Logo_Dahabshiil_cusubAdv
NLINK-NEWhilal-banner
XayeysiinTawakalExpress
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay WFP gurmad degdeg ah oo samafal.

IMG_0598

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa agaasimaha Barnaamijka Cunnadda Adduunka ( WFP) u qaabilsan Soomaaliya Laurent Bukera oo ay ka wada hadleen xaaladda cunna yari ee heysata barakacayaasha iyo dib u dejin loo sameeyo dadka saameyntu ku yeeshay colaadaha sokeeye ee dib uga soo […]

March 4th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madoobe Nuunow oo loo magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulka K/Galbeed.

Madoobe

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur-galbeed Soomaaliya, ayaa soo dhammaystiray golihiisa wasiirrada. Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay 40 xubnood oo isugu jira wasiirro, wasiiru-dowleyaal iyo wasiir ku-xigeenno, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta ee maamulkaasi Xasan Cabdi Maxamed oo warbaahinta u akhriyay wareegto uu Shariif Xasan ku magacaabay wasiirrada cusub. Wasiirrada la magacaabay […]

March 4th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Madoobe Nunow u Magacaabay Xil Wasiir:-Sawiro

image

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta waxa uu magacaabay tiro ka mid ah Golahiisa Wasiirada, iyadoona uu soo dhameystiray xubnaha Golaha Wasiirada ee Maamulka Koonfur Galbeed. Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo, ayuu Madaxweynuhu ku soo magacaabay 5 Wasiiro, 6 Wasiiru Dowlayaal iyo 29 Wasiiro Ku Xigeeno ah. Madaxweynaha, ayaa horey u soo magacaabay 24 […]

March 4th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Guddiga Xeer Hoosaadka Baarlamaanka oo Kampala Uga Furmay Aqoon Kororsi “SAWIRRO”

DSC_4366

Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay aqoon kororsi la xiriira habraaca ugu fudud ee loo mari karo wax ka bedelka iyo dib u eegista had iyo jeer lagu sameeyo Xeer Hoosaadka Golaha. Munaasabad kooban oo lagu furayey aqoon kororsigan waxaa […]

March 4th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Gudiga Siyaasada Beesha Cayr oo Talooyin Nabadeed u soo jeediyay Dowladda Federaalka

cayr

Gudiga Siyaasada Beesha Cayr ayaa Talooyin Nabdeed u soo jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu gudigu soo jeediyay in Xabada Gurceel la joojiyo. Hadaba Talooyinkaasi ay beesha Cayr soo jeedisay oo sidooda u qoran waa ku waan ee hoos ka aqriso:

March 4th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Al Shabaab oo Soo Bandhigay Qaabkii Dagaalka Mpeketoni Ee Dalka Kenya (VIDEO)

Alshabaab_soo_bandhigay_video

Ururka Al Shabaab ayaa maanta soo bandhigay Sawirro muujinaya qaabkii ay ufuliyeen weerarkii ay ku qaadeen deegaanka Mpeketoni oo wax yar u jirta Magaalada Caanka ah ee Lamu ee dalka Kenya. Ciidamo ka tirsan Shabaab oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib ayaa fuliyay weerarkaasi sida ka muuqata sawirrada ay Shabaabka soo bandhigeen. Weerarka deegaanka Mpekatoni […]

March 3rd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

PROF. GALEYDH: Wadahadalladu Haddii Ay Burbureen Cidduu Ku Socdo Waqtigu Waa Maamulka Somaliland:- Dhageyso

Ali_khaliif_shirkii_somaliland

Wufuudda ay dowladda Federaalka iyo Somaliland u kala dirsadeen wadahadalka Istanbul, ayaa maanta ku soo kala laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa, ka dib markii uu furmi waayay wadahadalkaasi. Wafdiga Somaliland ayaa ka dalbaday kan dowladda Federaalka ah, in wadahadalka laga saaro xubno ay sheegeen in ay ka soo jeedaan deegaannada Somaliland, dalabkaasi oo uu ku gacan […]

March 3rd, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Boqor Buur Madow oo Ku Guleystay Taladii uu Siiyay Madaxweyne Siilaanyo oo Ahayd Xil Ka Qaadistii Wasiir Seemaale Si Adagna u Weeraray Seemaale:-Daawo+Dhageyso

Buur_Madow_Siilaanyo

Boqor Cismaan Aw Muxumed Maxamed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka reer Somaliland, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Musharaxa Madaxwaynaha KULMIYE ee Mustaqbalka, kaasi oo u dhexeeya Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Boqor Cismaan Buur-Madow, waxa uu muranka ka taagan Musharaxnimada Madaxwaynaha ee xisbiga KULMIYE ka […]

March 3rd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Wareysi Dheer oo Ahmed Naaji Sacad uu Siiyay Liban Show -

wareysi_Axmed_Naaji

Ruug cadaaga fanka Somaliyeed Ahmed Naaji Sacad ayaa siiyay wareysi dheer mar uu marti ku noqday barnamijka Liban Show. Naaji ayaa ka faalooday fanki hore iyo waliba kan cusub. Hoos ka daawo wareysigan oo laba qeybood ah. Qeybti Kowaad: Qeybti Labaad: Xigasho: www.actor26.com

March 3rd, 2015 | Posted in video,Wararka | Read More »

Guddiga Xeer Hoosaadka Ee Baarlamaanka Oo Kampala Uu Uga Furmay Aqoon Kororsi Ku Aadan Dib U Eegista Iyo Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka

Guddiga_Xeer_Hoosaadka_baarlamaanka_2

Guddiga Xeer Hoosaadka Ee Baarlamaanka Oo Kampala Uu Uga Furmay Aqoon Kororsi Ku Aadan Dib U Eegista Iyo Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka “SAWIRRO” Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay aqoon kororsi la xiriira habraaca ugu fudud ee loo mari karo wax […]

March 3rd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com