka cusub ee xukuumadiisu ku howlgaleyso

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday qorsheyaal cusub oo ay ku dhaqaaqeyso xukuumadiisa, kaasi oo saameyn ku yeelanaya arrimaha ammaanka caasimadda, kontrolka dhaqdhaqaaqyada Muqdisho iyo degaanada ku dhow dhow iyo qodobo kale.

April 27th, 2017 | Posted in Latest Video | Read More »

Wadahadaladii Galmudug iyo Ahlusunna oo burburay

Shir jaraa’id oo goor dhow Guddiga Galmudug ku qabteen ayay ku shaaciyeen inuu gebi ahaanba istaagay wada hadaladaas, isla markaana ay sii wadanayaan wixii hada ka dambeeya howshooda doorashada.

April 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan Xasaasi ah oo Xildhibaanada BF su’aalo ku weydiyeen RW Xasan kheyre

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho xalay waxaa ka dhacay kulan uu shir Guddoominayay ku simaha Madadweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

April 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday Ankara + Sawirro

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa kulan laba geesood ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalkaasi Turkiga, kaddib soo dhoweyn xeer Madaxweyne ah oo loo sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya.

April 26th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Xiisada ka dhalatay dhismaha ciidamada oo cirka isku shareertay + Video

Arrimaha dhismaha ciidamada oo ka mid ah ajandayaasha looga hadlayo shirka ka furmaya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa yeeshay weji kale, kaddib markii ay soo baxeen warar dheeraad ah oo ku saabsan abaabulka shirkaasi iyo macluumaad la xariira dhismaha ciidamada.

April 26th, 2017 | Posted in Latest Video | Read More »

Is rasaaseyn ay dad ku geeriyoodeen oo ka dhacday Muqdisho

Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo shacab ahaa ayaa ku dhimatay israsaaseyn Ciidamo kuwada Tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaliya ku dhex martay goordhaweyd Beerta qaadka ee Degmada hodan ee Gobolka banaadir.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Somali tech accelerator supports entrepreneurs

HARGEISA, Somaliland – Innovate Ventures is re-running its successful tech start-up accelerator for Somali startups, The Innovate Accelerator, to support and invest in the next wave of tech start-ups in Somaliland and Somalia.

April 26th, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

Xaasaska Saraakiisha Al-Shabaab iyo carruurtooda oo amar deg deg ah la dul dhigay

Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu soo saaray Amar ku socda Xaasaska iyo Carruurta ay dhaleen Saraakiisha iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiye Taabid oo wareegto ka soo saaray magaca gobolka Banaadir (Akhriso)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Shiinaha oo 10 Malyan oo doolar ku tabarucday dadka ay abaaraha saameeyeen + Sawirro

Madaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya, safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyina Dowladda Soomaaliya

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo si deg deg ah loogu yeeray

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa si deg deg ah ugu yeeray in magaalada Cadaado ay kusoo gaaraan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo su’aalo laga weydiinayo Arrinta Ciidamada ee mooshinka laga keenay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in su’aalo ku aadan qorshaha dhismaha Ciidamada laga weydiiyo, kulan gaar ah oo caawa ka dhici doona Xarunta Villa Hargeysa, kaasoo looga yeeray Ra’iisul Wasaaraha.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Qaraxyo culus oo xalay lagu qabtay magaalada Boosaaso

Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso kusoo qabtay Qaraxyo laga geysan rabay Boosaaso iyo raggii waday oo gaaraya 5 qof.

April 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo Gujis xambaara hubka Nukliyeerka u diray Koonfurta Kuuriya (Daawo)

Dekedda magaalada Seoul ee caasimada dalka Koonfurta Kuuriya waxaa ku soo xirtay markab nooca biyaha hoostooda ku socda, kaasi oo xambaarsan gantaalaha hubka Nukliyeerka, iyadoo halkaasi ay ku soo dhoweeyeen saraakiil ka socota labada dowladood.

April 25th, 2017 | Posted in caalamka | Read More »

Mooshin looga soo horjeedo qorshaha dhismaha Ciidamada oo loo gudbiyay Baarlamaanka

Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka ayaa mooshin looga horjeedo dhismaha Ciidamada ee loo dhisayo qaab goboleedyada u gudbiyay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.  

April 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka oo xariga ka jaray biyo xireen weyn

Munaasibad balaadhan oo madax badan ka soo qaybgalay ayaa lagu qabtay deegaanka laga fulinayey mashruucan biyo xidheenka ah oo si weyn looga faa’iidaysan doono, isla markaana kayd u noqon doono wakhtiyadda abaaruhu dhacaan, waxaana looga faa’iidaysanayey biyihii sanad walba dhaafi jiray ee badaha ku shubman jiray.

April 25th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Maraykanka iyo Midowga Afrika oo isku raacey cidda la wareegeysa Amniga Soomaaliya

Shirkii dhawaan ka furmey magaalada Stuttgart ee dalka Germany ee ay soo diyaariyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaabilsan Afrika ee loo yaqaan Africom, ayaa qodobada loga hadley waxaa kamid ahaa Amniga Soomaaliya.

April 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj