Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo iska xaadiriyay Finalka Koobka FA Cup-ka .+Sawiro

Kooxaha isku magaalada ka soo jeeda ee caasimada Ingiriiska Magaalada London ayaa sanadkaan 2016-2017 isagus oo haray Finalka FA- Cupka ka dib Markii ay ka soo kala badiyeen Totenham vs Man city. Naadiyada Reer London ee Chelsea iyo Arsenal oo xifaaltan adag ka dhaxeeyo ayaa sanadkaan nasiib u yeeshay inay soo gaaraan Finalka waxaana ay […]

April 24th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Barcelona oo 3-2 ku dubatay Real Madrid (Wacdaraha Messi)+Sawirro

Garoonka caalamiga ah ee Santiago Bernabeu waxaa ka dhacay tartanka ugu xiiraha badan kooxaha Yurub ee loo yaqaano El Clasico kaasi oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, taasi oo daawashadeeda ay ka qeyb galeen taageerayaashii ugu badnaa abid.

April 24th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Chelsea oo si fudud iskaga Xaadirisay Finalka FA Cup,kadib markii ay dubatay Tottenham

Gool qurux badan oo uu shabaqa ku ruxay Nemanja Matic ayay Chelsea ugu quus goysay Tottenham ciyaartii semi finalka ee garoonka Wembley ku dhex martay, kuna xaqiisatay inay tahay finalka FA Cup ka.

April 23rd, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Soomaaliya oo la ciyaareeyso Suudaanta Koonfureed + Sawirro

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan waddanka Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonno dhiggooda Suudaanta Koonfureed, waxanna ay ku kulmayaan koobka Chan-ka ee laga dheello qaaradda Afrika.

April 22nd, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Ciidamada AMISOM oo u diiday Madaxweynaha K/Cagta Qaaradda Afrika inuu Booqdo Garoonka Stadium Muqdisho

Ciidamada AMISOM ayaa u diiday in Madaxweynaha K/Cagta Qaaradda Afrika Mr Axmed Axmed, Wasiirka Amniga, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo doonayay inay Booqdaan Garoonka K/Cagta Stadium Muqdisho oo ay degen yihiin Ciidamada AMISOM. Wafdiga oo uu horkacayay Madaxweynaha Xiriirka K/Cagta Qaaradda Afrika ayaa dib uga soo […]

April 17th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Breaking: CAF president arrives in Somalia: pictures and full story coming soon

The president of African football’s ruling body, Ahmed Ahmed, has arrived in Somalia’s capital  Mogadishu on Monday and will spend one night in the country. Caf president is expected to demand for the withdrawals of African Union troops from the country’s national soccer facility, Stadium Mogadishu when he meets with Somali Prime Minister, Hassan Ali […]

April 17th, 2017 | Posted in Latest News,Sports | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira Qaraxyadii lala beegsaday Baska Kooxda K/Cagta Borussia Dortmund

Waxaa la soo sheegayaa in 3-qarax lala beegsaday Baskii waday kooxda kubadda cagta ee Borussia Dortmund, taasoo ciyaar ka tirsan rubuc dhammaadka horyaallada Yurub ku martigelin lahayd kooxda Monaco ee ka socota dalka Faransa . Madaxa Booliska ee degmada Dortmund ayaa warbaahinta u sheegay in weerarka uu ahaa mid lagu bartilmaameedsanayay kooxda, iyadoo Baska qaraxyada […]

April 12th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Munaasabad Abaalmarino lagu gudoonsiiyay Ciyaartoy iyo haldoorka Soomaalida oo lagu qabtay Minnesota+Sawiro

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo loogu magac daray habeenkii horimarinta dhalinyarada iyo haldoorka Soomaalida Minnesota ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Munaasabadani oo la qabto sanadkiiba mar ayaa lagu taageeraa dhalinyarada Soomaalida oo da’dooda ay ka yar tahay 16 Sanno, Waxaana Munaasabadani soo buux dhaafiyey shacab taageersan waxqabadka Tababare Aadan […]

April 10th, 2017 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Wax ka baro Naadigii Kubadda Cagta ee Horseed, iyo Ciyaaryahan Saciid Galgaduud

Naadigii Horseed oo ka mid ahaa kooxihii heerka koowaad saldhigiisuna ahaa degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka mid ahaa Kooxihii ugu Tunka Weynaa marka laga hadlayo Isboortiga waxaana Naadigaasi mudadii uu jiray uu qaaday Koobab kala duwan oo isagu jira Horyaal

April 9th, 2017 | Posted in Sports | Read More »

Wax ka baro Naadigii Kubadda Cagta ee Horseed, iyo Ciyaaryahan Saciid Galgaduud

Naadigii Horseed oo ka mid ahaa kooxihii heerka koowaad saldhigiisuna ahaa degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka mid ahaa Kooxihii ugu Tunka Weynaa marka laga hadlayo Isboortiga waxaana Naadigaasi mudadii uu jiray uu qaaday Koobab kala duwan oo isagu jira Horyaal,koobka Janaraal Daauud iyo koobab Munaasabado ah, tababarayashii caanka ahaa ee Soo […]

April 9th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Djiboutian FA Boss and CAF Exco member well-received back home

Djiboutian football club authorities, football players and hundreds of football fans, have received Djiboutian FA boss upon arrival at Ambouli international airport in the capital on Monday, as he returned from Addis Ababa where he won CAF executive committee seat during Africa football’s ruling body election last week. The president, whose plane touched down around […]

March 21st, 2017 | Posted in Latest News,Sports | Read More »

Ciyaaryahan Maraykan ah oo si adag uga hadlay abaaraha ka jira Soomaaliya.

Ciyaaryahan u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Colin Kaepernick kana mid ah Ciyaartoyda ugu Caansan dalkaasiayaa Muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twiterka wuxuu si naxariis leh uga hadlay abaaraha ka jira Geeska afrika gaar ahaan Soomaaliya, isagoo bulshada Caalamka ugu baaqay inay si degdeg ah u Caawiyaan dadka Soomaaliyeed ay abaartu saameysay,si la mid […]

March 19th, 2017 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Djibouti’s Waberi beats Magdi, Magogo and Juneidi to come into CAF EXCO

Djiboutian FA boss, Souleiman Hassan Waberi, has been more successful in  his first attempt for CAF executive committee, as he was elected to the top governing body of Africa’s football ruling organization (CAF) during elections in Ethiopian capital Adds Ababa on Thursday. Securing 20 votes in the first round was enough for Mr. Waberi to […]

March 18th, 2017 | Posted in Latest News,Sports | Read More »

Isku aadka wareega sideed dhamaadka Champions League oo la soo saaray

Waxaa maanta magaalada Zyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku Aadka wareega Siddeed dhamaadka koobka Uefa Champions League-ga, iyadoo ay isku Aadeen kooxaha ugu waaweyna horyaalada Qaarada Yurub. Kooxda difaacanaysa koobkan ee Real Madrid ayaa ku Aadey kooxda Bayern Munich oo ka mid ah kooxaha ugu Awooda weyna Yurub, halka kooxaha Barcelona oo Taariikh ka […]

March 17th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Xulka Soomaaliya oo ka qeybgalaya Tartanka Kubadda Koleyga Zone V+Sawiro

CAIRO: Tartanka Kubadda Koleyga Africa ee Soonka Shanaad [FIBA Zone V] oo ka furmay Shalay Caasimadda Qaahira  ee dalka Masar ayaa waxaa ka qeybgalaya Soomaaliya oo Sanadkan uga qeybgalaysa Wiilal iyo Gabdho oo intooda badan laga soo xulay dhanka Dibadda (Qurbaha).   “Diyaargarow adag iyo dadaal badan ayay geliyeen Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Koleyga iyo Macalimiinta […]

March 13th, 2017 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

Barcelona oo cashar lama ilaawaan ah ka dhigtay horyaalka qaaradda Yurub + Sawirro

Barcelona ayaa taariikh cusub oo lama ilaawaan ah ka dhigtay tartanka kooxaha Yurub ee Champions Leaque-ga kadib markii ay ka soo kabsatay natiijo aan waligeed koox Yurub ahi ka soo kabsan. Barcelona ayaa taariikh cusub u dhigtay kooxaha Yurub waxayna noqotay kooxdii abid ugu horaysay ee ka soo kabsatay natiijo 4:0 ah oo loogo soo […]

March 9th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Former Somali NOC boss urges Govt to draw-up National sports budget

Former Somali National Olympic Committee president and current honorary president, Abdulkader Ibrahim Ga’al AKA Abkow, has called for the federal government of Somalia to include national sports budget into the country’s budget of the year.   Speaking at a news conference in Mogadishu on Tuesday, Mr. Abkow accused the country’s past governments of doing nothing […]

March 8th, 2017 | Posted in Latest News,Sports | Read More »

Shirkadda NIKE oo soo bandhigtay xijaab dumarka ciyaartooyda Muslimka loogu talagalay+Sawiro

Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha caalamiga ah ee adduunka, waxayna haatan suuqyada soo dhigtay xijaab ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaadan doona tartammada […]

March 8th, 2017 | Posted in Sports,Wararka | Read More »

Arsenal oo ku hartay wareegga 16aad ee tartanka Champions League kaddib markii xalay cir iyo dhul laga qariyay + Sawirro

Xalay waxaa ciyaaro xiiso leh dhex martay kooxaha Arsenal iyo Bayern Munich tartanka ciyaaraha Yurub ee Champions League, iyadoo labada koox ay soo bandhigeen ciyaaro soo jiitay daawadayaal fara badan oo buux dhaafiyay garoonka. Kooxda Arsenal ayaa gool ku hor martay, kaddib markii ciyaaryahanka Theo Walcott daqiiqadii 20-aad uu dhaliyay goolkii ugu horeeyay. Ciyaarta ayaa […]

March 8th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Xulka Cameroon oo ku guuleystay koobka Qaramada Afrika

Xulka kubadda cagta dalka Cameroon ayaa caawa markii 5-aad ku guulaystay koobka Qaramada Africa ee AFCON 2017, kadib markii uu guul soo laabasho ah ka gaadhay xulka Masar. Ciyaarta finalka oo ka dhacday magaalada Libreville ee dalka Gabon ayaa ku soo idlaatay 1-2 oo ay guushu ku raacday xulka Cameroon. Xulka Masar ayaa iska lumiyey […]

February 6th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray Liiska Argagaxisada

Dowlada Masar ayaa liiska waxa loogu yeero Argagaxisada waxa ay ku dartay Ciyaaryahankii hore ee Kooxda Al Ahli iyo xulka Qaranka Masar Maxamed Abuu Tariika, oo lagu eedeeyay in uu taageeray Kooxda Ikhwaanul Muslimiin. War kasoo baxay Dowlada Masar ayaa lagu sheegay in Maxamed Abuu Tariika uu maal galiyay kooxda laga mamnuucay dalka Masar ee […]

January 18th, 2017 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Koobka Qaramada Afrika oo shalay si rasmi ah uga furmay Dalka Gabon.

Waxaa Dalka Gabon shalay ka billowday tartanka Koobka Qaramada Afrika oo ah tartanka ugu weyn ee ay isaga hor yimaadaan Qaramada Qaarada Africa. Tartankaan Qaarada Africa waxaa sanadkaan martigelinaya Dalka Gabon, Kulankii ugu horaysay ee tartanka waxaa lagu furay dalalka dalka Guini-Bissau iyo Dalka Gabon waxaa lagu tilmaamay inay ka mid yihiin kooxaha ugu liita […]

January 15th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj