Logo_Dahabshiil_cusub Ceelasha-Gedo marqaati NLINK-NEW TawakalExpress
Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Jose Mourinho goob uu ciyaartoy ku tababarayay oo kala carar ka dhacay ‘John Terry oo qadka ka baxay’

759

Barxadda Montreal waxaa maanta ka dhacday arrin cajiib ah, kaddib markii halkaasi ay tababar ku qaadanayeen ciyaartoyda kooxda Chelesea oo markii dambe kala cararay xilli ay ku jireen tababar. Tababaraha kooxda Chelsea ayaa ciyaartoyda waxa uu siiyay tababar culus, iyadoo arrimaha lala yaabay kaddib markii laacibka John Terry lagu arkay falal ka baxsan tababarka, isagoona […]

July 28th, 2015 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

HORUMARKA ISBOORTIGA: “Adigaa ugu mudan la hadalkoodda”

Stadium-Muqdisho-Amisom

Qof walba oo taageero u ah cayaaraha noocyaddooda kala duwan ayaa waxa uu hamminayaa inuu dib u arko tuullada cayaaraha dalka, waa garoonka Muqdisho, yaa xilligan garoonka gacanta ku hayo? Badankood waxa ay ogyihiin cidda iminka gacanta ku heyso garoonkaasi oo loo qabo baahi badan, tan iyo burburkii howl badan laguma qaban waxa uu fariisimo […]

July 27th, 2015 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Tababare Jama  Aden (Karaiin) iyo Rikoodhada Isdaba Jooggaa ee Cayaaryahanaddiisa Genzeba Dibaba

Karaen

  Waxaa duniga Caalamka Ciyaaraha oroddada mar kale kaga dayaamiyey Ciyaartoyga Genzeba Dibaba ee uu Tababarro Jama Aden oo ah tababare si weyn looga qaddariyo, ama looga dambeeyo Caalamka. Waxaa Dibaba oo ah 24 jir ay jebisay rikoodhkii u yaalay orodka masaafada 1500m/meter; kaas oo ahaa mid aan loo dhawaan jirin, kuna cusboonaysiisay 3 miridh […]

July 24th, 2015 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Maalinta Olombikada Adduunka oo magaalada Muqdisho looga dabaal degay + Sawirro

IMG_6995

Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June, basle sanadkan ay GOS dib u dhigeen maadaama ay maalintani ku soo beegantay bisha ramadaan laguna go’aansaday in la qabto 23 July. Dabaaldega maalinta ku wayn bahda Olimbikada adduunka ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin […]

July 24th, 2015 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

C/Qaadir Sheekha: Halyeey Lagu aamini karo Masiirka Xulka Kubadda Kolayga  Soomaaliya.

165524_175114255842760_721827_n

Cabdulqaadir Xaaji Daahir’ Sheekha’ oo aha Xidig ku caan baxay Kubada Koleyga una soo saftay Xulka Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Naadiga Heerka 1 ee Wiilasha Kubada Koleyga Badda Barisamadkii Waa halyeey lagu aamini karo Xiligaan Tababarenimada Wiilasha Kubada Koleyga Soomaaliya,waxaana Macalin Sheekha 25 sano ee la soo dhaafay uu juhdi xoogan uu galiyay sidii uu […]

July 23rd, 2015 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Nimcaan Hilaac oo magaalada Muqdisho ka sameeyay arrin aan looga baran + Sawirro

3

Fannaanka Nimcaan Hillaah ee ka tirsan kooxda Xiddigaha Geeska Afrika oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa booqday garoonka K/Cagta ee Banaadir Stadium, halkaasi oo uu kula kulmay ciyaartoy ka tirsan kooxaha kala duwan ee dalka ka dhisan. Booqashada Fannaanka Nimcaan Hilaac ee Banadir Stadium ayaa timid kaddib markii qaar ka mid ah kooxaha Isboortiga […]

July 22nd, 2015 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Soomaaliya oo noqotay dalka xubnaha ugu badan ku leh ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA.

IMG_4208

Warbixintan waxaan ku eeggeynaa tirada xubnaha Soomaaliya ay ku leedahay ururka CECAFA iyo masuuliyadaha ay kala hayaan. Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta mudane Cabdiqani Saciid Carab, dhanka CECAFA, marka laga hadlayo waa guddoomiyaha guddiga tartamada ee CECAFA, isagoo door fiican ka qaato qeybaha kala ee ururkaasi, dhanka kalana waxaa uu xubin ka yahay Guddiyada […]

July 21st, 2015 | Posted in Football,Sawirro,Sports,Wararka | Read More »

FIFA oo soo saartay tobanka ciyaaryahanka ee ugu orodka badan K/Cagta caalamka + Sawirro

Fastest-footballers

(Zurich) 21 July 2015: Dad badan ayaa ku kala aragti duwan marka ay timaado ciyaaryahanka Kubadda cagta ugu Orodka dheereeya, dad badan ayaa qaba inuu Bale yahay ninka koobaad ee ugu dheereeya,qaar kale ayaa qaba Walcott, sidoo kale dad badan ayaa ku adkeeysanaya inuusan jirin ciyaartoy kubadda cagta dheela oo ka xawaare sareeya Cristiano Ronaldo. […]

July 21st, 2015 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Ex Ciyaaryahan Aweys Eder oo shalay ku geeryooday dalka Swedan.inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun..

11755774_10206155660104074_228989794907843531_n

  Waxaa shalay ku geeryooday Dalka swedhan AUN Marxuum Aweys eder oo ka mid ahan jiray laacibiintii Kubada Cagta ee Barisamadkii Gaar ahaan Sanadihii 80meeyadii isagoo u soo ciyaaray Gobolka Banaadir iyo Naadigii Heerka 1 ee Horseed ( Cawo Iyo Maalin ) Marxuum Aweys eder oo lagu xasuusto lambarka 11 ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku […]

July 21st, 2015 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

FADEEXADDA FIFA: Dalka Bolivia oo hoggaaminaya wadamada musuqmaasuqa lagu helay

Carlos Chavez1

Maxkamad sare ee dalka Bolivia ayaa soo saartay warbixin ku saabsan madax iyo saraakiil ka tirsan xiriirka K/Cagta inay ku kaceen falal musuqmaasuq ah iyo wax is daba marin, iyadoona amartay in la soo xiro ilaa 20-xubnood oo ku lug yeeshay dembiyadaas. Ciidamada ammaanka dalka Bolivia ayaa wax ka yar 24-saac gudahood markii uu soo […]

July 19th, 2015 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Keydka Wararka

Dalbo Wararkeena

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Join 14 other subscribers

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

BBC-Somali Muqdisho-2015 bandhig-faneed-muqdisho bandhig-faneed-muqdisho Sheekh-Idiris  guul-darro