Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » sawirro You are browsing entries filed in “sawirro”

Waddooyin halbowle u ah isu socodka Muqdisho oo maanta la dhagax dhigay + Sawirro

Waddooyin xiriiriya degmooyinka Waaberi, Xamar Jajab iyo Xamar Weyne oo ka mid ahaa kuwa aadka u burbursan ayaa maanta la dhagax dhigay dayactirkooda, iyadoo munaasabadda dhagax dhigga ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan gobolka Banaadir. Guddoomiyahab gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa dhagax dhigay wadadaasi oo marta […]

January 28th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Tuulo cusub oo laga hirgeliyay degmada Warsheekh + Sawirro

Munaasabad si aad u qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay furitaanka tuulo cusub oo loogu wanqalay ALANLEY ayaa maanta lagu qabtay gudaha tuuladaasi oo ka tirsan Degmada Warshiikh ee G/Sh/Dhexe. Madashii furitaanka tuuladaasi ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano ka socdey Dawlad Goboleedka Hirshabelle, Maamulka Degmada Warshiikh, siyaasiyiin, culumaa’udiin uu hor kacayay […]

January 27th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Munasabad iskugu jirtay Caleema saar & Taageero oo ka dhacday Muqdisho.

Munasabad balaaran oo lagu caleena saarayay Gudoomiyaha Gudoomiyaha Dhaqanka ee Beelaha Qawmiyadda jareerweeyne Soomaali Baantoo isla marklaasna lagu taageerayay Cumunitiga Jubba Shabeele laberatin Movemnent oo ay ku8 bahoobeen Jaaliyadda beesha jareerweene ee Cariga mareykenka ayaa manta lagu qabtay Magal;adda Muqdisho. Munasabadaasi oo ay ka Qeeyb galeen Siyaasiyiin ku abtirsadda beelaha jareeweyne, Columaa,u diinka,Doobabka dhaqanka, Waxgaradka,Dhalinyaradda […]

January 26th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Wafdigii ugu ballaarnaa ee ka socda Puntland iyo DF oo gaaray Galdogob

Waxaa maanta gaarey Degmada Goldogob oo ka tirsan Gobolka Mudug Wafuud ka tirsan Goloyaasha Puntland, Sida Wasiirka Wasaaradda Haweenka Puntland, Wasiirka Cadaalada iyo Diinta iyo Awqaafta, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Booliska iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Ujeedada socdaalka waftigan ayaa la xiriirta sidii ay xal ugu heli lahaayeen kiiskii kufsiga Gabadh […]

January 25th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka oo markii ugu horeysay xalay kulan ku yeeshay Villa Hargeysa + Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahin Muudeey ayaa ka qeybgalay casho sharaf ay Guddoonka Golaha Shacabka u sameeyeen Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda casho sharafta ah oo ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho […]

January 20th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Madaxweyne Xasan iyo safiirada dalalka Carabta oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlay arrimaha abaaraha + Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha abaaraha iyadoo kulankaasina ay ka qeybgaleen safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo guddiga Qaran . Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dalalka Carabta ay door muuqda uga qaadan lahaayeen in ay ka qeyb-galayaan kaalmada iyo gurmadka dadka ay abaaraha xooggan saameeyeen. […]

January 19th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Wabiga Shabeelle oo guray iyo qoysas wajahaya xaalad nolol xumo tii ugu darneyd + Sawirro

Wabiga Shabeelle ayaa mar kale biyo la’aan noqday kadib markii bartamihii sanadkii la soo dhaafay uu guray, waxaana Wabiga Shabeelle uu maraa Gobolada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Biyo la’aanta ka jirtay Wabiga Shabeelle ayaa saameyn weyn ku yeelatay Dadka Degaanka gaar ahaan dadka degan jiinka Wabiga ee ay noloshoodu ku tiirsan tahay. Sawirro […]

January 18th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Kulankii ugu ballaarnaa ee looga hadlay abaaraha dalka oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro

Kulankan Daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), ku xigeenkiisa C/wali Sheekh Ibraahim Muudey, Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Micheal Keating, Danjirayaasha Midowga Yurub iyo ururka Iskaashiga Islaamka iyo xubno kale. Waxaa sii kordhay tirada dadka u baahan gar gaarka, khatarta ayaa ka sii dareysa taas […]

January 17th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Guddoonka golaha aqalka sare oo maanta la doortay + Sawirro

Kalfadhiga kowaad kulankiisa saddexaad ayey maanta yeesheen xildhibaanada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana shir guddoominaayey gudoomiyaha KMG ah, xildhibaan Maxamed Xuseen Raage. Xildhibaanada soo xadiray oo 44 xildhibaan ahaa ayaa ugu horreyn waxaa halkaasi lagu dhaariyey xildhibaano cusub oo ku soo biiray Aqalka sare waxaana ajandayaashii maanta ka mid ahaa xulashada guddiga doorashooyinka […]

January 16th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Kulan looga hadlay dhameytirka doorashooyinka dadban, kuraas muran ku jiro iyo qodobo kale oo Muqdisho ka dhacay + Sawirro

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo uu wehliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa maanta kormeeray xarunta guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayagoo guddiga kala hadlay dhameystirka […]

January 15th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Axmed Madoobe oo xiray kala fadhigii labaad ee Wakiilada Jubbaland, kana hadlay culeys ka jira Jubaland + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada u jeediyay qudbad dheer oo uu kaga hadlay dhinacyo badan. Arimaha Amaanka, Dhaqaalaha, Hanaanka Dowliga ah, iyo Xoraynta ayuu si weyn diirada ugu saaray Madaxweynahu qudbada uu Maanta ka jeediyay […]

January 15th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

K/simaha Madaxweynaha, Beesha caalamka iyo Musharaxiin ka wadahadlay arrimo xasaasi ah

Shir ay isugu yimaadeen Golaha Murashixiinta Madaxweyne-nimada Ku-sime Madaxweeyne Prof.Jawari iyo Beesha Caalamka oo lagu qabtay Villa Hargeisa. Shirka waxaa Golaha Murashixiinta Madaxweyne ku weheliyay C/raxmaan Xoosh Jabriil iyo Raisul Wasaare Ku Xigeenkii hore Ridwan Hersi oo wada ah Xiriiriyayaasha (coordinators) Golaha iyo Junaid oo madax u ah xogheeynta iyo maareynta Golaha. Waxa shirka looga […]

January 15th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Beelo ku dagaalamay Galgaduud oo gaaray heshiis ka kooban saddex qodob + Sawirro

Wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo saraakiisha ka socotay qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo shalay iyo maanta dalaalo nabadeed ka waday deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud iyo tuulooyinka ku hareeraysay oo maalmo ka hor ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed hubaysani ayaa maanta waxa ay ku guulaysteen in xabad joojin la sameeyo. Wafdiga ayaa […]

January 14th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Sarkaakiil Boolis oo tababar ugu ambabaxay dalka Suudaan iyo munaasabad ka dhacday dugsiga Jan. Kaahiye + Sawirro

Xarunta dugsiga tababarka Jan. Kaahiye waxaa maanta ka dhacday munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan Jaamiciyiinta ee ku jira xeradaasi, iyadoo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Jan. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo madax ka tirsan Dowladda Federaalka. Saraakiisha ayaa la dalacsiiyay darajooyin ciidamada Booliska, waxaana munaasabadda ka qeyb galay Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, Guddoomiye K/Xigeenka […]

January 13th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Al-Shabaab oo gobolka Sh/hoose ku soo bandhigtay ciidamo nooc cusub ah + Sawirro

Degaanka Kuunyo-barrow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa xoogaga Al-Shabaab waxay ku soo bandhigeen ciidan ka mid ah kuwa loo yaqaanno xisbada ama Booliska. Guddoomiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban Gobolka Shabeellaha hoose Shiikh Abuu Usama ayaa sheegay ciidamadaan ay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumida iyo dembiyada kale. Waxyaabaha ay dabagalka ku sameyn […]

January 12th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Hub & saanad laga qabsaday kooxda Daacish oo lagu soo bandhigay degmada Qandalla + Sawirro

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay kormeeray ciidamada maamulkiisa ee ka howlgallada ka fuliyey degmada Qandala ayaa booqday goroonka dayaaradaha ee magaaladaasi iyo sidoo kale khooriga badda ee degmada Qandala. Gaas waxaa ku wehlinayey kormeerka masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiisha ciidamada Puntland iyo masuuliyiin ka mid ah Madaxtooyada maamulkaas. Dr. […]

January 11th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Taliyaha ciidamada Uganda oo markii ugu horeysay booqday magaalada Baraawe + Sawirro

Taliyaha ciidanka dalka Uganda Gen. Katumba Wamala oo dhowaanahan booqasho ku joogay dalka, ayaa waxaa uu kormeerey fadhiisanka ciidanka midowga Afrika AMIOSM  ay ku leeyihiin magaalo xeebeedka Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose. Booqashadiisa Baraawe, ayaa waxaa ku wehliyay saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo taliyaha ciidanka AMISOM Janaraal  Cismaan Nuur Subagle. Janaraal Katumba […]

January 8th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dhaqaale ugu yaboohay abaaraha dalka ka jira

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu yaboohay guddiga loo xil saaray abaaraha ka jira dalka 10,000 kun oo dollar oo lagu tala galay in lagu gargaaro dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan gobolada dalka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadda ka mid ah Musharaxiinta gudoonka Baarlamaanka ayaa […]

January 7th, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Wasiiro, Xildhibaano iyo ururrada bulshada oo Prof. Jawaari ka codsaday inuu isa soo sharaxo

Munaasabad si balaaaran loo soo agaasimay loogana tala galay in lagu soo bandhigo codsi ku aadan sidii uu Xildhibaan Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Aadan {Jawaaari} isugu soo sharaxi lahaa xilka Gudoomiyaha Golaha Shacbiga Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalda Muqdisho. Munaasabadii xafladaasi oo aad loola dhacay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsaan […]

January 3rd, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Faahfaahin ku saabsan qaraxyada gilgilay Muqdisho + Sawirro

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa 2 Qarax oo loo adeegsaday Gawaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray meel u dhow xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane. Afhayeenka Maamulka Gobolka C/fataax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay Qaraxyadan in ay ahaayeen kuwii ugu weynaa ee ka dhaca Magaalada […]

January 2nd, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Xaflad dalacsiin ah oo loo qabtay macalimiinta Jaamacadda Muqdisho + Sawirro

Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da. 3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay ka dalaceen ASSOCIATE PROFESSOR waxana u dalaceen darajada PROFESSOR halka 6 lixda macalin ee kalena ay ka dalaceen darajada cilmiyeed ee ASSISTANT PROFESSOR una dalaceen […]

January 1st, 2017 | Posted in sawirro | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga ee Soomaaliya + Sawirro

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Maanta 31 December 2016 waxa uu kulan kula qaatay magaalada Muqdisho danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. Kulankan oo kadhacay xarunta safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa madaxweynaha iyo danjire Oglan Bekar kaga wadahadleen arrimo la xiriira […]

December 31st, 2016 | Posted in sawirro | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj