Home » Caalamka You are browsing entries filed in “Caalamka”

2016ka Maxaa Dhici Doona? 

By Eng. Yarisow Qormadan waxaan ku eegayaa suurto galka in dalka Soomaaliya laga hirgeliyo doorashooyin madax bannaan oo xor ah sanadka 2016 iyo haddii la hirgelin waayo doorashooyinka waxa dhici kara. Waxaan hubaa in qormadan ay bilow u noqoneyso doodo fara badan oo ah sababta aan u qorayo qormadan, anigoo og in qormadan oo kaliya […]

October 29th, 2014 | Posted in Caalamka,Faallo,Wararka | Read More »

Garoomada ugu adeega xun dunnida! (Warbixin) + Sawirro

Afti ururin la sameeyay ayaa lagu dareeseeyay garoomada diyaaradeed ee dunnida ku yaala ee ugu adeega xun dadkuna ay dhibaato kala kulmaan marka ay ka duulayaan ama ay ka dagayaan. Warbixintaan oo lagu qoray wargeyska Daily Telegraph ee Ingiriiska kasoo baxa waxaa diyaarada lagu saaray 10 garoon ee aduunyada ugu adeega xun waxaana ciwaan looga […]

October 28th, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo ay isku dhaceen wiil dhalinyaro ah oo ordaayay .

  Warbaahinta dalka Britain ayaa maanta si weyn u hadal haysa sheekada ku saabsan Ra’iisul wasaaraha dalkaasi David Cameroon oo ay isku dhaceen wiil dhalinyaro ah oo jimicsi samaynayay magaalada leeds ee dalkaasi. Wargayska Daily Mail ayaa qoray in Ra’iisul Wasaaraha oo ordaya ay isku dhaceen nin 24 sanno jir ah oo kasoo baxay goob […]

October 28th, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Maxaad ka ogtahay magaalooyinka dunnida ugu khatarta badan?.

Hay’ad ka faaloota arrimaha amaanka oo la yiraaho Escape Hera ayaa warbixin ay soo saartay ayaa waxaa ay kaga hadashay 10 magaalo ee aduunka ugu amniga xun ayna adagtahay in qof bini’aadam ah uu ku noolaato. Magaalooyinka warbixintaan kusoo baxay ayaa waxay hay’addu ku qiimaysay sida ay ay uga dhacaan dambiyada joogtada ah waxaana lagu […]

October 27th, 2014 | Posted in Caalamka,Photo News,Wararka | Read More »

Soomaali looga shakisan yahay cudurka Ebola oo la dhigay Cusbitaal ku yaala dalka Turkiga.

Sida ay daabacday wakaalada wararka ee reer Turkey Anadola 3 ruux oo uu qeyb ka yahay arday Somali ah ayaa la dhigay cisbitaalo ku yaala gobolada kala ah Izmir , Kahraman Marash ,iyo Konya ee dalka turkiga dadkaa oo laga cabsi qabo in ay qaadeen cudurka Ebola. Mid ka mid ah dadkan waa wiil Somali […]

October 22nd, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Qaraxyo maanta ruxay caasimada Dalka Yemen +Sawiro

In ka badan 40 ruux ayaa ku naf waayay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay bar kontorool oo ku taala caasimada wadanka Yemen ee Sanca . Wararku waxay sheegayaan in qaraxa oo uu fuliyay ruuxisku soo xiray walxa qarxa waxaana laa eegtay goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan booliska Yemen waxaana xilligaas socday banaanbax […]

October 9th, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo xilka wareejiyay, kana dhoofaya dalka (Waa maxay sababta?)

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay Golayaasha Dowladdiisa, isagoona xilka ku wareejiyay K/Xigeenkiisa Wiliam Rutu isla markaana sheegay inuu dalka ka dhoofayo isagoo rayid ah. Xil wareejinta Madaxweynaha Kenya ayaa walaac weyn ku abuurtay madaxda sare ee Golayaasha Fulinta iyo kan Baarlamaanka, iyadoo 135-Mudane ay isku diyaarinayaan inay ka […]

October 6th, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Wadamada ugu wanaagsan ee qof waayeel ah ku noolaan karo.

Qiimeyn ay sameysay hay’add la yiraahdo Global AgeWatch Index ayaa waxaa ay ku sheegtay in dalka ugu wanaagsan ee ay ku noolaan karaan dadka da’da ama waayeelka ah uu yahay dalka Norway oo ka mid ah wadamada Yurub. Ayadoo maanta dunnida looga dabaal dagayo maalinta dadka da’da ah ee dunnida ayaa hay’addaan waxay soo saartay […]

October 2nd, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Ciidamada Kuuriyada koofureed ee ku sugan biyaha Soomaaliya oo tiradooda la kordhinayo

Xukuumada Seoul ayaa dooneysa in la kordhiyo Ciidamo la dagaalama kooxaha burcad badeeda Soomalida ee ku sugan biyaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta (UAE),si loo wiiqo weraradda kooxaha Shufta badeeda Somalida. hal sano oo sabab u ah ay adeeg guul iyo wax soo saar leh ay jiraan in ay taariikhda. Ciidanka ka hortaga burcad bada ka […]

September 30th, 2014 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Wax ka baro Taariikhda dalka Qatar

Dalka Qatar waa dal Carbeed waxaana uu ku yaala galbeedka qaaradda Asia waxaana uu xaduud dhuleed la leeyahay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Baxreyn waxaana ku hareeraysan gacan biyoodka Persia iyo gacanka Qatar. Tirada dadka wadanka Qatar waxaa lagu qiyaasaa 1.8 million oo qof 278,000 oo ka mid ah ayaana la sheegaa inay […]

September 26th, 2014 | Posted in Caalamka,Islam,Photo News,Wararka | Read More »