Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 15,531 views

Madaxweynaha:“Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM Al-Shabab waxay ka xoreeyeen magaalooyin badan..”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh, Max’ud oo la hadlay wakaaladda warararka Reuters ayaa sheegay in magaalooyinka ay qabsanayaan Xarakadda Al-Shabab ay u laheyn wax muhiimad ah taas macnaheeduna aheyn in Al-Shabab ay leeyihiin awood ay magaalooyin ku haystaan.

Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sheegay in awooda Al-Shabab ay wiiqantay oo lagu jabshay dagaalka ay kula jiraan ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM waxaana uu kaga jawaabay mar wax laga weydiiyay magaalooyinka ay qabsanayaan waayahaan dambe in magaalooyinkaas ay wax ahmiyad ah u laheyn oo xataa ay difaacan Karin.

Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud-007

“Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM Al-Shabab waxay ka xoreeyeen magaalooyin badan oo muhiim ah ayaguna hadda waxay sameynayaan inta dhulka cidlada ah maraan ayay hadba tagayaan tuulooyin yar yar oo aan muhiim aheyn” ayuu ku yiri waraysiga uu M/weynuhu siiyay wakaaladda wararka Reuters waxaana uu diiday in magaalooyinka ay qabsanayaan aysan macnaheedu aheyn inay soo xoogaysanayaan.

M/weynuhu waxaa uu xusay in awooda Al-Shabab la wiiqay ay cadeyn u tahay inay mar ka talin jireen inta badan gobolada bartamaha iyo koofurta Soomaaliya haddana ay jirin magaalo muhiim ah oo gacantooda ku jirta

Dagaalamayaasha Xarakadda Al-Shabab oo tan iyo sanadkii 2011 luminayay magaalooyin muhiim ah ayaa haddana isku dayaya inay weeraraan saldhigyada ciidamada magaalooyinka laga qabsaday waxaana shalay ay dagaal la’aan ku qabsadeen magaalada Janaale ee G/Sh/hoose halkaasoo ay askar badan oo AMISOM ka tirsanaa ku laayeen bilowgii bishaan.

Magaalooyinka muhiimka ah ee willi Shabab ka taliyo waxaa ka mid ah magaalo xeebeedka Xarar-dheere ee G/Mudug.

Dadka falanqeeya arrimaha amaanka waxay aaminsan yihiin in Al-Shabab oo awoodooda la wiiqay haddana ay willi halis ku yihiin amaanka iyo hormarka Soomaaliya.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=1214

Comments are closed

taaj
rayiga f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…” qeybdiidJan. Qeybdiid: “Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in xildhibaanada Galmudug ay codkooda i siiyeen (Dhageyso) 14717078_1107879859267544_2136458132173356573_nMid ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad ee xilka Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo gaaray Kismaayo + Sawirro somalilandBannaanbax Somaliland-diid ah oo laga abaabulayo Laascaanood indhacaddeJanaraal ku sugan Cadaado oo si kulul uga hadlay xiisadaha u dhaxeeya Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna (Dhageyso)