Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Dhageyso You are browsing entries filed in “Dhageyso”

Gud. Cali Jeyte: “Meel baan isugu geyneynaa Al-Shabaab, xaasaskooda iyo caruurtooda” (Dhageyso)

Dagaalyahanada ururka Al-Shabaab oo ka taliya degaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ku sii faafaya magaalada Baladweyne iyo degmooyinka muhiimka ah, iyadoo arrintaasi la shaaciyay sababaha keenay inay gobolka ka dhacaan dilalka qorsheysan iyo weerarada ay ku qaado fariisimaha ciidamada. Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo warbaahinta la hadlayay ayaa si kulul […]

November 14th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Al-Shabaab oo bedeshay dagaallada ay ka waddo gobolka Sh/hoose (Dhageyso)

Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama gobolada Sh/hoose ayaa bedelay weeraradii iyo dagaalka ay kula jirto ciidamada huwanta ah ee ka kooban Dowladda iyo Amisom, iyagoona lagu eedeeyay inay dad rayid ah u geysteen tacadiyo kala duwan. Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Cali Aadan oo warbaahinta u waramayay ayaa ka warbixiyay xaaladda degmooyinka hoos yimaada gobolka, isagoona […]

November 13th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

DEGDEG: Magaalada Garowe oo lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose (Dhageyso)

Magaalada Garowe ee maamul goboleedka Puntland waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose, iyadoo guddiga heer federaal ay halkaasi uga dhawaaqeen in xubnaha guuleystay iyo guud ahaan qaabka doorashada ku dhacday. Doorashada aqalka hoose u matalaya maamulka Puntland. Doorashada aqalka hoose ayaa muddo laba maalin ah lagu soo gabagabeeyay, iyadoo gebi ahaanba tiradii looga baahnaa beelaha […]

November 6th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Duqa Muqdisho oo markii ugu horeysay sheegay nidaamka cusub ee uu soo kordhiyay (Dhageyso)

Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxa uu sharaxaad ka bixiyay nidaamka cusub ee uu ku soo kordhiyay maamulkiisa tan iyo markii loo magacaabay xilkaasi, wuxuuna tilmaamay inay jiraan howlo fara badan oo maamulkiisu ku guuleystay. Guddoomiye Madaale oo u waramayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay inuu […]

November 4th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Madaxweyne Cosoble oo farta ku goday su’aalo shaki gelinaya hogaanka Villa Somalia(Dhageyso)

Waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo hannaanka doorashooyinka dadban ee dalka ka socda, sharcinimada Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee xilligeedu dhammaaday, musuqmaasuqa iyo guuxa dadweynaha Soomaaliyeed ee su’aalaha geliyay mustaqbalka dalka iyo hoggaanka Dowladda Federaalka. Madaxweynaha maamulka curdanka ee la baxay Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble oo shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ayaa ka hadlay […]

November 4th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

C/Weli Gaas oo ka hadlay safarkiisii Imaaraadka, Heshiiska Gaalkacyo iyo arrimo kale (Dhageyso)

Magaalada Boosaaso waxaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayay, iyadoo soo dhoweyntiisa ay ka qeyb qaateen madax iyo saraakiil ka tirsan maamulkiisa. Madaxweyne C/Weli Gaas ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa mudada saddexda maalin ah ee uu ku tegay magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta, […]

November 2nd, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Maamulka Jubaland oo war culus ka soo saaray qaxootiga dalkooda dib ugu laabanaya (Dhageyso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in nolol xumo ay heysato dadka qaxootiga ah ee ka imaanaya Dalka Kenya. Waxa uu sheegay in aysan qaabili Karin qaxooti kale oo ka yimaada Dalka Kenya, isla markaana weli ay maareen la’yihiin dadka hada ku sugan deegaanada Jubbaland. Waxa uu sidoo kale sheegay […]

November 1st, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo war culus ka soo saaray magaalada Carmo (Dhageyso)

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Carmo ee Gobolka Bari ayaa wuxuu ka hadlay xiisadaha ka taagan Magaalada Gaalkacyo iyo la wareegidii kooxda Daacish ay la wareegeen Degmada Qandala. Waxa uu sheegay in Puntland maanta ay mareyso in weerar ay ku soo qaadaan isbaheysiga Daacish, Shabaab, Dowladda Federaalka iyo Galmudug. […]

October 28th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Puntland oo xukuno kala duwan ku riday dhallinyaro ka soo jeeda Baydhaba, Muqdisho iyo magaalooyin kale (Dhageyso)

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa xukuno kala duwan waxa ay ku riday dhallinyaro tiradoodu gaareyso 13 Qof, kuwaas oo laga soo qab qabtay Deegaanada Maamulka Puntland ka arrimiyo. Dhallinyaradaan ayaa ka soo kala jeeda magaalooyinka Muqdisho, Baydhaba iyo degaano hoos yimaada maamulka Puntland, kuwaasi oo qaarkood lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin kooxaha Al-shabaab iyo Daacish. […]

October 25th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Ugaas Xasan oo war lama filaan ah ka soo yeeray, baaq culusna u diray dalalka taageera Soomaaliya (Dhageyso)

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa war culus ka soo saaray warar been abuur ah oo laga faafiyay isaga qudhiisa, waxaana shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Baladweyne uga hadlay arrimaha maamulka Hirshabelle iyo wadahadal shalay dhex maray Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble. Ugaaska ayaa ugu horeyn waxa uu […]

October 22nd, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Imaaraadka Carabta oo saldhig ciidan ka sameysanaya Somaliland

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qorsheyneysa inay saldhig ciidan ka sameysato magaalada Berbera, waxaana dekedda Berbera soo gaaray qaar ka mid ah qalabka ay isticmaalayaan ciidamada degaya saldhig ku dhow dekeddaasi. Wararka ayaa sheegaya in agab ciidan oo ay leeyihiin ciidamada ka socda UAE uu Badda ku soo jiro, iyadoo tallaabadaasina ay ka hadleen aqoonyahano iyo […]

October 21st, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Wafdi ka cabanaya saami qeybsiga maamulka Hirshabelle oo Muqdisho ka tegay (Dhageyso)

Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamulka cusub ee Hirshabelle waxaa gaaray wafdi ka tirsan xukuumadda Federaalka ee xilligeedu dhammaaday, kuwaasi oo sheegay in ujeedadoodu tahay sidii ay u taageeri lahaayeen maamulka cusub, hase yeeshee ay cabasho ka soo gaartay qaar ka mid ah beelaha Jareer Weyne. Wafdiga Muqdisho ka tegay oo ka koobnaa C/llaahi […]

October 20th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Nabdoon Cilmi Xasan “Ilaa Burtinle ayaa sii soconeynaa Galmudug ayaa is kaleh….” *Dhageyso*

Nabadoon Cilmi Xasan  oo ka Hadlay Dagaalkii Maanta Magaalda Gaalkacyo Galbeedkeeda ku dhax Maray Ciidamada Galmudug kuwa Puntland Nabadoon Cilm Xasan ayaa Sheegay in Puntland Gaalkacyo ay ku Tahay Marti isla Markana ay Leeyihiin Shacabka Galmudug. Waxaana uu tilmamay in Puntland ay Gaalkacyo ku tahay shacab isla markana Shacab aan loo baahneen in Dowladooda Galmudug […]

October 20th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Jan. Qeybdiid: “Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in xildhibaanada Galmudug ay codkooda i siiyeen (Dhageyso)

Magaalada Cadaado oo ay weli ka socdaan doorashooyinka dadban ee gobolada Soomaaliya ku soo xulayaan xubnaha aqalka sare iyo kan hoose oo dhowaan la filayo in si rasmi ah maamulka Galmudug u soo gudbiyo liiska labada aqal. Jan. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo isagu ku guuleystay inuu ka mid noqdo xubnaha aqalka sare u matalaya […]

October 19th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Nab.Axmed Diiriye: “Sideeda xubnood ee halkaan lagu doortay aniga waa aqaan mana amaanayo” (Dhageyso)

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamul goboleedka Galmudug waxaa ka dhacday munaasabad lagu taageerayo xubnaha ku guuleystay doorashada aqalka sare, iyadoo munaasabadaasi ay ka soo qeyb galeen Madaxweynaha maamulkaasi C/Kariin Xuseen Guuleed, madax iyo saraakiil ka tirsan Galmudug. Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka beelaha Hawiye isla markaana ka mid […]

October 18th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Feysal Cali Waraabe: “Anagu ma naqaan Galmudug iyo Puntland, walaalaheyga Mudug waxaan leeyahay…” (Dhageyso)

Eng. Feysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan gobolka Mudug oo ay ku dagaalamayaan maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland, iyadoo magaalada Gaalkacyo ay ka barakaceen qoysaskii ugu badnaa. Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa farriin gaar ah waxa uu u diray dadka ku dhaqan gobolka Mudug, isagoona sheegay in […]

October 17th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Janaraal ku sugan Cadaado oo si kulul uga hadlay xiisadaha u dhaxeeya Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna

Mid ka mid ah Janaraalada ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xiisadaha u dhaxeeya maamulada Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna, wuxuuna eedeyn dusha uga tuuray Dowladda xilligeedu dhacay ee Federaalka inaysan daacad ka ahayn arrimaha dib u heshiisiinta iyo nabad ka dhacda gobolada dhexe. Jan. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ayaa isagoo ku […]

October 16th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Burhaan Jaamac oo tahriib dhib badan ku tegay dalka Switzerland, hadana dib ugu laabtay Garowe (Dhageyso sababaha)

Burhaam Jaamac Maxamed oo 24-sano jir ah ayaa noqday wiilka kaliya ee jebiyay iskoorka tahriibka dhibka badan ee muhaajiriinta isaga gudbaan dalalka Afrika ilaa iyo Yurub kaddib markii uu tegay dalka Switzerland isla markaana muddo sanad ka yar dib ugu laabtay halkii uu ka tegay oo ahayd magaalada Garowe ee gobolka W/Bari Soomaaliya. Wiilkaan oo […]

October 13th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Guddiga doorashooyinka oo fariin adag u diray Odayaasha dhaqanka ee 135-ta ah *Dhageyso*

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya heer Federaal ayaa sheegay in hogaamiyaasha Odayaasha dhaqanka loogu baahan yahay in ay si deg deg ah ku soo gudbiyaan Liiska ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Cusub. Guddiga doorashooyinka ayaa sidoo kale ugu baaqay Odayaasha dhaqanka ay soo dhameystiraan Liiska Ergooyinka ay horay usoo gudbiyeen. Nafiso Geedi oo ka mid ah xubnaha Guddiga Doorashooyinka […]

October 12th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Jawaahir Baarqab: “Marna ka tanaasulimeyno qoondada Haweenka” DOOD XIISO LEH

Dood aan waxba la iskula harin ayaa dhex martay saddex xubnood oo ka tirsan Culumaa’udiinka, Ururrada bulshada Rayidka ah iyo Haweenkas barnaamij ay soo qabanqaabisay idaacadda VOA-da. Arrimaha ugu waaweyn ee la iskula jeex jeexay waxaa ka mid ahaa: in haweenku ay ka qeyb qaataan arrimaha siyaasadda, waxaana arrintaasi oo uu si weyn uga soo […]

October 8th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Siyaasiyiinta Soomaaliland “Kama qeyb galeyno Doorashada 2016-ka”

Siyaasiyiinta ku jirta Dowladda Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Maamulka Soomaaliland iyo waxgaradka ayaa sheegay in aysan ka qeyb galaynin Doorashooyinka lagu wado in Soomaaliya ay dhowaan ka dhacaan. Suldaan Saciid oo ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda Soomaaliland oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in aysan diyaar u aheyn in ay […]

October 7th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Hay’adda Culimada oo war culus ka soo saartay haweenka ka mid noqonaya Baarlamaanka

Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda. Ma’suuliyiin ka tirsan Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka digay in haweenka Soomaaliyeed ay qeyb ka noqdaan baarlamaanka Soo socda. Qorshaha boqolkiiba Sodan lagu siiyay haweenka Soomaaliyeed ayay […]

October 2nd, 2016 | Posted in Dhageyso,islam | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”