Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Football You are browsing entries filed in “Football”

Xulka Cameroon oo ku guuleystay koobka Qaramada Afrika

Xulka kubadda cagta dalka Cameroon ayaa caawa markii 5-aad ku guulaystay koobka Qaramada Africa ee AFCON 2017, kadib markii uu guul soo laabasho ah ka gaadhay xulka Masar. Ciyaarta finalka oo ka dhacday magaalada Libreville ee dalka Gabon ayaa ku soo idlaatay 1-2 oo ay guushu ku raacday xulka Cameroon. Xulka Masar ayaa iska lumiyey […]

February 6th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray Liiska Argagaxisada

Dowlada Masar ayaa liiska waxa loogu yeero Argagaxisada waxa ay ku dartay Ciyaaryahankii hore ee Kooxda Al Ahli iyo xulka Qaranka Masar Maxamed Abuu Tariika, oo lagu eedeeyay in uu taageeray Kooxda Ikhwaanul Muslimiin. War kasoo baxay Dowlada Masar ayaa lagu sheegay in Maxamed Abuu Tariika uu maal galiyay kooxda laga mamnuucay dalka Masar ee […]

January 18th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Koobka Qaramada Afrika oo shalay si rasmi ah uga furmay Dalka Gabon.

Waxaa Dalka Gabon shalay ka billowday tartanka Koobka Qaramada Afrika oo ah tartanka ugu weyn ee ay isaga hor yimaadaan Qaramada Qaarada Africa. Tartankaan Qaarada Africa waxaa sanadkaan martigelinaya Dalka Gabon, Kulankii ugu horaysay ee tartanka waxaa lagu furay dalalka dalka Guini-Bissau iyo Dalka Gabon waxaa lagu tilmaamay inay ka mid yihiin kooxaha ugu liita […]

January 15th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Isku aadka kooxaha Champions League oo la sameeyay (Daawo)

Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka Horyaalada Yurub. Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday Bayern Munich iyo Arsenal, PSG iyo Barcelona, Arsenal ayaana sanadkii 2-aad oo xiriir ah ku aadaysa koox wayn. Real Madrid ayaa la ciyaari doonta […]

December 12th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Tartamo xiiso leh oo dhex maraya horyaalada qaaradda Yurub (Isku aadka kooxaha isha lagu hayo)

DEGDEG: Waxaa goor dhowr bilowday tartamada kooxaha Ingiriiska iyo dalka Spain oo ka mid ah kooxaha bahda Isboortiga ay sida weyn u xiiseeyaan. Kooxaha West Ham United V Arsenal ayaa ka mid ah tartamada laga dhur sugayo natiijooyinkooda, kuwaasi oo iyagu dhibcahoodu ay isku dhow yihiin. Ciyaaraha kale la xiiseynayo waxaa ka mid ah kooxaha […]

December 3rd, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Real Madrid oo ka badisay Atletico Madrid iyo Ronaldo oo wacdaro dhigay+Sawiro

Real Madrid ayaa guul wayn ku gaartay Garoonka Vincente Calderon ku gaartay, kadib markii ka dakaatay Kooxda Ateltico Madrid, iyadoo Los Blancos guushan ka caawiyay Cristiano Ronaldo oo saddexley ka dhaliyayd kooxda Diego Simeone ee Atletico Madrid. Real Madrid ayaa hogaanka La Ligaha afar dhibcood ku qabtay kadib markii ay Barcelona barbaro gool la’aan ah […]

November 20th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Major approach as FIFA conducts first ever youth refereeing course in Somalia

It is a big approach and an unprecedented opportunity for young Somali referees who were all born during the country’s civil wars, to benefit from their FIFA youth refereeing course to be organized in the war-weary horn of African nation. Another major step the country has taken forward is that FIFA has tasked a Somali […]

November 6th, 2016 | Posted in Football,Latest News,Sports | Read More »

Qalab Isboorti oo lagu Wareejiyey Kooxo ka Dhisan Deegaanka CAMAARA

Cayaaraha waxay ka mid yihiin kuwa Bulshada ku dhex abuura isdhexgal, waxayna si gaar ah faraxad iyo reyn reyn geliyaan Dhalinyada sidaa darteed deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug waxaa ka dhiso Koox Isboorti waxaana mar waliba ka dhaca Tartamo Isboorti oo ay u soo daawasho tagaan dad fara badan. Sidaa darteed Dhawaan deegaankaas waxaa gaarey […]

November 1st, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Kooxda Jenyo oo markii labaad ku guuleysatay koobka Jan. Daa’uud

Kooxda K/Cagta LL.PP. Jeenyo ayaa rigoorayaal 4-1 koobka Jeneraal Daa’uud uga qaaday Banaadir kaddib waqtiga caadiga iyo waqtigii dheeriga ee dheesha oo la isla dhaafi waayay 2-2. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineyso Banaadir. Bilowga ciyaartuba la iskuma dheefin oo waxaa labo fursadood oo halis ah helay Daadir […]

October 30th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Kooxda Arsenal oo 4-1 uga badisay Sunderland.+Sawiro

Kooxda Arsenal ayaa dhalisay seddex gool 8-daqiiqo oo ka mid ah qeybtii labaad ee ciyaarta markii ay 4-1 ku garaaceen shalay kooxda Sunderland. Arsenal ayaa hogaanka Premier League safka hore ku jirta, halka guul darrada Sunderland soo garatay ay kaga dhigan tahay kooxda Moyes inay ku bilowden heerkoodii ugu xumaa xilli ciyaareedkaan Premier League. Alexis […]

October 30th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Cristiano Ronaldo: “Waxaa jira is tixgelin noo dhaxeysa aniga iyo Messi”

Cristiano Ronaldo ayaa inkaastoo uu tartan kala dhaxeeyo Lionel Messi haddana waxa uu carabka ku adkeeyay in uu jiro ixtiraam labada dhinac u dhaxeeya, inkastoo uu cadeyay inuusan jiro xiriir saaxibtinimo oo ka dhaxeeya. Xiddiga Real Madrid iyo dhigiisa Barcelona heysatay tirada ugu badan ee abaalmarinta Ballon d’Or iyagoo kala qeybsanayay siddeed sano ee la […]

October 28th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

A new dawn in Djibouti, as the first official football match played outside capital

A history has been made in Djibouti after the first ever official football match was played outside the capital with the sports Complex of Ali Sabeih region hosting the 35th edition of the Djiboutian Supper Cup match. Current champions, ASAS Djibouti Telecom which is from Ali Sabeih region, welcomed Dihkil FC rivals to the newly-built facility downing them […]

October 20th, 2016 | Posted in Football,Latest News,sawirro,Sports | Read More »

Arsenal oo Guul Dahabi ah ka gaartay Kooxda FC Basel Tartanka Champions Leaque-ga+Sawiro

Kooxda Arsenal ayaa guul raaxo leh ku gaaratay Garoonka Emirates Stadium kadib markii ay ka adkaatay kooxda FC Basel iyada oo Arsenal ay guushan xaqiijisay qaybtii hore ee kulankan. Ciyaaryahan Theo Walcott ayaa kulankan noqday xidiga lugtiisa ay Arsenal ku faa’iiday isaga oo dhaliyay labada gool oo ay kooxda Arsene Wenger ku garaacday kooxda Basel. […]

September 29th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

NALA FIIRSO : Kaftanka Sports-ka Oo Caawa ka Kulul kuwii hore (18 Sep. 2016)

Waa markale iyo Barnaamijkeenii Kaftanka Sports-ka Oo Axaddaan aad uga xiisa badan kuwii hore ~ ALLA Maxaa la isku xantay adiguba DAAWO Waa Tebintii Hagar la’aaneed ee saaxiibka kaftanka waa Abikadir Ali Siyad (Boss) iyo Luul Shaaluu

September 18th, 2016 | Posted in Dhageyso,fanka,Football,Qurba-joogta,Sports,Wararka | Read More »

Manchester United VS Manchester City maxaa kala haysta Galabta?.

Galabta kulan xiiso badan ayaa garoonka Old Trafford ku dhexmari doona Manchester United iyo Manchester City, iyadoo Ciyaartan ay tahay ilaa iyo haatan ah tii ugu xiisaha badnaa Premier League ayaa la filayaa in ugu yaraan lagu sii saadaaliyo ilaa iyo inta ay loolami karaa kooxahan. Jose Mourinho waxa uu xaqiijiyey in uu saf buuxa […]

September 10th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Halyeeyada Arsenal VS Ac Milan oo ciyaaraya maanta Kulanka Deeq Aruurin ah.=Arsenal oo Soomaaliya Garoomo ka dhisaysa=

Waxaa maanta yeelanaya kulan xiiso badan halyeeyo wax badan ay dadku xasuustaan, waana halyeeyada kooxaha Arsenal iyo Milan ay isku wajahaan garoonka Emirates Stadium kulan lacag aruurin ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Arsenal. Ciyaartaan waxey noqon doontaa dhacdadii ugu weyneed ee mudooyinkii dambe ka dhacda caalamka iyadoo labada kooxood ay xaqiijiyeen halyeeyada uga […]

September 3rd, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

(VIDEO) Halkan Ka Daawo Hadduu ku Dhaafay Barnaamijkii KAFTANKA SPORTS-ka (Qosol Yaa u Xiisay ?)

ILA FIIRSO : Kaftanka Sports-ka By Abdikadir Boss & Luul Shaaluu (28 Aug 2016) ALLA ! Maxaa Qosol & Kaftan badan ku dhaafeen Caawa ILA FIIRSADA : Kaftanka Sports-ka oo maanta oo Axad ah 28 August 2016 ka xiisa badnaa sidii hore. ^Hadaa Qosol La Fuuri Waysid ~ Waa Jirantahee Dhakhtar aad^ Tabinta Barnaamijkeenana waxaa si […]

August 31st, 2016 | Posted in caalamka,Dhageyso,fanka,Football,Latest Video,Qurba-joogta,Sports,Wararka | Read More »

Isku aadka kooxaha tartanka UEFA oo la soo saaray (La soco Group-yada aan isku qalmin)

Waxaa la soo gabagabeeyay isku aadka kooxaha ka qeyb gelaya tartanka ciyaaraha kooxaha Yurub UEFA, kaddib markii qori tuur loo sameeyay sideed Group, iyadoo sanadkaan qeyb kasta ay ku jiraan kooxo aan isku qalmin amaba aan isku awood ahayn. Haddaba qori tuurka oo shalay dhacay isla markaana tartankoodu bilaabanayo ayaa waxay kooxaha isku arkayaan sidaan […]

August 26th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Filim Xiiso leh oo laga sameeyay Tababarayaasha Horyaalka xiisaha badan Premier league+Daawo

Maadaama sanadkaan uu yahay sanadka ugu xiisaha badan ee la ciyaarayo Horyaalka Ingiriiska Premier league , islamarkaana ay sanadkaana kooxaha qaar yeesheen Tababarayaasha dunida kuwooda ugu wanaagsann ayaa waxaa laga sameeyay Filim. Filimkaan ayaa ka tarjumaya in tababarayaasha Premier league sanadkaan uu dhex yaalo dagaal aad u adag oo ku aadan ku guulaysiga Horyaalka Ingiriiska. […]

August 25th, 2016 | Posted in Football,Latest Video,Sports,Wararka | Read More »

Kooxda Arsenal oo soo Bandhigtay Wiil 12-Jir oo Kubadda Cagta Mucjiso ku ah=Daawo

Kooxada Arsenal oo ay dhibaato ba’an ka haysato Suuqa kala iibsiga ee xagaagan ayaa soo bandhigtay Wiil yar oo ay la yaabeen dhamaan Caalamka oo idil. Wiilkaan yar ayaa la sheegayaa inuu leeyahay farsamooyin aad u sareeya, isagoo laadad dhaadheer dhalin karo.   Tababare Arsene Wenger oo aan suuqa qarash badan ku bixin xilli uu hal […]

August 24th, 2016 | Posted in Football,Latest Video | Read More »

DAAWO: Neymar oo Oohin Jabsadey Markii Xulkiisa Brazil Uga aaray Germany oo ay ka qaadeen Koobkii Olympic-ada 2016

Neymar ayaa Oohin jabsadey markii xulkiisa Brazil ugu aaray Dalka beryahan danbe ugu guulaha badan ciyaaraha caalamiga ee Germany oo ay gool-kulaadyo 5-4 kaga qaadeen biladii dahabka ee Olympic gold. Labo sano kahor ayaa la xusuustaa in xulka Germany ee aaweynka 7-1 ku reebeen semi-final Koobkii Aduunka xulkan Selecao laakiin waxay mar kale kaga aarguteen […]

August 21st, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Arsenal oo si xarago leh uga badisay Man City =Daawo sawirada=

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa waxay xalay dhexmartay Kooxha Man City iyo Arsenal, iyadoo qeybtii hore ee ciyaarta ay ku idlaatay hal gool oo uu daqiiqadii 29-aad dhaliyay Aguero kadib fursad uu ku helay daafaca Arsenal. Qeybtii labaad ee Arsenal ayaa ka fiicnayd Man City waxayna tagayeen goosha City illaa ugu dambeyn uu gool […]

August 8th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj