Home » VIDEO You are browsing entries filed in “VIDEO”

Muungaab: “Qof walba intow Shabaab dhuumanaya soo sheego ayay janada u jirtaa” + VIDEO

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ee jecel nabadda iyo horumarka dalkooda ay janada uga dhow yihiin Al-Shabaab, isagoona ugu baaqay dhammaanba shacabka Soomaaliyeed inay ciidamada amniga u soo sheegaan haraadiga Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya xaafadaha Muqdisho si dalka iyo dadka looga qabto. DAAWO VIDEO:  

July 21st, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Qubanaha VOA, July 17, 2014

Qubanaha VOA, July 17, 2014

July 20th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Macallim Xuseen: “Dhallinyarada habowsan ma bedeli karaan kheyrka Ramadaanka” + VIDEO

Macallim Xuseen Axmed oo ka mid ah macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ayaa khudbad uu ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca waxa uu ka hadlay qiimaha ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoona sheegay in Al-Shabaab ay meel uga dhacday 17-ka bisha Ramadaan oo ah maalinta Beder ee la soo dejiyay Qur’aanka isla […]

July 17th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Gudd. Jawaahir: “Muqdisho waxaa ka jira cudur Shabaab la mid ah” + VIDEO

Guddoomiyaha haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ay ka jiraan laba cudur oo kala ah: Al-Shabaab iyo qabiil isbaheystay kuwaasi oo dhibaatooyin ku haya horumarka iyo danaha guud ee shacabka Muqdisho iyo Soomaaliya oo dhan. VIDE0:

July 14th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Kooxda Daacish oo burburisay qabriga Nabi Yoonis CS + VIDEO

Hoggaamiyaha kooxda Daacish ayaa amar ku siiyay dagaalyahanadiisa inay burburiyaan dhammaanba qabriyada ambiyada CS, iyagoona burburin kula dhaqaaqay qabriga Nabi Yoonis oo ku yaala magaalada Mosel, waxayna sidoo kale burburiyeen qubuuro kale oo ku yaala oo ku yaala masaajidka uu ku aasnaa Nabi Yoonis CS. DAAWO VIDEO

July 13th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo fariin u culus u diray argagixisada + VIDEO

Madaxda sare ee Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay kulan balaaran la qaadatay Muslimiinta Kenya, waxaana kulanka oo ka dhacay magaalada Mombasa looga hadlay arrimo xasaasi ah oo ay ugu horeyso sidii looga hortegi lahaa kooxaha shabaab iyo Al-Qaacida oo weeraro dhowr ah ka geystay gudaha dalka Kenya.  

July 12th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

QUBANAHA VOA, July 10, 2014

QUBANAHA VOA, July 10, 2014

July 10th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Dowladda Talyaaniga oo ka walaacsan in dalkeeda ay galaan kooxaha argagixisada + VIDEO

Dowladda Talyaaniga ayaa walaac ka muujisay tahriibayaasha ku qulqulaya dalkeeda iyagoo ka soo gelaya dhinaca xeebaha u dhaxeeya Talyaaniga iyo Liibiya, waxaana arrintaasi ka hadlay Taliyaha ciidamada Badda Dowladda Talyaaniga, daawo tahriibayaal Soomaali u badan oo meydadkooda sanduuq lagu xareynayo, halka qaar kalena iyagoo xaaladoodu liidato la saarayo maraakiibta ciidamada Badda Talyaaniga. VIDEO:    

July 5th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Qubanaha VOA, July 3, 2014

Qubanaha VOA, July 3, 2014

July 4th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Waran Cadde oo Reer Xudun Canshuur Ururin La Bilaabayo Sool :-Daawo

Waran Cadde oo Reer Xudun Canshuur Ururin La Bilaabayo (Sidii Askarta Ingiriiska Biraha Idin Kugu Garaaci Jirtay Ayaan Idiin Garaacaynaa Hadii Aad Is-Giijisaan) Wasiir Warancadde ayaa Reer Xudun u Goodiyay,iyadoo Canshuur aruurin la bilaabayo,waxaana uu hanjabada u jeediyay xili Wefdi Wasiiro ah oo Hargeysa ka yimid ay booqasho ku yimaadeen Degmadda Xudun ee Gobolka Sool. […]

July 4th, 2014 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Archives

Recently Commented

  • Dungeon Hunter 4 Hack: If you would like to take much from this article then you have to apply such methods to your...
  • Respawnables Hack: Having read this I thought it was really informative. I appreciate you spending some time and...
  • Castle Clash Cheats: Just want to say your article is as astounding. The clearness in your post is simply cool and i...
  • Candy Crush Saga Hack: Thanks for finally talking about > American-Somali relations: What’s in the words? |...
  • Car Town Hack: Everyone loves it when folks come together and share thoughts. Great blog, keep it up!