Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Basketball You are browsing entries filed in “Basketball”

Gabdhaha K/Koleyga gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartanka maamul goboleedyada dalka ee ka dhacay Garowe

Gabdhaha gobolka Banaadir, ayaa ku guulaystay Koobka Kubadda Kolayga gabdhaha Soomaaliyeed ee ka soconayay magaalada Garoowe ee Puntland. Koobka Kubadda kolayga ee gabdhaha ayaa 5-tii cisho ee ugu dambaysay ka soconayay Garoowe, waxaana isku arkay kooxo ka kala socday maamul gobaleedyada iyo kuwa ka socdey gobolka Banaadir. Ciyaarahan oo ay u soo daawasho tegi jireen […]

December 27th, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Tartanka Gabdhaha K/Koleyga oo si rasmi ah uga furmay magaalada Garowe ‘Farriin loo diray wadaadada diidan) (Daawo)

Magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa si rasmi ah uga furmay tartanka gabdhaha K/Koleyga markii ugu horeysay, iyadoo ay ka soo qeyb galeen kooxaha gabdhaha ee ka socda dowlad goboleedyada dalka. Furitaanka tartanka waxaa ka qeyb galay madaxda Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolada dalka, Xildhibaan Soomaaliyeed oo ka tirsan Baarlamaanka Mareykanka Ilhaan Cumar iyo seygeeda […]

December 23rd, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Nadiifo Ibraahim Iidoow oo ku Guuleysatay Codeyntii  Championka-GKK Soomaaliya

Nadiifo Ibraahim Iidoow oo ka Tirsaneyd Gabdhaha Kubada Koleyga ee Badda iyo XUlka Gabdhaha Soomaaliya ayaa ku Guuleysatay Codeyntii Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya ka dib Markii ay ugu bnadisay Mulki Nuur Muudeey oo ka Tirsaneyd Gabdhaha Kubada Koleyga ee Badda iyo gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya 19 Cod iyo 14 Cod Codeyntii Finalka oo ay […]

August 8th, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Mulki Jeenyo iyo Nadiifo Ibraahim Iidoow oo isagu soo haray Finalka Codeynta GKK Soomaaliya

Waxaa Maanta si Rasmi ah u Bilaabatay Codeyntii  Finalka Gabdhaha KK Soomaaliya oo ay isagu soo Hareen Mulki Nuur Muudeey oo u ciyaari Jirtay Gabdhaha LLPP vs Nadiifo Ibraahim Iidoow oo u Ciyaari Jirtay Gabdhaha Kubada Koleyga Badda,waxaana 2 Xidig ay sami finalka ku reebeen Naado oo Horsed u ciyaari Jirtay iyo Qaali Xaaji Aadan […]

August 5th, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Yaa u soo Baxay Lugta 8 Codeynta Champions-ka GKK Soomaaliya…

Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa natiijada Codeynta wareega 16 ee Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya oo qabsoontay 27 vs 28 Luuliyo 2016,waxaana wareegaan oo ahaa mid adag ay noqotay Natiijada sidatan. Sucaad Cabdulaahi ( Badiyaha 1 ) vs Qaali Xaaji ( Badiyaha 7 )   3-5 Mulki Nuur Muudeey ( Badiyaha 2 ) vs Faadumo Aweys ( […]

July 29th, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Codeynta Gabdhaha kubaada Koleyga Kuwii ugu Caansanaa 80-meeyadii..

Waxaa Loo Codeynayaa Xidigadii Kubada Koleyga dhinaca Hablaha ee ugu Caansaneyd  Sanadihii 80meeyadii,waxaana Codeyntaan ka qeybgalaya Gabdhihii ugu Caansanaa Xiligaasi,iyagoo wareega 1 isku arkay hab cusub oo ah min 2 Ciyaartooy,waxana kuwa soo badiya ay yeelan doonaan Warega sami finalka halka kuwa ka soo baxa Wareegaasi ay ku hardami Doonaan Finalka oo Cod 1 Dheeri […]

July 25th, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Xidig ka dhex muuqday Naadiga Muqdisho, magacna ku dhex lahaa Xulka K/Kolayga Soomaaliya.

Kubada Koleyga waa Ciyaar si weyn  looga xiiseeyo caalamka Barisamaadkiina ka mid aheyd  Ciyaarta ay caanka ku aheyd Soomaaliya,waxaana Kubada Koleyga soo maray Xidigo fara badan oo isagu jiray Wiilal iyo hablo kuwaasoo wacdaro ka dhigi jiray Garoomada. Hadaba Laacibiintii Dhinaca Wiilasha ee soo maray Kubada Koleyga Soomaaliya waxaa ka mid ahaa 11 Cabdijabaar Maxamed […]

July 24th, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Ciyaartoyda Soomaaliya oo ka guuleystay dhigooda Kenya

Magaalada Nairobi waxaa xalay ka dhacday ciyaar K/Cagta ah oo xiiso leh laguna adkeynayo xiriirka saaxibtinimo ee labada dal ka dhaxeeya, waxaana ciyaartaasi oo K/Koleyga ahayd guulo ka soo hooyay ciyaartoyda Soomaaliya. Ciyaarta ayaa waxay dhex martay kooxo ciyaartoy Soomaali ah oo ka timid dalka Canada iyo koox K/Cagta ah oo ka dhisan dalka Kenya […]

May 26th, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

FADEEXAD CUSUB: Xiriirka K/Koleyga Soomaaliya oo is hortaag ku sameeyay Gabdho ka qeyb geli lahaa tartan caalami ah

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa hareysay fadeexad cusub, kaddib markii uu is hortaag ku sameeyay gabdho dalka dibadiisa uga qeyb geli lahaa tartan Isboorti, taasi oo keentay in xubnaha xiriirkaasi uu soo dhex galo khilaaf arrintaasi la xariira. Hana Xasan Mire, Nasro Maxamed Maxamuud iyo Ilhaan Qaasim Cabdi ayaa magaalada Muqdisho waxay maanta kulan qado […]

February 4th, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Taariikhda Ciyaaryahanad Astur Jeenyo oo aan soo koobay.+Swairo

Xidigtii Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Astur Jeenyo Magaceeda oo sadexan waa Astur Jaamac Cilmi,waxay ku dhalatay Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug 1962,waxaana ay ku soo barbaartay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir oo ka mida degmooyinka Caanka ah ee Caasimada Muqdisho Marka aan Astur ka hadalno nolosheeda iyo sidii ay ku bilowday Ciyaaraha,runtii waxa […]

January 23rd, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Ex.Ciyaaryahanad Xaawo Taako  “Caatanimada ayey iigu baxday Xaawo Taako” wareysi

Waxaa inoo suurta gashay inaan Wareysi la yeelano Laacibadii caanka aheyd ee Gabdhaha Kubada Koleyga LLPP iyo Xulkii Qaranka Soomaaliya Xaawo sheekh Axmed oo lagu naynaasi jiray Xaawo Taako ama Iron Lady Markaad Maqshid Waxaad soo xasuusaneysaa Gabadhii caanka ku aheyd Barisamaadkii Kubada Koleyga Soomaaliya magacna u soo jiiday Soomaaliya,Hadaba halyeeyadaasi ku gaamurtay Dhinaca isboortiga […]

January 21st, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Kulan lagu horumariyo kubadda koleyga Soomaaliya oo magaalada Dubai lagu qabtay

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Cabdulaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa kulan looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta Tababarayaasha kubadda kolayga Soomaaliyeed la yeeshay Macalin Cumar Cabduqadir Baarajab. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee isu tagga imaaraadka carabta oo uu guddoomiye cadaani kaga qayb galay shirkii wadamada jaamacadda Carabta, waxaana kulanka looga […]

November 24th, 2015 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirwaynaha xiriirka K/Koleyga Jaamacadda Carabta+Sawirro

Guddoomiyaha Xiriirka Soonmaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa  ka qayb galay shirwaynaha xiriika kubadda Kolayga  ee wadamda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka  isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ). shirkaan oo ahaa  shir aan caadi ahayn waxaa lagu doortay guddoomiye cusub kadib markii gudoomiyihii hore  Badri Bin Dalaala Alsacuud oo ka soo […]

November 15th, 2015 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”