Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Caafimaadka You are browsing entries filed in “Caafimaadka”

Cudurka shuban biyoodka oo faro ba’an ku haya degaano ka tirsan Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya degaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa in dadka ku dhaqan halkaasi uu faro ba’an ku hayo cudurka shuban biyoodka, iyadoo isbitaalka magaalada Baxdo lagu daabulayo dad u badan caruur. Madax ka tirsan maamulka Galmudug oo ay hoggaamineyso Wasiirada caafimaadka Naciimo Maxamed Maxamuud ayaa maanta deeq dawo ah geeyay […]

December 2nd, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Shirkada Dawooyinka ee Q-unit Medical Group oo Magaalada Hargeysa Keentay Dawooyinka Dhiig Joojinta

Shirkada Dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee  Q-unit Medical Group ayaa markii ugu horaysay Keentay Magaalada Hargeysa Dawooyinka Dhiig Joojinta oo aan hore dalka loo keenin, laguna isticmaalin dalka gudahiisa hadda ka hor.   Dr. Mustafe Cumar Yuusuf oo Isagu ah Maamulaha shirkada Q-unit medical group oo Sharaxaad ka bixinaya waxtarka Dawadan iyo faaiidada ay u leedahay […]

November 18th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

MUCJISO: Isbitaalka Kenyatta oo ku guuleystay qalliinka mataano dhabarka isaga dhegan

Isbitaalka caalamiga ah ee Kenyatta ayaa ku guuleystay markii ugu horeysay qalliin uu ku sameeyay laba canug oo dhabarka isaga dhegan, kaddib howlgal socday muddo 23-saac gudahood ah. Qalliinkaan oo ay fuliyeen 60-xubnood oo isugu jira dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal ka howlgala Isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa badbaadiyay xaaladda labada canug, iyadoo dhaqaatiirta ay sheegeen […]

November 2nd, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Shirkadii ugu horaysay ee keenta qalab caafimaad tayo sare leh oo laga furay magaalada Hargeysa

Dhamaan Bulshoweynta Reer Somaliland In Dalka Laga Furay Shirkad Cusub Oo Adeegeedu Yahay Baahiyaha Caafimaad Iyo Agab Cusub Oo Ay Keentay Dalka Jamhuuriyada Somaliland. Q-unit medical instruments Co Ltd Waa Shirkad U Adeegi Doonta Dhamaan Bulshada Reer Somaliland Heer Tuulo Ilaa Magaalo .Shirkada Q-unit waxay Ugu bushaaraynaysaa Dhamaan Bahda Caafimaad Ee Jamhuuriyada Somaliland in Dalka […]

November 2nd, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Maamulka Isbitaalka Keysaney oo kuu haya ogeysiis muhiim ah

Maamulka Isbitaalka Keysaney wuxuu dadweynaha ogeysiinayaa inay la soo xiriiraan Haweenka qaba dhaawacyada, Fistolada oo ay dhalmadu sababto, waxaana diyaar u ah diiwaan gelinaya, si loogu sameeyo baaritaan iyo dawo, waxaa lagala soo xiriiraa Taleefanad akala ah 0615590267 0616769370

November 2nd, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Waa Maxay Furaha Nolol Farxad iyo Caafimaad Leh?

Sannadkii 1938 ayay Jaamacadda Harvard billowday daraasad loo bixiyay ‘The Grant Study’ oo qeyb ka ah tu kale oo la yiraahdo ‘the Study of Adult Development.’ Daraasaddu waxay socotay muddo 75 sano ah waxaana lagu baarayay oo intaa dabaggal lagu hayay nolosha caafimaad ee jir iyo maskax ee rag gaaraya 724. Dadkaasi sannad walba su’aalo […]

October 9th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

DAAWO : Abwaan Sangub Oo Isagoo Xanuunsanaya Umadda Soomaaliyeed Ka…..

MUUQAAL CUSUB : Waa Sidee Xaaladda Abwaan Sangub By Wariye Cabdimaalik muuse coldoon

October 6th, 2016 | Posted in Caafimaadka,Qurba-joogta,Wararka | Read More »

CAAFIMAADKA KILYAHA: La soco talooyin muhiim ah

Caafimaadka Kilyaha bani’aadamka oo muhiim u ah nolosha qofka ayaa Soomaali badan waxay la kulmaan in cudurro kala duwan iyo xanuuno fara badan soo ritaan, kuwaasi oo u badan dhinaca Kilyaha. Haddaba mowduuca maanta oo ay soo diyaarisay Shabakadda SomaliDoc ayaa waxay kaa caawineysaa tallaabooyin muhiim u ah caafimaadka Kilyaha iyo waliba waxyaabaha khatarta caafimaad […]

September 29th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Ogow qaddarkooda, ka dibna hel

Maalin kasta waxaan markhaati ka nahay sida xiriirka qoyska lumaayo ay nasiib xumo u tahay oo ay saameyneyso malaayiin dad ah. Inta lagu guda jiro khilaafka, kuwo badan ayaa lumaan iyagoo ka baxsanaaya rabshadaha. Kuwa jilicsan sida caruurta, haweenka, iyo dadka waayeelka ah kama badbaadayaan khatarta ay kaga lumayaan qoysaskooda. ICRC waxay horumarisay qalab kugu […]

August 31st, 2016 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Cudur ku badan Soomaalida oo si fudud looga hortegi karo (Daawo muuqaal)

Mid ka mid ah cudurrada faraha ba’an ku haya inta badan Soomaalida degan dalka gudihiisa, kuwaasi oo iyagu siyaabo kala duwan uga cawda cudurkaasi, isla markaana xilliyada uu sida aadka ah u kacsan yahay dhibaatooyin kala duwan kala kulma. Cudurkaan oo loo yaqaano Gaastrikada, boog calooleed iyo laab jeex ayaa Soomaalida daweyntiisa waxay kala kulmaan […]

July 13th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Dhaqtar ku geeriyooday qaraxyada Muqdisho ka dhacay

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan qasaaraha ka dhashay qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu weeraray hotelka Naasahablood oo ku yaala agagaarka isgoyska Km4. Allaha u naxariistee Dr. Maxamed Cali Ducaale oo ka howlgala isbitaal ay leedahay jaamacadda Banaadir, isla markaana waxa uu ka mid ahaa saamileyda jaamacadda, waxaana aabihii oo […]

June 25th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

RA’YI: “Ha Ka Yeelin In Dhakhterkaagu Ku Dilo!” W/q: Maxamed Cabdi Daa’uud

Ha ka yeelin dhakhtarkaagu inuu ku dilo” amma “Dont Let Your Doctor To Kill You”. Waa Buug cusub oo ay qortay Erika Schwartz, oo ka mid ah dhakhaatiirta ugu caansan dalka Maraykanka. Maalin dhawayd oo aan dhegaystay Barnaamijka la yidhaah ‘Press Conference on VOA’, oo lagu waraysanayay gabadhaas ayaan is weydiiyay su’aashan: “Horta adiguba, dibadda […]

June 21st, 2016 | Posted in Caafimaadka,Ra'yi | Read More »

Xanuunka Isticmaalka Facebook-ga oo ku soo badanaya Soomaalida

Malaayiin shacabka Soomaaliyeed ah oo ku nool dalka gudihiisa iyo adduunka dacaladiisa ayaa ku soo badanaya isticmaalka aaladaha casriga ah ee Internet-ka, kuwaasi oo iyagu siyaabo kala duwan uga faa’iideysanaya. Hase yeeshee hadana aaladda Facebook oo ka mid ah baraha ay Soomaalida badi isticmaasho ayaa hadana isticmaalkiisa waxay ka cabanayaan dhibaatada uu u leeyahay, iyagoo […]

June 20th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Wasiirad Xaawa: “Cudurka Kaduudiyaha oo dhibaato ku haya bulshada xilli roobaadkaan waa inaan qeyla dhaan u sameyno”

Cudurka aan daawada lahayn ee Soomaalida u taqaano Kaduudiyaha kuna faafay magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka intooda badan, kaasi oo qofka uu ku dhaco aanay xubnaheeda dhaqaajin karin. Wasiirka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Xaawa Xasan Maxamed ayaa markii ugu horeysay cudurka Kaduudiyaha, iyadoona welwel ka muujisay xilli roobaadkaan iyo xaaladda aadka u liidata ee barakacayaasha iyo […]

June 18th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Soomaaliya: 20,000 fariimo qoraal ah ayaa la diray si sare loogu qaado dadaalada looga hortagayo Daacuunka.

Waa fariin qoraaleed samata bixin karta nolol: “Ku dhaq gacmahaaga saabuun caruurtaadana u sheeg inay sidoo kale yeelaan.” Guddiga Caalamiga ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay markii ugu horeysay fariimo teleefanka gacanta ugu direysaa in ka badan 20,000 dad ah oo ku sugan dalka Soomaaliya si ay si dhaqso ah ugu gudbiso tilmaamo ku saabsan […]

June 7th, 2016 | Posted in Caafimaadka,sawirro,Wararka | Read More »

Waa maxay cudurka Kaduudiyaha oo Soomaali badan ku dhacay ?!

Kaduudiye ama Kaduudshe, waa magac ay soomaalidu ula baxday xanuun safmar ahaa oo ka dillaacay somalia sanadkii 2005. Inkastoo xanuunka waagaas lagu wareeray oo dhakhaatiir badan oo bahda caafimaadka ah isku khilaafeen, qaar waxay dhaheen waa Dengue fever, qaarne waxay dhaheen Rift valley fever”. Laakiin magaca saxda ee xanuunkaan waxaa la dhahaa “Chikungunya”, waa xanuun […]

May 29th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Maqaal: Nolasha Iyo Anshaxa Gogolwadaaga

Dhallinyaro ka soo barakacday dalkoodii hooyo ayaa la is kugu keenay xero qaxooti. Dhammaan waa wada dhallinyaro, u dhaxeysa da’da 20-tan jirka ilaa 40-tan jirka. Xeradu waxey qaaddaa 4 kun oo qof. Waxey u badan yihiin dhallinyaradaasi muslimiin, ka kala yimid qaaradda Afrika iyo midda Aasiya. Waxaa loo taag waayay ilmo iska dhalanaya, oo aan […]

May 19th, 2016 | Posted in Caafimaadka,caalamka,faallo,islam,Wararka | Read More »

DHACDO UGUB AH: Nin xubintiisa taranka ku waayay cudurka Kansarka oo lagu guuleystay inuu bil kaddib galmo sameeyo

Dhaqaatiirta isbitaalka Massachusetts oo ka tirsan gobolka Boston ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay inay daweeyaan nin xubintiisa taranka ku waayay cudurka Kansarka, kaddib markii ay ku rakibeen xubinta nin kale oo geeriyooday. Ninkaan oo lagu magacaabo Thomas Manning oo ku dhacay cudurka Kansarka ayaa sababay in kaadida ku xiranto isla markaana xubintiisa taranka ay […]

May 17th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Cilmi-baadhid: Dawada Cancer-ka oo laga Helay Hawda Sare (Space)

Hay’ada NASA…..The international space station (ISS) oo ah Hay’ad Caalimya oo Cirbixisa Dayax-gacmeedka Hawda sare loo diro. Hay’ada Ayaa Dayax-gacmeed ay dirayso waxa ay raacin doontaa 6 million oo unugyo Cancer ah, kuwaas oo laga soo jaray qof aad u Xanuunsanaaya oo cudurku kaga dhacay Qanjidhada, sidaa waxa Shir-jaraa’id ku sheegay Khubaro Danish ah oo […]

May 16th, 2016 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Hinaasaha iyo Xasadka Ha U Adeegsan Aqoonta Aad U Leedahay Diinta Islaamka

Wuxu ku yidhi, Dalkaaga Soomaaliland, Distoorkaaga iyo Dawladnimadaadu waa xaraan? Waxaanu kuu raaciyey, haddii ad Dawladnimadaa iyo Distoorkaa taageertana, adaa xaaraan ah. Bal adigu shakhsiyan inta ad shawrto, isweydii waxa ad uugu jawaabeyso muwaadinkaasi. Waa wadaadkii 6 sanadood horteed Hargeisa uuga ololeynayey doorshada shakhsi uu wato oo meel kasta u marey ololahaa. Iminka oo uu […]

May 9th, 2016 | Posted in Caafimaadka,caalamka,Ra'yi | Read More »

Soomaaliya: Qof kasta Ayaan u joognaa goob kasta

Maanta waa Maalinta Adduunka ee Laanqayrta Cas   iyo Bisha Cas oo la qabto 8-da Maajo, waa xaflad sanadle ah oo la xusaayo tabarruca Dhaqdhaqaaqa Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas. Soomaaliya waa dal burburiyey tobanaan sano oo socday dagaal sokeeye. Waxay bixisaa fursad ka turjumeysa taariikh iskaashi dhow oo ka dhaxeeya Guddiga Caalamiga Laanqayrta Cas (ICRC) […]

May 8th, 2016 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Soomaaliya: Nafaqo-darida sii kordheysa ayaa keentay buux..

In ka badan 300,000 caruur oo ku sugan Soomaaliya ayaa haysa nafaqo-dari oo ay ku jiraan 60,000 da’dooda ka hooseyso shanta sano oo xaaladooda tahay mid adag una baahan cunto ku daweyn deg deg ah.Xarunta keliya ee quudinta ku taalo Kismaayo oo ah magaalo leh deked oo ku taalo koofurta Soomaaliya ayaa buux-dhaafiyey tiro caaruur […]

May 4th, 2016 | Posted in Caafimaadka,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”