Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Dhageyso You are browsing entries filed in “Dhageyso”

Xasan Kacaan ”Waa In La Soo Xiraa Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Galmudug…” *Dhageyso*

Wax garadka Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa waxaa ay ka hadleen Xiisada Siyaasadeed ee u dhaxeysa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug iyo Madaxweynaha Maamulkaasi. Caaqil Xasan Hilowle Cismaan “Xasan Kacaan” oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda Deegaanada Galmudug ayaa waxaa uu sheegay talaabadii xilka looga qaaday Madaxweyne Guuleed in ay aheyd mid aan aheyn […]

January 23rd, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

Madaxweyne Xasan oo sheegay in dowladiisu kor u qaadeyso canshuurta dalka (Dhageyso)

Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay ilaha dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ka soo gala hada kadib in lagu kordhin doono Lacago kale si wax loogu qabto dadka ay Abaaraha saameeyeen. Ilaha Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ay ka hesho ayaa waxaa ka mid ah Garoonka Diyaaradaha, Dekada Muqdisho iyo waliba […]

January 20th, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

Musharaxii ugu horeeyay ee Madaxweynaha cusub oo ku dhawaaqay inuu tanaasulay ‘Waa maxay sababta?’

Mid ka mid ah musharaxiinta Madaxweynaha cusub ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay inuu tanaasulay oo uu dib uga laabtay tartanka jagada Madaxtinimada dowladda cusub ee Soomaaliya, wuxuuna shaaca ka qaaday arrimo ku kalifay isbedelka ku yimid. Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan jagada Madaxweynaha ayaa isagoo u waramayay idaacadda Dalsan […]

January 9th, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

Maamulka Jubaland oo kahor yimid qorshe ay dejisay Dowladda Federaalka (Dhageyso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaan Maamulka Jubbaland uu isaga baxay Qorshaha Qaranka oo ay dejisay Dowladda Federaalka. Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay arrintan in ay timid kadib markii sida uu sheegay maamulka Jubbaland ay ka caroodeen tirada dadka ku nool Degaanada Jubbaland oo lagu sheegay Hal […]

January 5th, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

Xildhibaan Khadiijo oo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee isku sharaxda Guddoomiye K/Xigeenka Baarlamaanka (Dhageyso)

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay tahay musharax u taagan xilka Guddoomiye K/xigeenka Golaha Baarlamaanka cusub. “Waxaan rajeynayaa in marka aan hortago Xildhibaanada Baarlamaanka iga aqbali doonaan musharaxnimadeyda Guddoomiye K/Xigeenka Baarlamaanka, anigoo karti iyo aqoon u leh” ayay tiri Xildhibaan Khadiijo Maxamed […]

January 3rd, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

C/raxmaan Xoosh Jabriil: “Madaxda madasha way macno beeleen, waxayna ku tumanayaan dastuurkii lagu heshiiyay” (Dhageyso)

Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ahaa asaasayaashii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, isla markaana ka soo noqday Wasiirka Dastuurka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna tilmaamay arrimo dhowr ah oo uu sheegay inay dhaawacayaan howlihii la soo qabtay. Ruug cadaagaan oo wareysi siiyay mid ka mid ah warbaahinta […]

December 27th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Yuusuf Madaale: “Heshiiska madasha ma aha mid u qidmeynayo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed” (Dhageyso)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta shir xasaasi ah ka yeeshay war-murtiyeedkii xalay ka soo HMQ ee lagu kordhiyay xubno dheeraad ah maamul goboleedyada dalka ka jira. Kulan ay isugu yimaadeen madaxda kala duwan ee maamulka gobolka iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo waliba xubno ka socday qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada u dooda arrimaha gobolka […]

December 25th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Farmaajo oo farriin muhiim ah u diray musharaxiinta xilka Madaxweynaha (Dhageyso)

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo kana mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoona markii uu soo degay farriin muhiim ah u jeediyay musharaxiinta iyo taageerayaashiisa. Maxamed Cabulaahi Maxamed ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta doonaya in ay qabtaan xilka Madaxtinimada Soomaaliya in aysan dalal […]

December 20th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dalab cusub hor dhigay Xildhibaanada labada aqal (Dhageyso)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Xalay Kulan la qaatay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Masuuliyiin kale oo ka tirsan Gobolka Banaadir Banaadir, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii ay […]

December 19th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Prof. Geedi: “Shaki kuma jiro in musuqmaasuq iyo handadaad ka jirto doorashada Soomaaliya” (Dhageyso)

Prof. Cali Maxamed Geedi oo ahaa Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hannaanka doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, wuxuuna si cad u sheegay inay jiraan falal iyo tacadiyo ka dhacay dhammaanba goobihii ay ka socdeen doorashooyinka. “Shaki kuma jiro in musuqmaasuq iyo handadaad ka jirto doorashada Soomaaliya, […]

December 16th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Madaxweyne Cosoble: “Xildhibaan aan soo dooranay in la yiraahdo ma jiro cid aan ka aqbaleyno” (Dhageyso)

Cali C/laahi Cosoble madaxweynaha Maamulka Hirshabeele ayaa ka jawaab celinayay warqad ka soo baxday Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee 11-ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Degaan Doorashooyinka Dalka ka jira oo ay ku jiraan laba xildhibaan oo maamulkiisa ka tirsan. Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan cidna ka dhageysaneyn xildhibaanadii lagu soo doortay Magaalada Jowhar oo […]

December 15th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Dowladda Soomaaliya oo war culus ka soo saartay warqad ka soo gaartay Boqortooyada Sacuudiga (Dhageyso)

Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay qoraal ka soo gaaray Boqortooyada Sacuudiga, kaasi oo lagu sheegay in xoolaha dalka ee loo dhoofiyo dalkeeda ay qabaan cudurka Rift Valey. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowladda Federaalka Saciid Xuseen Ciid ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka Sacuudiga ay ku mamnuucday in dalkeeda loo dhoofiyo xoolaha Soomaaliya, wuxuuna sheegay […]

December 10th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Madaxweyne Xasan oo war culus ka soo saaray shirkado ka howlgala Muqdisho (Dhageyso)

Madaxweynaha Dowladda xilligeedu dhacay ee Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay heshiis ay kala noqdeen qaar ka mid ah shirkadaha shisheeye ee ka howlgala Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa sheegay in heshiisyada lala gelayo shirkadaha ajnabiga ah aanay ahayn aayado Qur’aan ah, hase yeeshee waxa uu tilmaamay in isbedel lagu sameyn […]

December 7th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad ee xilka Madaxweynaha oo daaha ka rogay arrimo qarsoonaa (Dhageyso)

Waxaa sii kordhaya khilaafyada ka taagan hannaanka doorashooyinka dadban ee dalka ka socda, kuwaasi oo u dhaxeeya madaxda xilka ka dhammaaday, musharaxiinta Madaxweynaha, Waxgaradka beelaha iyo beesha caalamka oo ku jaha wareertay dacwooyinka iyo cabashada la xariirta musuqmaasuqa xadka dhaafay. C/raxmaan Cabdi Shakuur oo ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxweynaha ayaa shalay shir […]

December 4th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Wareysi cajiib ah oo dhex Weriye C/Salaan Hereri iyo nin burcad badeed ah “Anaga waxna waa ognahay waxna ma ogin” (Dhageyso)

Nin magaciisa ku sheegay Ciise Cabdi Axmed ayaa bixiyay wareysi cajiib ah, isagoo su’aalaha Weriye C/Salaan Hereri ku tuurayo gaashanka u daruurayay, wuxuuna ka hadlay markab ay soo afduubteen koox burcad badeed ah oo uu isagu ka mid ahaa. Afhayeenka kooxda heysata burcad badeeda ayaa sheegay inay markabka ka soo afduubteen badweynta Hindiya, isagoo sheegay […]

December 3rd, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

AMISOM oo howlgal nooc cusub ah ka bilaabeysa gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe (Dhageyso)

Maalintii shalay waxaa magaalada Jowhar gaaray Wakiilka Midowga Afrika Francisco Caetano Jose Madeira u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, wuxuuna kulan gaar ah oo uu la qaatay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, iyagoo isku afgartay dhammaanba qodobadii ay ka wadahadleen. Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle C/qaadir Cabdulle Xooshow oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ka […]

December 2nd, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Xil.C/laahi Goodax: “Waa nasiib darro iyo calaamad ku taala Hirshabelle waxa ay sameeyeen hay’adaha ammaanka”

C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaankii hore ayaa maanta mar kale ku guuleystay aqalka hoose kaddib markii uu la tartamay ilaa saddex musharax kale oo la tartameysay. Doorashada aqalka hoose ayaa afarta xubnood ee u tartameysay kursiga beesha Xawaadle wareegii laba musharax looga guuleystay waxaana wareegii labaad isku soo haray C/llaahi Goodax Barre […]

December 2nd, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Amba. Cali Ameeriko: “Waxaa muuqata in la hareer marayo dastuurka iyadoo 40-dacwo ka badan ay taallo” (Wareysi)

Ambassador Maxamed Cali Ameeriko oo ka mid ah hormuudka diblomaasiyiinta Soomaalida isla markaana ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay arrimo dhowr ah oo uu sheegay inay ka qaldan yihiin hannaanka doorashooyinka dalka ka socda. Musharax Maxamed Cali Ameeriko oo wareysi siinayay idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in […]

December 1st, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Cumar Dhegey: “Waxaa dhaceysa in la kansalo Xildhibaano aan qaab shari ah ku imaan”

Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhegey) Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee heer Federaal ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hannaanka doorashooyinka ka socda dalka oo maraya heer gabagabo ah. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arrimo fara badan oo ku saabsan dib u dhaca ku […]

November 29th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Fursado qaali ah oo loo hayo ragga muhaajiriinta ah ee Soomaalida ka mid tahay (Dhageyso)

Mid ka mid ah dalalka Yurub ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay fursado qaali ah oo uu u hayo muhaajiriinta faraha badan ee dalalkooda uga cararaya dagaalada iyo xasilooni darida ka jirta. Dowladda dalka Iceland ayaa sheegtay in muhaajiriinta ragga ah ay qaabileyso isla markaana bishii la siinayo lacag dhan $5,000 haddii uu guursado gabar […]

November 28th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Salaad Cali Jeelle: “Koox diimeedyo lacago badan wata ayaa ku hardamaya doorashooyinka dalka (Dhageyso)

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa musharaxiin u tartamayay kuraasta aqalka hoose ee Baarlamaanka cusub u matalaya maamulka Hirshabelle ayaa ka warbixiyay arrimo fashil ah oo ka dhacay hoolka xarunta maamulkaasi. Salaad Cali Jeelle oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in doorashooyinka dadban ee ka socda gobolada dalka uu u dhaxeeyo kooxaha […]

November 27th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

AMISOM oo dejisay qorshe ka dhan ah Al-Shabaabka ku sugan gobolada Soomaaliya (Dhageyso)

Shir qaatay mudo Saddex maalin ah, kaas oo looga hadlayay amniga iyo waliba la dagaalanka Shabaab ee ku sugan Gobolada qaar ee Dalka ayaa dhexmaray saraakiisha Ciidanka Militariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii Shabaab looga saari lahaa Degaano iyo Degmooyin qaar oo ay ka joogaan Gobolada Dalka. […]

November 24th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”