Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » islam You are browsing entries filed in “islam”

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (1)

Assalamu Calykum Akhyaarta Somaliweyn Bacda Salaam Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani. […]

January 1st, 2017 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Digniin laga soo saaray dabaal degga sanadka cusub iyo faragelin lagu hayo doorashooyinka

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay faragelin uu sheegay in lagu hayo xaalada dalka, gaar ahaan doorashooyinka dadban ee lagu soo dhisayo xukuumadda cusub. Waxa uu sheegay in dhismaha dowladda cusub lagu soo dhisay gobolada dalka, isagoona walaac ka muujiyay saameynta hannaanka doorashooyinka ay […]

December 24th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Culimadu maxay ka dheheen Mowlidka barakeysan?

Munaasabada Mawlidka suubanaheena awgeed ayey ila noqotay in aan kuwa dooda ka furay ugu soo bandhigo 12 ka mid ah culimada laga diin qaato oo taqsus dheeri ah ku leh culuumta xadiiska iyo kala shaandheynteeda, waayo culimada aqwaashoodu waa sharaxaada diinta islaamka. fahamkooduna waa qeyb ka mid ah diinteena, haddii muran, iyo aqoon darri nala […]

December 12th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø ee Dalka Norway+Sawirro

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway. Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa,udiinka ku nool magaalada Tromsø ayaa waxaa si wayn uga soo qeyb galay dad aad u farabadan oo kamid ah muslimiinta ku nool magaalada […]

December 11th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Masaajidada iyo guud ahaan magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Diyaargarowga Ixtifaalka Mowliidka Nabigeena CSW

Waxaa markii ay bilatay Bisha Mowliidka Masaajidada iyo xaafadaha Muqdisho ka bilowday u diyaargarowga Maalintaasi ku wayn oo ku beegan 12-ka Bisha Mowliid oo ah markii uu dhashay Nabigeena Muxamad CSW. Masaajidada ayaa bilaabay ka shakaynta Taariikhda Nabigeena Muxamad, iyadoo la aqrinaayo Qasaaid lagu waynaynaayo Dhalashada Nabi Muxamad CSW, iyadoo Culimada Ahlu Suna ay dadka ku […]

December 8th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Haddii la diiday in sharciga islaamka la isku xukumo,maxaa diidaya in qabiil la isku xukumo..?

Qaybtii shanaad,waana qaybta ugu danbaysa Waxaan filayaa aqrinta daraasadan kaddib in ay noo caddaanayso jawaabta saxda ah,kaasoo ah in dalka iyo dadkuba lagu dhaqo shareecada islaamka loona baahan yahay in mowqif adag la qaato,qabiilkana daaqadda laga tuuro,kuwa taageersana laga dabatuuro. Khaalid bin Waliid oo ahaa geesigii islaamka ayaa maalin waxa uu qabtay shir ciidan ah […]

November 9th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Haddii la diiday in sharciga islaamka la isku xukumo,maxaa diidaya in qabiil wax lagu qaybsado..? (4-5)

Qaybtii afaraad Jawaabta su’aasha aan halkudhegga uga dhignay daraasadeena ku saabsan islaamka ama qabiilka keebaa dadkeena iyo dalkeeena ku dhaqnaa,waxaan filayaa in ay iska caddahay jawaabteeda,inkastoo haddana lagu kala aragti duwanaan karo jawaabteeda,dadka ehelka u ah diinta,xarigga Allahna si daacad ah ugu dheggan waxay ku jawaabi in ay wanaagsan tahay in dalka iyo dadkuba lagu […]

November 5th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Haddii la diiday in sharciga islaamka la isku xukumo, maxaa inoo diidaya in qabiil la isku xukumo..?(3-5)

Qaybtii saddexaad Ka jawaabidda su’aasha,qaarna wey u caddahay,mana doonayaan in ay sheegaan,qaarna uma cadda mana doonayaan in ay ogaadaan,hayeeshee waxaa loo baahan yahay in la  caddeeyo oo la yiraahdo,innagu shaqo kuma lihin diinee waxaan shaqo ku leenahay qabiilka oo nalagu soo barbaariyay,geed hoostiisana gar ku goyn jirnay arrimaheenina aan qabiilka ku xalin jirnay,macnaha jawaabtu waxay […]

November 1st, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Haddii aan diidnay in sharciga islaamka aan wax ku qaybsano Maxaa inoo diidaya in aan qabiil wax ku qaybsano!!

Qaybtii Labaad Marka aan qaadano jawaabta su’aashan waxay noqonaysaa: innago shaqo kuma lihin diin, balse waxaan shaqo ku leenahay qabiil,waana teyno aragno in marka aan dawlad dhiseyno nooc kastoo ay ahaataba waxaa tiirar looga dhigaa qabiilka,Allah subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri:dadow,waxaan idinka abuuray,lab iyo dheddig,waxaana idinka yeellay shucuub iyo qabiilooyin si aad isugu garataan,ruuxase ugu sharaf […]

October 26th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Haddii aan diidnay in sharciga islaamka aan wax ku qaybsano Maxaa inoo diidaya in aan qabiil wax ku qaybsano!!

(1-5) Qaybta Kowaad Dad badan waxaa laga yaabaa in ay is weydiyaan,maxaa keenay su’aashan,sidee baa sharciga islaamka loo tuurayaa oo qabiil loo qaadanayaa,dad kaloo badana waxay qirayaan in ay dhab tahay su’aashan oo kale in la isweydiiyo,maxaa yeelay sheekada waxay u eg tahay in diintana afka laga sheegto,masjidkana lagaga dhaqmo,qabiilkana aan dalka iyo dadka ku […]

October 24th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

1400 oo sano ka hor, yaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho.

Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh. (Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.) يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ شُعُوبً۬ا وَقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوٓاْ‌ۚ إِنَّ أَڪۡرَمَكُمۡ عِندَ ٱللَّهِ أَتۡقَٮٰكُمۡ‌ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ۬ (١٣) Dadow waxaan idinka abuurray […]

October 10th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sidee baa looga hortegi karaa, kuwa fasahaadda ka wada dalka,dadkana fasahaadiya? (2-2)

Qaybtii labaad Noocyada fasahaaddu wey badan yihiin waxaana ka mid ah: Shirkiga,Allah wuxuu yiri:kuwii gaalloobay kana xiray dadka waddada Allah,waxaan ugu  kordhinay cadaab,cadaab kor saaran fasahaaddii ay geesteen awgeed (suuradda Annaxal, aayad lambar 88),kuwani waxay isku jamciyeen labo fasahaad gaalnimo iyo ka hortegid jidka Allah,Rabbi wuxuu yiri:dadka waxaa ka mid ah,kuwo Allah rumeeya iyo kuwo […]

October 6th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Hay’adda Culimada oo war culus ka soo saartay haweenka ka mid noqonaya Baarlamaanka

Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda. Ma’suuliyiin ka tirsan Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka digay in haweenka Soomaaliyeed ay qeyb ka noqdaan baarlamaanka Soo socda. Qorshaha boqolkiiba Sodan lagu siiyay haweenka Soomaaliyeed ayay […]

October 2nd, 2016 | Posted in Dhageyso,islam | Read More »

Dahir Gelle: “Sanadkaan Xajka waa ka duwan yahay sidii hore”

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Ambassador Dahir Maxamuud Gelle ayaa isagoo ku sugan dalka Sacuudiga waxa uu ka warbixiyay Xajka sanadkaan iyo waxyaabaha lagu soo kordhiyay, isagoona sheegay in Soomaali fara badan ay heleen daryeel caafimaad oo muhiim u ah isla markaana iminka lalam tacaalayo dad laga hayay dhinaca wadnaha oo u baahnaa qalliin […]

September 9th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Dhallinyaro qaadatay diinta Masiixiga oo Hargeysa lagu xiray ‘awaamiir la soo rogay’

In ka badan 50-Dhallinyarada Somaliland ayaa la dhigay xabsiga magaalada Hargeysa sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada Booliska, dhallinyaradaas oo lagu soo qabtay xaafadaha magaalada Hargeysa isla markaana lagu soo eedeeyay inay qaateen diinta Masiixiga. Sarkaal u hadlay taliska Booliska Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhallinyaradaasi ay ku socdaan baaritaano la xiriira eedeymaha ku saabsan inay […]

August 24th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh Umal: “Waxaan aad uga naxay hadal ka soo yeeray Parfasooro Aqoonyahano Soomaali Mareykan ah”

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa kabaha la dul maray dood xasaasi ah oo ka dhacday dalka Mareykanka isla markaana aqoonyahano Soomaali Mareykan ah ay ka jeediyeen doodo ku aadan xaaladda dalka iyo in lagu xukumo Shareecada Islaamka, iyadoo laba ka mid ah aqoonyahanadaasi ay si cad u sheegeen inaan […]

August 6th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Masjidka Isbaheysiga Muqdisho oo ka dhacay dibadbax lagu diidan yahay weeraradii ka dhacay Masjidka NNK+Sawiro

Boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan xaafadaha magaalada Muqidsho ayaa saaka ka qeybgalay banana bax looga soo horjeeday qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Madiina gaar ahaan meel ku dhow Masjidka barakeysan ee “MASJIDU NABAWI AL-SHARIIF” oo uu ku aasan yahay nabigeena Muxamed NNKH. Mas’uuliyiintii banan baxa ka qeybgashay ayaa waxaa kamid ahaa wasiir ku xigeenka […]

July 11th, 2016 | Posted in islam,sawirro,Wararka | Read More »

Banaanbax looga soo horjeedo Weerarkii lagu qaaday Masaajidka Nabi Muxamed CSW oo Muqdisho ka soconaaya.

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaaya Banaanbax looga soo horjeedo Weerarkii lagu qaaday Masaajidka Nabigeena NNKH ee Madiina Al-munawara, banaanbaxaan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Masaajidka Isbaheysiga Islaamka. Banaanbaxaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Culimadda Soomaaliyeed,kuwaas oo sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Dhulkii Barakeysnaa Weerar lagu qaado. Dhanka […]

July 11th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh C/qaadir Soomow: “Maanta waxaa noo muuqata inay dadku soo xusuusanayaan Yowmul Badar”

Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamed Soomow oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay kacdoon ay ka wadaan magaalada Muqdisho kaasi oo looga horjeedo qaraxyadii magaalada barakeysan ee Madiina. Masjidka Isbaheysiga ee magaalada Muqdisho ku yaala waxaa ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow loogu jiro bannaanbaxyo looga horjeedo weerarka ka dhacay goob aan sidaasi uga […]

July 11th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh Cali Dheere: “Shaqaale dowladda darteed loo dilaayo iima muuqato sabab ay ku weyn karaan xuquuqdooda”

Sheekh Cali Sheekh Maxamuud Agaasimaha Wasaaradda diinta iyo Owqaafta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay qodob ku saabsan xuquuqda shaqaalaha Dowladda oo uu sheegay inaysan helin intooda badan musharaaxaadka muddo dhowr bilood ah. Sheekh Cali Dheere oo warbaahinta ka jeedinayay duruus diini ah ayaa sheegay in madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya looga […]

July 6th, 2016 | Posted in islam | Read More »

WAR CUSUB: Culimada oo ka horjeestay buug ay ansixisay Dowladda Soomaaliya

Culimada Soomaaliyeed ayaa si xoog leh uga horjeestay buug ay soo saartay hay’ad lagu magacaabo Sidaw isla markaana ansixisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, buugaasi oo ka hadlaya arrimaha jinsiga, xuquuqda haweenka iyo Jandarka. Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay hay’adda Culimada Soomaaliya oo uu ku saxiixnaa Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha hay’addaasi, wuxuuna si cad u sheegay […]

June 28th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Daawo Q. 21aad: Qisooyinka Quraanka (21) – Qisadii ninkii kibray ee Qaaruun

Assalamu Calaykum Baraamijka 21aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii ninkii reer Bani-Israa’iil ee la odhan jiray Qaaruun. Fadlan halkan ka daawo hadaad awood u leedahayna sii fidi. Halkan ka daawo qeybahii kale ee qisooyinka Q. 1aad Daawo: Qisooyinka Quraanka  -horudhac Q.2aad Daawo: Qisadii – Sacii reer Bani-Isra’iil Q. 3aad Daawo: Qisadii […]

June 26th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”