| | views 67

Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo ka bilowday Magaalada Jowhar.

Wararka saakay aan ka helayno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi uu saakay ka bilowday ololaha tallaalka cudurka dabeysha, iyadoo talaalku uu ka bilowday magaalada Jowhar iyo deegaannada ku dhow-dhow ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Jadeecada-Talaalka
Ololaha talaalka Cudurka dabaysha waxaa fulinaya hay’adda Qaramada Midoobey u qaabbilsan caafimaadka ee WHO oo kaashanaysa ururka wadaniga ah ee Farjanno.

Talaalka ayaa la talaalayaa Carruurta ka yar shanta sano, iyadoo laga talaalayo cudurka dabeysha, iyadoo Hay’adda Intersos ay daawo iyo tallaal gargaar ah gaarsiisay deegaanka Axmed Ciyow oo hoostaga Jowhar.

 

Howl wadeennada caafimaad ee isbitaalka Jowhar ayaa sheegay in deeqda caafimaad loogu talagalay in wax looga qabto cudurrada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ay dad ugu dhinteen deegaankaasi.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=1193

Posted by on Jun 15 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Archives

Recently Commented

  • Dungeon Hunter 4 Hack: If you would like to take much from this article then you have to apply such methods to your...
  • Respawnables Hack: Having read this I thought it was really informative. I appreciate you spending some time and...
  • Castle Clash Cheats: Just want to say your article is as astounding. The clearness in your post is simply cool and i...
  • Candy Crush Saga Hack: Thanks for finally talking about > American-Somali relations: What’s in the words? |...
  • Car Town Hack: Everyone loves it when folks come together and share thoughts. Great blog, keep it up!