Logo_Dahabshiil_cusub Adv marqaati NLINK-NEW TawakalExpress
Home » Dhageysi You are browsing entries filed in “Dhageysi”

Taliye Gaafow oo war aan la fileyn ka sheegay Soomaali qarsoodi lagu keenay Muqdisho (Dhageyso)

gafow

Jan. C/llaahi Maxamuud Gaafow Maxamuud Taliyaha hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Soomaali qarsoodi lagu keenay magaalada Muqdisho oo Dowladda Denmar dalkeeda ka soo saartay. Taliyaha ayaa sheegay in afarta dhallinyarada ah iyo saraakiisha Denmark ee Muqdisho ka dejisay ay isla ogaayeen masaafurinta Muqdisho lagu keenay. “Waa wax ay isla […]

May 21st, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Wasiir Xasan: “Mar haddii ay iyagu heshiiska jebiyeen, anagana weyso dhowranmeyno” (Dhageyso)

k.galbeed

Maamulada Koofur Galbeed iyo Jubaland ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaafkii ugu weynaa, iyadoo magaalada Baydhaba ay ka bilowdeen dhaqdhqaaqyo looga horjeedo Baarlamaanka maamulka Jubaland isla markaana lagu taageerayo mooshinka laga geeyay Baarlamaanka Federaalka. Wasiirka warfaafinta maamulka Koofur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa magaalada Baydhaba ka sheegay in dhinacooda ay ka baxeen heshiis ay […]

May 21st, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Geele Max’ed: “Kuwa mooshin ku noolka ah ee Jawaari madaxda ka yahay farriin baan u dirnay”

GEELE

Khilaafka u dhaxeeya Baarlamaanka Federaalka iyo maamulka Jubaland ayaa sii xoogeysanaya, iyagoona labada dhinac hadallo kulul isku dhaafsanaya warbaahinta, waxaana maamulka Jubaland uu jawaab culus ka bixiyay dood shalay ka dhacday Golaha Baarlamaanka. Wasiir K/Xigeenka maamulka Jubaland Geele Maxamed Aadan oo u waramayay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ka howlgala ayaa ka hadlay mooshinka […]

May 19th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Xildhibaano la kulmay Axmed Madoobe oo arrin dalka khatar ku ah ka dhawaajiyay (Dhageyso)

XildhibaanadaBarlamaanka20141124

Xarunta Baarlamaanka Federaalka waxaa ka dhacday dood culus oo laga yeeshay maamulka Jubaland ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, waxaana halkaasi khudbado ka jeediyay Xildhibaano la kulmay Axmed Madoobe oo sheegay inay u dhaaran karaan hadal khatar ku ah madax bannaanida dalka Soomaaliya oo ay ka soo xigteen hoggaamiyaha Jubaland. Xildhibaan […]

May 19th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo xilka laga qaaday (Khilaaf siyaasadeed xoogan) DHAGEYSO

careys

Afhayeenkii maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa xilka laga qaaday, kaddib markii lagu soo eedeymo naxdin leh oo ku saabsan amniga iyo kala dambeynta ka jirta magaalada Cadaado inuu khalkhal geliyay isla markaana uu ku leeyahay falal amniga ka dhan ah. Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed Baarleex oo ag taagnaa Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan […]

May 18th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

WAR CUSUB: Afhayeen u hadlay guddiga farsamada shirka Cadaado oo ka sii afeeftay faragelinta Dowladda (Dhageyso)

odayaaaaaaaaaaaal

Magaalada Cadaado waxaa ka taagan welwel iyo cabsi laga qabo in fashil uu ku yimaado shirka maamulka loogu sameynayo gobolada dhexe, kaddib markii faragelinta Dowladda Federaalka ay xadka ka baxday, kaddib markii howlihii shirka ay iyadu maamuleyso, taasi oo aanay wax door ah ku lahayn guddiga farsamada, waxgaradka, odayaasha Cadaado ku sugan. Afhayeen u hadlay […]

May 18th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Wasiir Odowaa oo Cadaado ka huleelay wakhtina u qabtay furitaanka wejiga labaad ee shirka (Dhageyso)

odowaa1

Wasiirka Arrimaha gudaha Dowladda Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa ka dhoofay magaalada Cadaado ee xarunta gobolka Mudug, isagoo shir jaraa’id ku qabtay xarunta uu shirka ka socdo inta aanu ka dhoofin halkaasi. Wasiir Odowaa ayaa sheegay inuu guul ka gaaray labadii arrimood ee uu Cadaado u tegay ee kala ahaa […]

May 18th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Soomaali laga soo masaafuriyay Denmark oo codsi lama filaan ah u diray Dowladda (Dhageyso)

turki-somaliya

Saraakiil ka tirsan Dowladda Denmark oo saarnaa diyaar gaar ah ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyagoona waday Soomaali dalkaasi laga soo masaafuriyay. Wararka ayaa sheegaya in markii diyaaradda ay soo caga dhigatay garoonka ay diideen afar dhallinyaro Soomaali ah inay diyaaradda ka degaan, taasi oo keentay in xoog looga dejiyo diyaaradda, isla markaana […]

May 17th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku kala qeybsantay shirka Cadaado “Kama baxeyno” (Dhageyso)

Cabdi-Maxamuud-Suldaan-Nuur

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya shirka maamul u sameynta gobolada dhexe oo ka socda magaalada Cadaado ayaa sheegaya inay socdaan kulamo looga xaajoonayo sidii shirkaasi horay loogu sii dhaqaajin lahaa. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirada Dowladda Federaalka ee halkaasi ku sugan ay la tacaalayaan inaanu shirka ku imaanin fashil iyo inay ku kala […]

May 17th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

AMISOM oo dusha laga saaray mas’uuliyadda weerarkii Al-Shabaab ka geysteen Sh/hoose (Dhageyso)

ammaammss-620x330

Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ka soo baxaya baaritaano uu sameeyay maamulka Sh/hoose iyo khubaro ku xeel dheer arrimaha ciidamada, kuwaasi oo ku saabsan weerar shalay lagu qaaday degmooyinka Awdheegle iyo Mubaarak oo ka tirsan gobolka Sh/hoose. Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa muddo saacado ah waxay la wareegeen labadaasi degmo, iyagoo halkaasi ka geystay tacadiyo […]

May 16th, 2015 | Posted in Dhageysi,Wararka | Read More »

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Join 12 other subscribers

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com