Logo_Dahabshiil_cusub Ceelasha-Gedo marqaati NLINK-NEW TawakalExpress
Home » Haweenka You are browsing entries filed in “Haweenka”

Haween kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho oo soo saaray go’aano ku saabsan 2016-ka + Sawirro

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen ururrada u dooda xuquuqda haweenka, madax ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, aqoonyahano haween ah iyo marti sharaf fara badan Kulanka ay haweenka Soomaaliyeed ku yeesheen magaalada Muqdisho oo ay soo abaabushay wasaaradda Haweenka iyo xuquuda aadanaha ayaa ahaa mid ay haweenka […]

July 22nd, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Holland oo qarka u saaran inay Haweeney Soomaali ah dalkeeda ku celiso (Faahfaahinta Sababaha)

nederlands paspoort.

Haweeney laga gaabsaday in la shaaciyo Magaceeda, balse la xaqiijiyay in Asal ahaan ay kasoo jeeda dalka Soomaaliya, heysatana dhalashada dalka Holland, muddo 20-sano ahna ku nooleed wadanka Netherlands (Holland), ayaa xilligaan waxa ay dowlada hoose ee Magaalada Haarlem damacsan tahay in ay dib ugu celiso dalka Soomaaliya. Marwadaan Soomaaliyeed ayaa da’deeda lagu sheegay 45 […]

July 10th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

EEDO CULIMO & AAYO FAAY: Ceebtii uu sameeyay wiilkii derbiga ka booday (Dhacdo lama filaan ah)

2-hooyo

Eedda culimooy horta Wiilkaygii Cali ahaa ma taqiinay? Haa, ma dad dhibki ilmahaaga u yaraayaa?. Waa isaga laftiisee, wiilkii horta maara loo waa. Haye?. Wuxuu soo socdaba, Habeen dhawayd Gurigii dariskeena ee Xaaji Faarax oow ammin dambe darbiga Shulug uga yiri. Haye? Sagaal Moobeel oo qaal qaal ah, bahal ay Kumiybuutar lahaayeen, iyo Dhar ciiddaas […]

June 26th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Ramla Goobdoon: “Haddaan aqoon wixii igu qasbay inaan ka haro oo aan joojiyaa habboon!”

Ramla

Xilli xilliyada kamid ah, waxaan ka tirsanaa gabdhaha aan xijaabneyn, dharkii asturka ahaa ee la iigu talagalay waan ka tagay. Waxaan gaaray heer aan maskaxdaydaba ka saaro, in maalin aan kusoo laaban doono xirashada dhar asturan, maro kasto oo aan heystay isla markaana astur eheyd waan iska fogeeyay. In muddo ah markaan sidaas ku socday, […]

June 23rd, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

ANGELINA JOLIE: “Waa in la baabi’iyo kufsiga iyo xad-gudubyada lagula kaco dumarka Soomaaliya”

Haweenka_Somalia_oo_laga_hadlay (1)

Kulan ay kawada Qayb-galeen Angelina Julie oo ah Jilaa caan ah kana tirsan Hay’adda UNHCR, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda UK William Hague iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Nkosazana Dlamini Zuma ayaa waxaa looga hadlay sida nabad iyo ammaan ay ku heli karaan Haweenka Afrika ku nool, iyadoo wax badan lasoo hadal qaaday Haweenka Soomaaliyeed ee […]

June 13th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Gabadhu maxay ku ogaatay in wadaadnimadiisu foojari tahay?! (Qiso yar oo cajiib ah)

indha-shareer-564x300

Gabar ehlu-diin ah bay ahayd. Nin muuqaal wadaad leh, sidii wadaadadana u hadlaya ayaa guur ugu yimid. Waxay la balantay galab gaaban. Kolkii uu u yimidna sheekadii ayay u dheeraysay ilaa maqribkii la addimay. Kolkaas ayay salli u soo dhigtay oo ku tiri meeshaada ku tuko aynu sheekadeena dhamaysanee. Ninkii meeshiisii ayuu maqribkii qab kaga […]

May 30th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Drs. Dahabo: “Wanaag lagama filayo shirka Cadaado inta sidaan howsha lagu wado”

dah

Aqoonyahanad Drs. Dahabo Abi Mohamed “Dahabo Cuud” ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi Khaas ah oo ay galabta siisay Idaacadda Dalsan iyadoo ku sugan Madasha Shirka Maamul-u-samaynta Bartamaha Somalia oo ay gogoshiisa fidsan tahay Degmadda Cadaado. Musharax Madaxweyne Drs. Dahabo Cuud waxay sheegtay inuu Shirku ku socdo nidaam qaldan oo isku dhex yaac badan ka muuqdaan, […]

May 28th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

LUUL XASAN: “Ma ahan mid la xaqiri karo horumarka ay sameynayaan Dumarka & waxqabadkooda”

luul_xasan_kulmiye

Luul Xasan Kulmiye waa hooyo soomaaliyeed oo leh saddex carruur. Sanadkii 1969 ayay  ku dhalatay dalka soomaaliya waxa ay dalka ka tagtey sanadkii 1994  oo dalka soomaaliya uu ahaa mid qaran jab ku dhacay waxa ayna ka mid noqotay kumanaanka soomaalida ee dalalka kale u nabad iyo nolol raadsadey, labo sano ayey ku qaadatey in ay ku […]

May 18th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Wasiirad Xaawo oo Beijing loogu sameeyay soo dhoweyntii ugu weyneyd, lana kulantay madaxda Shiinaha + Sawirro

1

Magaalada Beijing ee caasimada dalka Shiinaha waxaa ka dhacay kulankii ugu ballaarnaa oo loo sameeyo Wasiirada Dowladda Ra’iisal Wasaare Cumar C/Rashiid ee booqanaya dalalka dibadda Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaawo Xasan Maxamed, waxaana qabanqaabada soo dhoweyntaasi iska kaashaday Safaaradda Soomaaliya, Dowladda Shiinaha iyo qurba joogta halkaasi ku sugan. Munaasabadda soo dhoweynta Wasiirka Caafimaadka […]

May 15th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Gabar isbadal ku sameysay wajigii xumaa ee laga aaminsanaa Soomaaliya (Warbixin) + Sawirro

4

Tusaale kasta oo xun waa u caado adduunka inuu Soomaaliya u soo qaato, dalalka dunida waxaa looga digaa iney ku dhacdo Qaran Jabkii Soomaaliya oo kale, magacyo ay ka muuqato liidnimo sida Wadankii Kufsiga, Dalkii Musuq-maasuqa, Gayigii Qaxa iyo Qaxootiga, Ceebtii Afrika, Xeebtii Geerida, Arladii Macluusha iyo erayo kale oo kuwaasi ka sii xun ayaa […]

May 12th, 2015 | Posted in Haweenka,Wararka | Read More »

Keydka Wararka

Dalbo Wararkeena

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Join 14 other subscribers

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

BBC-Somali Muqdisho-2015 bandhig-faneed-muqdisho bandhig-faneed-muqdisho Sheekh-Idiris  guul-darro