Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » shaqsiga sanadka You are browsing entries filed in “shaqsiga sanadka”

Maleeshiyo beeleedyada ku dagaalamaya gobolka Hiiraan oo loo diray digniin culus + Video

Waxaa saakay xaaladda goobihii lagu dagaalamay kaddib markii halkaasi gaareen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan oo ay la socdaan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Jabuuti ee Hiil Walaal. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo khudbad ka jeedinayay goobta lagu kala qaaday maleeshiyooyinka beelaha Jejeelle iyo Gaaljecel ayaa sheegay in halka labada dhinac […]

November 27th, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka,Wararka | Read More »

Gabar Soomaali Mareykan ah oo markii ugu horeysay ka qeyb galeysa tartanka quruxda haweenka

Gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka waxaa ka dhacaya tartanka sanadlaha ah ee quruxda haweenka, waxaana markii ugu horeysay ka qeyb gelaya gabar Soomaaliyeed oo gobolkaasi degan. Muuqaallo ka tarjumaya nolosha Gabadha Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Xaliimo Aadan ayaa la soo dhigay baraha bulshada ku xiriirto, iyadoo ka qeyb galeysa kulamada jaaliyadaha Soomaalida degan magaalooyinka gobolka […]

November 27th, 2016 | Posted in Latest Video,shaqsiga sanadka | Read More »

Khabiir muddo badan ka soo shaqeeyay dhulka Soomaalida oo Hargeysa ku geeriyooday

Magaalada Hargeysa waxaa ku geeriyooday JOH DRY SDYLE oo ahaa khabiir caan ah oo muddo ka badan todobaatan sano ka soo shaqeeyay ama xidhiidh la lahaa dhulka iyo dadka Soomaalida. John Dry Sdyle oo ahaa oday da’ weyn waxaa geeridiisa u xaqiijisay BBC goor Dhoweyd Edna Adam Ismaaciil maamulaha cisbitaalka Edna ee Hargeysa oo iyadu […]

July 11th, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

Taariikhdii Hagame Xalane wixii laga qoray iyo wixii goobjoogayaal iiga sheegeen.

Waxaa la isku raacsanyahya xaqiiqna ah in Halgame maxamed Cabdulle Xalane uu ahaa geesi naftiisa u huray calanka,waxaa laga yaabaa in jiilka cusub marka ay maqlaan magaca xalane ay u fahmaan xarunta ajaanibtu xamar ka dagan tahay ee ku taal degmada wadajir, laga yaabee in qaar u qaataan magac yugandees ah.inta aanan u gudbin wixii […]

June 30th, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

MARXALADDA DALKA: Aaraa’dii ugu wanaagsaneyn ee aan idinkaga soo xulnay Facebook

Iyadoo dalka uu ku jiro xilli kala guur ah, isla markaana dadaallo xoogan loogu jiro sidii ay u dhici lahayd doorasho lagu sheegay inay tahay mid dadban in lagu dhiso xukuumad cusub, bacdamaa dowladda Federaalka ee hadda shaqeysa xilligeedu sii dhacayo. Arrintaan ayaa saameyn weyn ku yeelatay hoggaamiyeyaasha siyaasadda dalka, iyadoo markii ugu horeysay ay […]

May 24th, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

Sheekh Xasan Al-Banna: Dheemankii Qarniga miyuu ahaa?- Q.8aad

Xasan Al Banna iyo doorkii caqiidada Rabbi ha janneeye waxa uu qoray qoraal uu si xeeldheer ugu soo dhawaynayo fahanka caqiidada oo la yidhaa “Caqaa’id”. Waxa uu u kala falkaya dhadhaarada ay leeyihiin, waxa uu dul istaagaya arrimaha lama dhaafanka ah isaga oo kor ka xaadin iyo saafidba ku sheegaya. Kolka aad u kuur gasho […]

May 23rd, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

XOG CUSUB: Xil.Goodax oo bannaanka soo dhigay arrimo qarsoonaa, kana hadlay khilaafka Baarlamaanka iyo madaxtooyada

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha ugu cadcad Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka jawaabay xeerka Madaxweynaha uu ku ansixiyay heshiiskii laga gaaray doorashooyinka dalka ka dhacaya. Xildhibaan Goodax ayaa sheegay in tallaabada Madaxweynaha ay tahay mid uu si toos ah ugu faragelinayo Baarlamaanka iyo waliba shuruucda lagu gaarayo doorashooyinka […]

May 22nd, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

Faarax Cali: “Waan ku guuleystay ololaheyga Tabliiqa ee xiriirka Bulshada” + Sawirro

Baraha xiriirka bulshada caalamka, gaar ahaan dadka Soomaalida ah oo marba marka ka sii dambeysa marba heer soo taagnaa, ayaa haatan waxa uu gaaray heerkii ugu sareeyay marka la eego iska warqabkooda meel kasta oo ay adduunka ka joogaan. Siyaabaha kala duwan ee bulshada Soomaalida ugu xiriirto baraha bulshada waxaa saddexdii sano ee ugu dambeysay […]

December 24th, 2015 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

Maxaad ka taqaan shaqsiga sanadka 2015-ka ee siyaasadda Soomaaliya?!!

Sanadkan sii dhammaanaya ee 2015-ka waxaa taariikhda siyaasadda Soomaaliya shaqsi aadan maleysan karin inuu kaalintaas geli karo, inkasta oo qormadaan dhiraan dhirineyso waxyaabaha uu ku muteystay markaasi oo aan filayo inaad ka garaabeyso waxqabadkiisii sanadkaan sii dhammaanaya. Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ee cimrigeeda sii dhammaaday Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa noqday shaqsiga heysta Rikoorka siyaasadda, […]

December 22nd, 2015 | Posted in shaqsiga sanadka | Read More »

Dhaqaale Soomaaliya soo galay sanadkaan oo la waayay meel uu maray (Warbixin)

Caalamku dambi weeyn ayuu naga galay markii uu nagu daray liiska wadamada corruption ku jiro, waxaan nahay wadanka kaliya ee caalamka oo dhan ayna ka dhicin musuqmaasuq, xatooya xoola dadweeyne, iyo laaluushba. Si aad ku ogaato in wadan uu ka jiro musuqmaasuq waxaa loo baahan yahay in aad sameeyso cilmi baaris dhab ah oo aad […]

December 11th, 2015 | Posted in shaqsiga sanadka,Wararka | Read More »

‘DIIWAANKA TAARIIKHDA’ Weriyaha BBC-da Soomaaliga ee sanadka 2015-ka (Mogadishu – London)

Caalamka waxaa ka dhaca qiimeyn uu ku guuleysnayo hal qof, kaasi oo uu ku muto waxqabadkiisa la xariira sanadkii loo dhaafay, bacdamaa lagu jiro bishii ugu dambeysay sanadka sii tegaya ee 2015-ka, inkasta oo aanay meesha ka marneyn dhaliilo loo jeedinayo qofkaasi guuleystay, iyadoo siyaabo kala duwan looga hadlayo. Weriyaha sanadkaan qaaday koobka qiimeynta wariyaha […]

December 10th, 2015 | Posted in shaqsiga sanadka,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”