Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Qurba-joogta You are browsing entries filed in “Qurba-joogta”

Ururka Samafalka Ubax Faundation oo Gurmad Raashin ah Gaarsiiyay Dad ku soo barakacay deegaanka Garas Baaleey + Sawirro

Ururka Samafalka iyo Gargaarka ee ee ubax Faundation ayaa Gaarsiiyay dadka ay soo barakicyeen abaaraha iyo macluusha ee xiligaan ku dhuufatay guud ahaan shacbiga soomaaliyeed ee ku dhaqan Goboladda dalka soomaaliya.kuwaasi oo haatan kusugan duleeydka magaladda mugdisho Gaar ahaana deegaanka garasbaaleey. Dadkaan oo iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada sida curyaamiin dadka da’da ah […]

March 25th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Madaxda safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan oo la kulmay fannaanka Nimcaan Hilaac

Kulan kaan oo ahaa mid casho ah isla markaana ay soo qaban qaabisay safaaradda soomaaliya ee dalka suudaan ayaa waxa ka ka qeyb galay guddoomiyaha jaaliyaddda Soomaaliyeed ee dalka suudaan Cabdi wali xasan xuseen, La taliyaha kowaad Ee safaradda Abuukar Boston, u qeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Suldaan Kamaal oo Ka mid ah […]

March 19th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

AQRISO Arin Aadan Ka warqabin Lakin aad ku Farxi Doonto… 👍🏽

AQRISO Arin Aadan Ka warqabin Lakin aad ku Farxi Doonto… 👍🏽 Aktarka caanka ah ee reer Mareykan Ben Stiller ayaa Barta Twitterka ka bilaabay Olole uu Turkish Airline kaga dalbanaayo in ay ku deeqaan hal diyaarad oo weyn oo qaada Cunto iyo Cabitaan si ay u gaarsiyaan Dadka Somaliya ku dhibaateeysan Wuxuu Taageerayaashiisa ka codsaday […]

March 19th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Xaflad taageero iyo duco isugu jirto ee DFS ayaan lagu qabtay Storås, Gothenburg, Sweden

Waxaa magaalada wali kasii socdo xafladaha loo qabanaayo Dowlada Farmaajo iyo Ra’isalwasaarihiisa Kheyre. Xafladaas waxaa ka soo qeeb galay dad aad u farabadan oo isu jiro rag iyo dumar ee magaalada Gothenburg, waxaa halkaasi laga soo jeediyey khudbada aad u qiimo badnaa oo ay soo jeediyey aqoonyahanada, indheergaratada iyo culumaa’udiin halkaas lagu casumay. Qeebta madadaalada […]

March 18th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Rabshadaha ka socda dalka K/Afrika oo saameyn ku yeeshay Soomaalida + Sawirro

Magaalada Pretoria ee caasimada dalka Koonfur Afrika waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday rabshado xoogan oo u dhaxeeyay dadka u dhashay Koonfur AFrika iyo sidoo kale dadka soo galootiga ajaaniibta ah ee ku ganacsada qeybo kamid ah magaalada Pretoria. Dad careesan oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay weeraro ka dhan ah dadka aan […]

February 25th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,sawirro | Read More »

Jaaliyada Soomaaliya ee Pakistan oo gudoomiye cusub doortay-Sawirro

Xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan. U jeedada xafladda ayaa aheyd sidii loo dooran lahaa hogaanka cusub ee jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Karachi ee dalkaas, maadaama kii hore waqtiga ka dhamaaday, iyadoo qaban qaabada xafladda loo […]

January 31st, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Soomaali laga soo masaafuriyay Mareykanka oo Muqdisho laga dejiyay

Garoonka Caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airlines ee magaalladda Kenya waxaa maanta soo caga-dhigatay Diyaarad Rakaab oo waday Somali iyo Kenyan laga soo tarxiilay dalka Maraykanka. Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxaa uu qoray in Diyaarad ay lahayd Shirkadda Omnia International Plane oo ay la socdeen 95-rag Somali iyo 2 Haween […]

January 25th, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?)

Magaalada Pretoria ee dalka South Africa waxaa ka dhacday arrin layaab leh, kaddib markii nin Soomaali ah uu xaaskiisa ku dilay kaddibna isagii is dilay, iyadoo iminka meydka lamaanayaasha ay baaritaano ku hayaan ciidamada Booliska. Guddoomiye K/Xigeenka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika C/llaahi Sheekh Mahdi (Timacadde) oo saxaafadda u waramayay ayaa sheegay in falkani […]

January 1st, 2017 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya wiilkii Soomaaliga ahaa ee weeraray jaamacadda Ohio + Sawirro

Hay’adda ammaanka dalka Mareykanka ayaa bilaabay baaritaanada la xariira wiil asalkiisu yahay Soomaali oo weeraray jaamacadda Ohio ee uu isagu ka mid ahaa ardaydii dhiganeysay, iyadoo qoyska wiilkaasi iminka su’aalo laga weydiinayo xaaladihii ugu dambeeyay. Cabdul Razak Cali oo 18-jir ahaa ayay toogteen ciidamada Booliska gobolka Ohio ee dalka Mareykanka isagoo gaari uu watay jiirsiiyay […]

November 29th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

DHACDO XANUUN BADAN: Afar wiil Soomaali ah oo lagu gubay goob ay ku ganacsanayeen

Afar wiil Soomaali walaalo ahaa ayaa lagu gubay goob ay ku ganacsanayeen dalka K/Afrika, gaar ahaan magaalada PE ee gobolka East Londol Xaafadda Injooli, waxaana halkaasi ku geeriyooday afarta oo jiifay qeybta kore ee dukaanka. Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah dabka ayaa ka kacay makiinada raashinka lagu karsado iyo suujinada dabka loo isticmaalo, […]

November 22nd, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Dhallinyaro Soomaali Mareykan ah oo xukunkii ugu cimriga dheeraa lagu fuliyay + Sawirro

Maxkamada Federaalka ah ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwa ku ridday 9 wiil oo dhalinyaro oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS. Maxkamadani oo socotay 3 maalin ee la soo dhaafay ayaa maalin walba la xakumayey sedex qof, hadaba Maalintii ugu horeysay ayaa […]

November 17th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Jaaliyadda UK oo Deegaanka CAMAARA ka Furtay Isbitaal lagula Tacaalayo Cudurada Guud

Waxaa Dhawan Degmada Camaara oo ka tirsan Degmada Xarar dheere ee Gobolka Mudug laga furey Isbitaal , waxaana Furitaankii Isbitaalkaas ka qayb galey Xildhibaano ka tirsan Galmudug , Culimaudiin, Waxgarad ,Nabdoono, Haween , Dhalinyaro iyo Ardeyda Dugsiyada ee wax ka barata Deegaanka Camaara . Ugu Horeyn waxaa Kulankaas ka Hadley Maamulaha Guud ee Isbitaal Axmed […]

October 30th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Gabar Soomaali ah oo London lagu guddoonsiiyay abaal marinta MBE

Gabar Soomaali ah ayaa billad caalami ah lagu guddoonsiiyay magaalada London, kaddib markii munaasabad ballaaran lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada UK. Billadaan oo ay bixiso Boqorada dalka Ingiriiska ayaa la sheegayaa in gabar lagu magacaabo Ayaan uu guddoonsiiyay Wasiirka Britain u qaabilsan qaaradaha Afrika iyo Bariga dhexe Tobias Ellwood, waxaana ka soo qeyb […]

October 26th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Khilaaf ka taagnaa culimada Soomaalida Rochester ee gobolka Minnesota oo la soo afjaray

Culimaa’udiinka degan magaalada Rochester ee gobolka Minnesota dalka Mareykanka ayaa kulan ay ka yeesheen khilaaf soo kala dhex galay waxay ka gaareen heshiis rasmi ah, waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa waxgarad, odayaal iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolkaasi ku dhaqan. Ex Xildhibaan Maxamuud Geedi Ow Hilowle oo ka mid ah odayaasha magaalada […]

October 25th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Jaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sacuudiga ayaa sameystay hoggaan cusub, kaddib markii munaasabad ballaaran ay ka dhacday magaalada Qasrul Farduus, waxaana ka soo qeyb galay madaxda qunsuliyadaha Soomaaliya, Jabuuti, marti sharaf iyo xubno ka tirsan jaaliyadaha dalkaasi degan. Khudbado kala duwan oo ay jeediyeen xubnaha ka qeyb galay munaasabaddaasi ayaa tilmaamay waxqabadka iyo kartida uu u […]

October 20th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Filimkii ugu qosolka badnaa oo ay sameeyeen Somalida Mareykanka

Bandhig dhaqanka Soomaaliyeed ka tarjumayay oo dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Minneapolis ayaa waxaa abaal marin caalami ah ku kasbaday Soo saaraha Filim ka oo lagu magacaabo Muuse Saciid kana tarjumayay shaqo la’aanta iyo guud ahaan duruufaha ay ku nool yihiin dhallinyarada Soomaali-Mareykanka ah. Filimka waxaa kale oo uu sharaxaad ka bixinayaa khilaafka waalidka iyo […]

October 16th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Mareykanka oo xambaartay mas’uuliyadda duqeyntii Mudug, war cusubna ka soo saaray arrimaha Soomaaliya (Wareysi)

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay duqeyntii diyaaradahoodu ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug isla markaana lagu bartilmaameedsaday ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saqfiirka Dowladda u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Stephen Schwaartz ayaa qiray in duqeynta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ay ahayd mid khalad ah isla markaana lagu qaaday xero […]

October 15th, 2016 | Posted in Latest Video,Qurba-joogta | Read More »

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Washinton oo markii ugu horeysay booqday Minneapolis + Sawirro

Ugu horeyn waxay booqashadooda ka bilaabeen Madxafka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota halkaasi oo uu ku soo dhaweeyey Cismaan Maxamed Cali oo ah aas’aasaha iyo Gudoomiyaha Madxafka Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed iyagoo ku soo wareejiyey qeybaha kala duwan ee madxafka uu leeyahay. Ambassador Axmed Ciise Cawad oo Soomaaliya u fadhiya Washinton iyo Safiirka […]

October 14th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR.

Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada qurumaha ayaa ogolaatay in talyaanigu xuriyad gaarsiiyo Somalia , waxaa dusha ka eegayay in xuriyada nala gaarsiiyo Masar, Filibiin iyo kolombiya (Egypt, the Philippines and Columbia) . Xasuusin: si loo xushmeeyo saddaxdaa wadan ayaa wadada guriga Haweenka gadaal ka […]

October 12th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Hannaanka Xukuumadda Elektoroonigga iyo sida looga hirgelinkaro Soomaaliya

Hordhac: Waxa loo yaqaano xukuumadda electaronigga ama (E-government) waxa uu ka soo if baxay dowladaha soo koraaya iyo kuwa horumarayba ayagoo uga gol lahaa markaas hormarinta adeegga dowladuhu ay shacabka u qabtaan, taas looga gudbayo adeegsiga warqado la is waydaarsado si adeeg hufan loogu siiyo muwaadiniinta. Xukuumadda elagtaroonigga ah ayaa waxaa lagu qeexaa cilmi ahaan […]

October 11th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

DAAWO : Abwaan Sangub Oo Isagoo Xanuunsanaya Umadda Soomaaliyeed Ka…..

MUUQAAL CUSUB : Waa Sidee Xaaladda Abwaan Sangub By Wariye Cabdimaalik muuse coldoon

October 6th, 2016 | Posted in Caafimaadka,Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Gobollada Soomaaliya tan iyo Xorriyaddii 1960 by Yuusuf Garaad

Jamhuriyadda Soomaaliya Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay ee ay Midoobeen Gobolladii uu Ingiriisku gumeystay iyo kuwii ay Qarammada Midoobay gaarsiisay xornimada ka dib sannado badan oo gurmeysi Talyaani iyo Ingiriis ay isu beddeleen, waxay noqotay Jamhriyadda Soomaaliya. Waxay ka koobnaysiddeed Gobol. Gobolka Woqooyi Galbeed oo xaruntiisu ay tahay Hargeysa ayna ka mid yihiin magaalooyinka Berbera […]

October 1st, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj