Logo_Dahabshiil_cusub Ceelasha-Gedo musuq1 NLINK-NEW TawakalExpress
Home » Fanka You are browsing entries filed in “Fanka”

Dhawaqa ay jecel yihiin Madaxweynayaasha Dowladaha hadda jira iyo kuwa soo socda ee ka wada taliya dalka Soomaaliya

somali_map

Barnaamijka ‘Nasashada Somaliweyn’ oo aan aalaaba idiin soo gudbino habeenka Jimcaha soo gelayo ama maalinteeda kuna soo qaadano macluumaadyo isugu jira qoraal, muuqaal iyo dhageysi, waxaan caawa idinkugu soo gudbineynaa dhawaqa ay jecel yihiin madaxweynayaasha hadda jira iyo kuwa soo socda ee ka wada taliya dalka Soomaaliya. Dhawaqaan oo Abwaan Soomaaliyeed la soo joogsaday masraxa […]

August 27th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

GOBOLEYSIGA MAANTA: “Waxaan nahay miro geed ka wada baxay” (Daawo Video)

KING-KHAALID

Murtida Abwaan yiri waa midii hore iyo tan maanta oo dhex maquuraneysa xaalka dalkeenu ku sugan yahay, sidii uu ahaa iyo runta biyo kama dhibcaanka ah waxay tahay. Fannaanka King Khaalid ayaa leh “Waxaanu nahay miro geed ka wada baxay, halka uu jirin goboleysiga maanta, isagoo tilmaamaya in Soomaalidu gowraceedu daran yahay isla markaana u […]

August 21st, 2015 | Posted in Fanka,video,Wararka | Read More »

Khadiija Cabdullaahi Daleys oo loola cararay isbitaal (Faahfaahin)

Khadiiyo-Daleys

Mid ka mid ah hooyada fanka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Khadiija Cabdullaahi Daleys ayaa loola cararay isbitaal, kaddib markii uu soo gaaray dhaawac culus oo ka haleelay mid ka mid ah labadeeda lugood. Fannaanada oo waayeel ah ayaa ka jabtay lug, iyadoo xaaladeeda caafimaad lagu dabiibayo isbitaal ku yaala dalka Mareykanka, waxayna xaaladeedu tahay mid […]

August 6th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Nimcaan Hillaac oo beeniyay warar laga markii uu Hargeysa ku laabtay

NIMCAN

Fannaanka da’da yar ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho oo uu kaga qeyb qaatay bandhig faneedka loogu dabaal degayay maalinta Ciiddul Fitriga ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland. Nimcaan C/raxmaan Xasan (Nimcaan Hillaac) oo safar aan horay loo sii qorsheynin ugu laabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in hooyadii xanuunsatay, sidaasna uu degdeg ugu ambabaxay, […]

August 4th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Dowgaan woow Shalaaynayaa! (Murti lagu daahay taariikh)

XUSEEN-MADOOBE

Maansadaan waxay ka hadleysaa xaaladda dalkeena maanta ku sugan yahay, iyadoo wakhtiyo taariikhda ka mid ah ay soo mareen halgamayaal magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed, ayuu abwaanku tixdiisaan ku faaqidayaa sida uu uga niyad jabay in hoggaamiyeyaashii uu dalkeena soo maray kuwo la mid ah aanay soo marin doonin. Abwaanka oo tixdiisa […]

August 3rd, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Maanso KAAFLEEY ah oo lagu koobay dhibaatada ay Soomaaliya xilligaan la daalaa dhaceyso

Abwaan-Dhicisow

Maansada lagu laray murtida mideeda micnaha leh oo Soomaalida inteeda badan ay ka dhigato gaashaan ka difaaca waxyaabaha xun xun isla markaana marka xaajo ka miliqdo maanka ku haya murtidii abwaan yiri markaasoo uu ka helo tixo ku arooraya arrimihii ka miliqsanaa. Haddaba Abwaanka lagu magacaabo Maxamed Cilmi Dhicisow oo baryahaan murtidiisa kumannaan muwaadiniin Soomaaliyeed […]

July 29th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Fanaanka ka soo bidhaamay Bariga Afrika oo Muqdisho loogu maamuusayo sidi Boqor oo kale.

11250213_731761040283113_8270210957056969195_n

Marka laga soo tago arimaha siyaasadda, hadal haynta kale ee xilligaan ugu faraha badan ee Soomaaliya ka jirta waa Imaatinka, Joogitaanka iyo Bandhig faneedkii laga daba dhacay ee Magaaladda Muqdisho uu ku qabtay fanaanka la holin (qaban) la’yahay ee Al-fanaan NIMCAAN CABDI RAXMAAN XASAN (HILLAAC), marka aad tagto meelaha lagu qaxweeyo, goobaha waxbarashada, iyo fagaarayaasha […]

July 23rd, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

‘Mowllaan ka megen galnay’ (Maanso qiiro wadaniyad leh)

Maxamed-Cilmi

Abwaan da’ yar oo Soomaaliyeed ayaa tiriyay maanso qofkii dhageysa uu dareemayo silsilladaha ku wareegsan dalkeena iyo sida Soomaalida ay ugu jirto dhibaatooyin kala duwan meel kasta oo ay adduunka ka joogto, isla markaana muriteedu arooreyso darajooyinka aan afka la soo marin karin ee ay leeyihiin madaxda hoggaamineysa talada dalka. Abwaankaan oo lagu magacaabo Maxamed […]

July 23rd, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

C/Lahi DIiriye Sooraan oo xalay ku geeryooday Degmada Axmed Dhagax ee Hargeysa…

soraan

Waxaa Xalay ku Geeryooday Degmada Axmed Dhagax( ex Iftin ) ee Magaalada Hargeysa Marxuum Sheekh Cabdulaahi Diiriye Sooraan oo muadin ka ahaa Masaajid ku yaala bartamaha magaalada hargeysa ee Xarunta Gobolka Maroodi Jeex ee Soomaaliland. Marxuumka ayaa mudooyinkii ugu Dambeeyay ku xanuunsanayay Hargeysa,waxaana uu mudo dheer ku soo dhex jiray fanka isagoo noqday abwaan Heesaa […]

July 22nd, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Dhallinyaro Muqdisho dhigtay Iskoor cusub oo Soomaalida u diray cudur daar iyo raalli gelin

DSC07566

Iyadoo dhowaan magaalada Muqdisho ay ka dhaceen munaasabado iyo fantasiyo loogu dabaal degayo Ciidul Fitriga isla markaana shacabka Muqdisho ay sameeyeen isu soo baxyo aan sanadahaan ka dhicin magaalada ayaa waxaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo cudur daar iyo raalli gelin u soo diray dhallinyaro Muqdisho ka dhigay iskoor cusub. Dhallinyaradaasi oo ah […]

July 19th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Bandhig faneedkii ugu shacbiyadda badnaa adduunka muddo 30-sano ah kaddib oo xalay Muqdisho ka dhacay (Nimcaan & Fartuun) + Sawirro

08

Magaalada Muqdisho waxaa ka xalay dhacay bandhig faneed aan abid horay loo arag, kaddib markii ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyne oo u soo daawasho tegay, iyadoo Hotelka City Palaza xalay uu noqday mid ay buux dhaafiyeen gudaha iyo hareeraha Hotelkaas. Bandhig faneedkaan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda wadahadalka bulshada CCD ayaa waxaa heeso […]

July 18th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Fanaaniinta Nimcaan Hillaac iyo Fartuun Xasan oo arrin ayna fileyn ku arkay Muqdisho + Video

nimcan-fartuun

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo qulqulaya fannaaniin da’ yar oo ka kala imaanaya dalka dibadiisa iyo gudihiisa, gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa iyo Garowe isla markaana si weyn ugu faraxsan imaatinkooda magaalada Muqdisho. Fannaanka Nimcaan Hillaah oo maanta ka soo degay magaalada Muqdisho isagoo ka yimid magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa waxaa si diiran u […]

July 13th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Fanaanka caanka ah ee xilligaan Nimcaan Hilaac oo Muqdisho soo gaaray (Faahfaahin) + Sawirro

DSC07488

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray fannaanka caanka ah ee Nimcaan Hilaac, iyadoo garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ay ku soo dhoweeyeen fannaaniin ay ka mid tahay Fartuun Xasan iyo qaar ka mid ah bahda fannaaniinta Soomaaliyeed. Fannaanka Nimcaan Hillaac ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay isla markaana uga mahad celinayo […]

July 13th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Fanaanad caan ah oo Muqdisho u timid qabanqaabada bandhig faneed ballaaran + Sawirro

DSC07384

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka soo degtay Fannaanad Soomaaliyeed oo caan ka ah magaalada Minnesotta ee wadanka Mareykanka, iyadoona socdaal ku soo martay magaalada Garowe. Fanaanada waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay kooxda Xiddigaha Muqdisho, xubno ka tirsan bahda fanka Soomaaliyeed oo dadweyne taageersan isla markaana xiiseeya heesaheeda. Fannaanadaan oo […]

July 11th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Maanso dhab ka hadal ah oo laga tiriyay Federaalka iyo Soomaalida

Calanka1

Fedraalka maanta dalka Soomaaliya lagu kala qeybinayo ee lagu jaha wareersan yahay waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay aqoonyahanada iyo dadka u kuur gala arrimaha Soomaaliya, iyagoona intooda badan isku raacay in nidaamkaan cusub ay ka horeeyaan wax badan laguna qiyaasay in tobanaan sano kaddib markii loo diyaar garoobo ay tahay in dalka laga dhaqan […]

July 10th, 2015 | Posted in Fanka,Wararka | Read More »

Keydka Wararka

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

xaflad communique Xildh.Cabdi-barre xaliimo-yareeey xaflad kooxda-yar Mr. Midgaan Y.Maxi dhicisow