Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Ka faa’iideysi You are browsing entries filed in “Ka faa’iideysi”

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR.

Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada qurumaha ayaa ogolaatay in talyaanigu xuriyad gaarsiiyo Somalia , waxaa dusha ka eegayay in xuriyada nala gaarsiiyo Masar, Filibiin iyo kolombiya (Egypt, the Philippines and Columbia) . Xasuusin: si loo xushmeeyo saddaxdaa wadan ayaa wadada guriga Haweenka gadaal ka […]

October 12th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Hannaanka Xukuumadda Elektoroonigga iyo sida looga hirgelinkaro Soomaaliya

Hordhac: Waxa loo yaqaano xukuumadda electaronigga ama (E-government) waxa uu ka soo if baxay dowladaha soo koraaya iyo kuwa horumarayba ayagoo uga gol lahaa markaas hormarinta adeegga dowladuhu ay shacabka u qabtaan, taas looga gudbayo adeegsiga warqado la is waydaarsado si adeeg hufan loogu siiyo muwaadiniinta. Xukuumadda elagtaroonigga ah ayaa waxaa lagu qeexaa cilmi ahaan […]

October 11th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Gobollada Soomaaliya tan iyo Xorriyaddii 1960 by Yuusuf Garaad

Jamhuriyadda Soomaaliya Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay ee ay Midoobeen Gobolladii uu Ingiriisku gumeystay iyo kuwii ay Qarammada Midoobay gaarsiisay xornimada ka dib sannado badan oo gurmeysi Talyaani iyo Ingiriis ay isu beddeleen, waxay noqotay Jamhriyadda Soomaaliya. Waxay ka koobnaysiddeed Gobol. Gobolka Woqooyi Galbeed oo xaruntiisu ay tahay Hargeysa ayna ka mid yihiin magaalooyinka Berbera […]

October 1st, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

DAAWO : Wiil Xubintii Ugu Qaalisaneyd Jirkiisa U Iibiyey Gabar Uu Jeclàaday (Qiso Dhab ah 2016)

Qiso tii QAYS & LEYLA ka daran oo Dhiinta-dhiinta ah balse yaanan kaaga sheekayninee si toos ah u Daawo Wiil Soomaaliyeed oo Xubintii Ugu Qaalisaneyd Jirkiisa U Iibiyey Gabar Uu Jeclàaday Si Uu U Guursado, Maxaase dhacay bal Daawo !

September 18th, 2016 | Posted in Dhageyso,fanka,Ka faa'iideysi,Latest Video,Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Maalinta gargaarka deg degga ah oo la soo saaray Buug ku qoran af-Soomaali kaana caawimaaya nolosha

Mutadawiciinta Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay intii lagu guda jiray Maalinta Adduunka ee Laanqayrta Cas iyo Bisha Cas xafiisyada SRCS Muqdisho ku muujinaayan gargaarka deg degga ©ICRC/Maxamed Yerow Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxay boqolaal kun oo mutadawiciin ah iyo xubno ka tirsan bulshada ku tababartay gargaarka deg degga tan iyo markii […]

September 14th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,sawirro,Wararka | Read More »

DAAWO : Waligaa Su’aashaan Yaabka Leh Gabar Maku Waydiisay ?

Waxaan la hadlaynaa Dhalinyarada ku garaadsaday xilliga burburka, bal is weydiiyay su’aasha gabadhan Nimco ay hadalkeeda u bilowday: “ANIGA MAXAA IGA HOREEYAY”. Dhalinyarada maanta kacday dhulka la dhihi jiray Jumhuuriyadda Soomaaliya oo maanta loo kala laga ooday gobollo federaal qabiil, bal adinkana is weydiiya su’aashan: “Maxaa adinkana idinka horeeyay” oo taariikhda la soo maray caqligiina […]

August 22nd, 2016 | Posted in Dhageyso,faallo,Ka faa'iideysi,Latest Video,Qurba-joogta,Ra'yi,Wararka | Read More »

Qaybtii 2aad….SABABIHII GALADIGA U FUDUDEEYAY QABSASHADA BAARDHEERE IYO SAAMEEYNTII KA DHALATAY DAGAALKA.

Waa maxaay saameynta ey reebeen dagaaladli wadaadada Baardheere iyo suldaankii Galadiga? Mudadii 24-ka sano aheyd ee xukunka Jameecadu ka jiray Baardheere marna ma aheyn xukunkoodu mid dhaxaltooyo ah ee wuxuu ahaa mid ka kooban culumada shanta qabiil ee halkaasi degenaa, iyadoo hoggaamiyaha soo xulidiisu ku saleysneyd kartida qofka iyo aqoontiisa diineed, Fiiri Markhaati buuga The […]

July 23rd, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Wax ka baro Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanka ay ku luqeeyaan Bisha Ramadaanka..

Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka ayna Baahiyaan 2 Idaacadood ee Radiyo Muqdisho,iyo Raadiyo Hargeysa iyo waliba Idaacadaha Maxaliga ah ee iyaguna Daaha laga Rogay waxii ka dambeeyay 1991kii. Fanaaniinta ayaa isagu jira kuwa nool iyo Qaar Geeryooday xiliyadii la soo […]

June 6th, 2016 | Posted in islam,Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

HALGANKII XISBIGA S.Y.L OO 73 SANNO JIRSADAY

Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah   sannad guuradii 73aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y. L 15 May 1943, waxaan ilaahay  ugu baryeenaa inuu u  naxriisto  inta ruux ee  ku […]

May 15th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Soomaalida waddaniyiinta ah waa inaysan illoobin geesiyaashooda SYL!!!

(Qaybtii labaad) Gumeysi nooc kastuu ahaadaba wuxuu quustaa markuu arko shacab isku duuban kana fekeraaya danta dalkooda iyo dadkooda,hayeeshe hadduu arko shacab la iibsan karo oo jeebkooda uun keliya ka fekeraaya waxaa markaasi dhacaysa in uusan marna kaa fogaan oo uusan kaa dheraan,waana taa imminka arkayno in gumeystayaashii Ingiriiska iyo Taliyaaniga iyo Itoobiyaba oo markii […]

May 12th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Ra'yi,Wararka | Read More »

Taariikhdii Halgamaa Sheekh Xasan Barsane oo Kooban.

Sheekh Xasan Barsane Halgame Geesi Soomaaliyeed oo Gumeytahii Talyaaniga ee Soomaaliya kusoo Duuley Dagaalo Qaraar kala Hor tagey ayaa Mudo Dheer oo ay Raadinayeen ka dib Gacanta Markey ku dhigeen Waxey ku Dileen Sun ay ugu Buufiyaan Qolkii uu ku xirnaa Sanadkii 1927,kii ( Fadlan Walaal Akhri Taariikhda Halyey Sheekh Xasan Barsane oo ahaa Geesiysi […]

May 10th, 2016 | Posted in islam,Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Wargayska Washington Post oo shaaciyay Ciidamada NISA inay carruurta ka dhigaan Basaasiin

Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa qormo dheer ka qoray sida Dhaqaalaha Maraykanka ay siiyaan Dowladda Soomaaliya loogu adeegsado in carruurta ay basaas u noqdaan Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee NISA, waa sida uu Wargeysku daabacay. Maqaalka ayaa lagu sheegay in sannooyin badan ay Carruurtaasi ahaayeen kuwo ay hub […]

May 8th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Soomaalida Canada oo bilaabay kacdoon cusub (Daawo khudbado aan waxba la isku reeban)

Magaalada Toronto ee wadanka Canada waxaa ka furmay shirweyne ballaaran oo looga dhawaaqay kacdoonka cusub ee dhallinyarada Soomaalida, waxaana kulankaasi ka soo qeyb galay culumaa’udiin, aqoonyahano, haween, dhallinyaro iyo askar ka tirsan Dowladda Canada. Kulankaan oo ujeedadiisu tahay in lagu badbaadiyo Soomaalida dalkaasi degan mudada 25-ka sano ka badan, kuwaasi oo iyagu dhibaatooyin kala duwan […]

May 1st, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Latest Video | Read More »

Baro 6 waxyaabood furriinka kahor

Furiinku waa go,aan qaadasho adag oo ku timaada dareen xoogan oo la xakameyn waayay. taa oo sababta in guri dhisnaa uu dumo, waana fal dib u noqosho ku keena labada ruux ee is furay mana jirto guul uu keeno furiinka ilaa ay jirto sabab macquul ah oo la wada arki karo. Sida ku cad magaca […]

April 19th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

XOOGA DALKA SOOMAALIYEED (Taariikh kooban)

Taariikhda XDS waa arrin markasta laga hadlayo oo aay kaaga dhex muuqanaayso sharaf, karaamo, magac wanaagasa,geesinimo iyo guulaay u soo hooyiyeen umadda Soomaliyeed,islamarkaana markaaad dhinaca kale ka eegto iyo sida uu kudambeeyey aad kala kulmaaysid murugo naxdin,waa musiibo qaran oo xal u baahan. Waajibaadka XDS waa:Inuu difaaco Dalka soomaliyeed bad,cir iyo dhulba kana difaaco cadow […]

April 12th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Ra'yi,Wararka | Read More »

Wax ka baro Taariikhda iyo Horumarka dalka Masar.

Dalka Masar oo loo yaqaan dalka jamhuuriyadda Carbeed ee Masar waa dal ka kala tirsan labada qaaradood ee Africa iyo Asia. Waxaa uu ka mid yahay wadamada ku yaala Waqooyi bari qaaradda Africa iyo koofur galbeed qaaradda kale ee Asia waxaana uu xaduud kala wadaagaa wadamo ay ka mid yihiin Sudan, Libya, Falastiin oo dhanka […]

March 4th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Wax ka baro Horumarka Taariikhda dalka Malaysia.

Dalka Malaysia oo sidoo kalena loo yaqaan jamhuuriyada federalka ah ee Malaysia waxaa uu ka mid yahay wadamada ku yaala koofur bari qaaradda Asia waxaana uu xaduud dhuleed la wadaagaa wadamada Thailand, Indonesia iyo Brunei halka uu xaduud dhanka badda ahna uu la wadaago dalal ay ka mid yihiin Viatnam iyo Filibiin. Dalkaan aanu ka […]

February 26th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Eedayn iyo bah dilaad: Sheekadu waxay noqotay Lax waliba halka ay is dhigto ayaa lagu gowracaa

Raalli gelinta bani’aadanka qofkuu doono ha ahaadee,waxay leedahay dhibaato iyo caro Alle,sunnooyinka Tirmidi waxaa ku xusan xadiis ay soo werisay Caa’isha Allaha ka raalli noqdee,kaasoo sheegaya in rasuulka sallallaahu caleyhi wasallama uu yiri:qofkii dalbada oo weydiista raalli gelinta Allah,dadkana aan raalli gelin oo aan ku raalli gelin waxa uu Allah ka caroonayo,Allah ayaa dadkaasi ka […]

February 25th, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Qurba-joogta,Ra'yi,Wararka | Read More »

ARIMAHA BULSHADA: TARBIYADA CARUURTA ILMAHAADA

Su,aalo ku saabsan bar baarinta ilmaha oo anfacaya waalidka si ilmahooda u noqdaan kuwo wanaagsan. S= ma ku xadgudbaa dadka kale? J= Waxaad tahay qof dagaal badan. S= wax ma xadaa,tuug miyaa? J= ma barin in wax la bixiyo,waxna la qaato. S=mar walba ma xanaaqsanyahay? J=ma amaantid. S=ma been badanyahay? J= aad ayaad ula xisaabtantaa. […]

February 22nd, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

SIDEED KU OGAAN KARTAA IN XAASKAADU KU KHIYAANEYSO!! (u gaar ah ragga)

Ujeedka mawduucan ma ahan in shaki laga dhex abuuro qoysaska balse waa in dadaal dheeraad ah ay bixiyaan Lamaanayaasha is qaba si ay u helaan nolol raaxo leh oo kalsooni ku jirto. Sidoo kale ragga soomaalida waxaa caado u ah in haddii ay xoogaa is fahmi waayaan xaaskiisa hore in uu ka tago oo uu xaas […]

February 22nd, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Wax ka baro Taariikhda iyo Horumarka dalka Denmark.

Dalka Denmark waxaa sidoo kale loo yaqaan dalka boqortooyadda Denmark. Waxaa uu ka mid yahay wadamada ku yaala waqooyiga qaaradda Yurub waxaana uu xaduud dhanka dhulka ah la leeyahay wadamo ay ka mid yihiin Sweden, Norway iyo Jarmalka waxaana uu sidoo kale ka mid yahay wadamada Scandinavianka la isku yiraahdo. Caasimada wadanka waxaa la yiraahdaa […]

February 19th, 2016 | Posted in caalamka,Ka faa'iideysi,Wararka | Read More »

Dr Dalmar “4856 qof oo barakacayaal ah ayaa ka faaideystay mashruucaan Indho Fiiqista ah..”.

‘Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ayna ka qeybgaleen Masuuliyin ka tirsan |Baarlamaanka  Soomaaliya,Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed,Wakaalada Muslimiinta Afrika iyo Hey’adda Al Basar ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee Magaaalada Muqdisho, waxaana Munaasabadaan ay ku wajahneyd Barnaamij Howlo samafal dhinaca Indhaha ah oo Maalmahaan uu waday Isbitaalka indhaha Al-Nuur Howshaasi oo lagu […]

February 12th, 2016 | Posted in Caafimaadka,Ka faa'iideysi,sawirro,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj