Logo_Dahabshiil_cusubTawakalExpress Banner_mrq
NLINK-NEWhilal-banner
Home » Faallo You are browsing entries filed in “Faallo”

Doorasho ma ka dhici kartaa Soomaaliya 2016?

baadiyow7-3

Su’aasha ugu badan ee goobaha siyaasadda looga doodo maalmahaan waa in doorasho ka dhici karto Somaaliya 2016 iyo ineysan ka dhici karin. In doorasho la qabto waxey ka midtahay Hiigsiga 2016 oo laga doonayo xukuumada iney hirgeliso, in kasta oo dadaal iyo diyaargarow fiican uusan ka muuqan. Dadaal la’aanta iyo ku mashquulsanaanta murano siyaasadeed aan […]

April 19th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

GEEDIGA SOOMAALIYA: “Mar baan helayaa hoggaamiyaha wanaagsan!!”

geediga

Dalkaan nasiib darrada dhinac kasta ka soo weerartay waxaa ku nool shacab deris la noqday dhibaatooyin kala duwan oo ka heysta sidii ay u maareyn lahaayeen noloshooda, waxayna inta ka soo hartay hambada dagaalada wejiyada badan ee dalkooda ka dhacaya la tiicayaan sidii ay uga badbaadi lahaayeen mowjadaha faraha badan ee cadwoga dalka iyo dadka […]

April 18th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Geed hala Abuuro, Geel See la yeelaa!!

Aadaamo

Cidina daah kama saran Intifaaca dhirtu u leedahay nolosha iyo faa’idooyinka faraha badan ee laga helo haba ugu horreyso in dhirtu ay tahay Hugga dhulka sida darteedna haddii dhulkii Huga laga qado ay tasi la too tahay qof Dharkii laga siibay qof dharka laga siibana waan dareemi karnaa dhibta uu dhaxlayo. Todobadkn ayay ahayd markii […]

April 18th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

FAALLO:- LIXAAD KALA TAGAY LAAFYAHOOD GARO

Faalo

Culumada wax odorostaa waxa ay tilmaamaan Quruxduba in ay ay ka bilaabato lixaadka qofku uu leeyahay waxaana raaca oo quruxdaa xoojiya garaadka ama garashada qof ahaaneed inta kale micno gooniya ay sameeyaan majirto. Hadaba hadii aan tusaalahaas micno ka bixino Somaliya oo dad ahaan tiradooda yartahay marka la dhinac dhigo dalalka lajaarka ah islamarkaana la’ogyahay […]

April 15th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Kaysaney waa cisbitaal mudan in la karaameeyo, mana aha in lagu kadsoomo.=Fallo=

keysaneey

  Cusbitaalka Kaysaney ee dhaca duleedka W/Magaalada Muqdisho, waa goobta ugu waxtarka badan Dalka Soomaaliya ee dhashay tan iyo intii ka dambeeysay ridista Dawladii Marxuum Maxamed Siyaad Bare, waxay ahayd bishii Febraayo 2-dii 1992-kii markii albaabada loo balaqay cusbitaalka Kaysaneey, ka hor intii aan Kaysaney cusbitaal laga dhigin waxey ahayd dhismo aad u bur-bursan oo […]

April 13th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Geeshkayagow guuleysta (Faallo)

Aabbbo AUN

Waxaan u hambalyeynayaa militeriga Soomaaliya oo u dabbaaldegaya sannadguuradooda oo ku beegan maanta 12 Abriil. Ciidanka oo hadda mushaarkooda aan joogta u helin, daryeel kalena uu iska kooban yahay, haddana waa naftood hurayaal u taagan daafaca dadka iyo dalka Soomaaliya maalin iyo habeen. Aniga oo ku faxarsan waxaan sawirkiisa soo bandhigay AUN aabbahay Shiikh Cumar […]

April 13th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

MAXAA LAGA DHEEFEY MASHRUUCA QUEST-MIDA?

Questa-Mida

Laga soo bilaabo 2009-kii ilaa hadda, waxaa socdey mashruuc dib waddanka loogu soo celinayo qurbe-joogta aqoonta iyo waayo-aragnimada leh. Waxaa mashruucaa maaligelinayey waddamo shisheeye, waxaana si gaara u wada wadey hay’adaha IOM iyo UNDP, waxayna mashruucaas u bixiyeen magacaan QUESTS-MIDA. Waxaa mashruucaas loogu tala-galey in qurba-joogta xirfedleyda ah waddanka dib loogu soo celiyo, si aqoonta, […]

April 11th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Fankii Soomaalida Oo La Fool-xumeeyay!!

yaab-cusub

Waxaa Maalmahaan soo baxay fanaaniin Soomaaliyeed oo iyagoo magac raadis ah soo duubaya muuqaalo dhaqankeena iyo Diinteena suuban wax u dhimaya. Fanaaniintaan xumaanta faafinaya ayaa taageero ka helaya Cabdi Good oo ah Nin Soomaali ah oo ku nool dalka UK kaasoo Bulshada u muujiya xumaanta ay samaynayaan. Bulshadda Soomaaliyeed ayaa aad u taageera Fanaaniintii hore,waxaana […]

April 10th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

TartankaTurkiga,Emirat-ka, iyo Iran ee Soomaaliya.

Tartanka

Dalka Soomaaliya waa dal soo maray marxalado kala duwan oo nabad, hormar, iyo colaad sokeeya-ba leh. Marxaladahaas oo si kala horeeya ay umadda Soomaalidu usoo wajaheen ayaa ugu dambeyntii waxaa hadda lagusoo afmeeray oo uu dalku ku jiraa xaalad dib u soo kabasho ah ,waxa uu dalku kasoo kabanayaa dhibaatooyin badan oo dhinac walba ka […]

April 9th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Waa la jeclaystay daawashada Festival-kii Dhaqanka!!!.

11150224_682674388525112_1585489420837627599_n

Sida uu tilmaamayo cilmiga bulshada ereyga Dhaqan waa macno badan yahay hase yeeshee qeexitaanka ugu wanaagsan ee Dhaqan waxaa lagu macneeyaa hab nololeedka ay aaminsan tahay bulsho walba iney ku dhaqanto, sidiisana Dhaqanku waa sumad ama astaan lagu garto dadyoow kasta oo caalamka ku nool. Waa la jecel yahay, waana la qadariyaa, si isku mid […]

April 9th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Join 5 other subscribers

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com