Home » Faallo You are browsing entries filed in “Faallo”

KHILAAF SOO JIREEN NOQDEY !!

Xasan Shiikh Magacaabisitii Saacid wuxuu yiri “Intii aan eersani lahaa nin la ii keenay waxaan eersanayaa nin aan aqaano” Xasan Shiikh Magacaabisitii Cabdiweli wuxuu yiri “Ra’iisul Wasaarahan kala soo dhex baxay in ka badan 40 Siyaasi” Xasan Shiikh ma u adkeysan doonaa sidii Madaxwayne Aadan Cabdule Cisman !! La yaab ma laha in maanta iyo […]

October 31st, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

2016ka Maxaa Dhici Doona? 

By Eng. Yarisow Qormadan waxaan ku eegayaa suurto galka in dalka Soomaaliya laga hirgeliyo doorashooyin madax bannaan oo xor ah sanadka 2016 iyo haddii la hirgelin waayo doorashooyinka waxa dhici kara. Waxaan hubaa in qormadan ay bilow u noqoneyso doodo fara badan oo ah sababta aan u qorayo qormadan, anigoo og in qormadan oo kaliya […]

October 29th, 2014 | Posted in Caalamka,Faallo,Wararka | Read More »

Xoghayaha Guud QM & Madaxweynaha Bangiga Adduunka oo taageera u ballanqaaday nabadda, amniga iyo horumarinta gobolka.  

Muqdisho, 29ka Oktoobar 2014 – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay taageero ugu ballanqaadaan kalaguurka Soomaaliya iyo dadaalka loogu jiro xoojinta amniga iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika dhammaantiisa. Booqashada wadajirka ah ee heerka sare ayaa imanaysa waqti muhim u […]

October 29th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

R/wasaaraha oo Fuliyay Dardaarankii  Garowe

Ninka magaca Soomaliyeed, midabbaduu yeelay,Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan, meher xalaaleed,Oo aan mufti iyo hooyadii, macallin loo geyn, mugdi uu islaantii ku galay, muudal gudayaa, Mujrimyada munaafaqa fakaday, midigta siinaaya, Maqanaha iyo joogaha ra’yiga, meel ka wada Qaata,Oo aragtidooduna mid tahay, kalana meeraysta, Mataanaha habeenkii u shira, murugada Soomaali, Haddaad mooddey inan moognahoo, marayo […]

October 28th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Isku Shaandhayn Mise ishaa Falatayn?!

Doqon dirac is mooda iyo fadhiid fariid (faxal) is mooda ayaa soomaali dumin iyo fadqalallo ku wada, inta labadaa darawal iyo u yihiin faaliyana ha sugin deganaasho iyo fadhisan. Si aadan isu dhihin labada muransan ama kuwa ishaya ayuu garab la safan yahay, aan marka hore xilka kaa rido, oo anigu labadaa iyo laba mid […]

October 27th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

M. GHEDI: “Iyadoo doodu taagan tahay maxaa dikareetada keenay?!!”‏

Waxaa la xaqiijyay khilaafka cusub ee  soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaliya Prof. Hassan Sheikh Mohamoud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Dr. Abdiweli Sheikh Ahmed, inuu khilaafkaan cusub  salka ku haayo, Ra’iisul Wasaaraha oo isku shaandeyn gaaban ku sameeyey xubno ka mid ah golaha wasiirada, asagoon Ra’iisul Wasaaruhu kala tashan madaxweynaha Jamhuuriyada. Dadka siyaasada Soomaaliya isha ku […]

October 26th, 2014 | Posted in Faallo,Photo News,Wararka | Read More »

Ma istiri Maqaayadaha Muqdisho ha Fariisan !!

Magaalada Muqdishu waa magaalo martigelisay dhibaato middii ugu adkeyd ee soo marta magaalo kale oo ku taal dunida inteeda kale, Muqdisho oo mar ahayd magaalo bilic iyo nabadgelyo ammaan ku muteysatay ayaa hadda waxay hoy u noqotay dambiileyaal wejiya badan kuwaasoo intooda badan dano gaara leh islamarkaana ay ku adeegtaan kuwo cadow ku ah jiritaanka […]

October 26th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Dhuxulow: Subkiyaha Saxafiga dulman ee Wasaaradda Warfaafinta.

Waajib waxaa igu noqday in qalinkeygi oo meel xoornaa, gorof noqday , wax matare noqday ama laga dhigay oo sida saxa ah inaan boorka ka qaado ay dow igu tahay,inaan haddi wax igu harreen gacan siiyo saxafiga weyn ee aad mooddo in la moog yahay,amaba aan la akhrin maqaalaadkiisa iyo faallooyinkiisa. Waxaan is weydiiyay miyaan […]

October 26th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

SHARTA SHIICADA !!!

Ugu horreyn ILAAHAY baa Mahad leh naga dhigay Muslim haddana SUNNI ah,marka xiga waxaan ku Sallinaya Suubanahay (CSW),Asalaamu Calaykum Waraxmatu LLAAHI Wabarakaatuhu. Maadaama aynu joogno Bishii Muxaram oo ah Bisha 1-aad ee Islaamka maalmaheedi ugu horeeyay oo ah Bil ay aad u Qadariyaan una xurmeeyaan Shiicadu oo ah Bisha ISTUNKA Shiicada oo WaziIyihii u dambeeyay […]

October 26th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Heshiis-ku-sheega Dowladda Dhexe iyo Maamul-Beeleedka Puntland waa Nikaaxii Mutcada!

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa ALLAHA yeelo. Intaa kabacdi, bal aan ugu horeyn qeexno waxa Nikaaxul Mutcah yahay.Nikaaxul Mutcah waxaa la yiraahdaa, wax Shiicada aad ugu dhaqanto, oo Zino la dhoodhoobey ah.Wuxuu u dhacaa sidatan.Nin iyo Haween ayaa heshiinaya.Waxeey ku heshiinayaan waqtiga eey “Is reereeysanayaan”, […]

October 25th, 2014 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »