Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 5,773 views

‘DIIWAANKA TAARIIKHDA’ Weriyaha BBC-da Soomaaliga ee sanadka 2015-ka (Mogadishu – London)

Caalamka waxaa ka dhaca qiimeyn uu ku guuleysnayo hal qof, kaasi oo uu ku muto waxqabadkiisa la xariira sanadkii loo dhaafay, bacdamaa lagu jiro bishii ugu dambeysay sanadka sii tegaya ee 2015-ka, inkasta oo aanay meesha ka marneyn dhaliilo loo jeedinayo qofkaasi guuleystay, iyadoo siyaabo kala duwan looga hadlayo.

Weriyaha sanadkaan qaaday koobka qiimeynta wariyaha ugu wanaagsan ayaa waxaa loo aqoonsaday weriyaha BBC-da laanta afka Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale, kaasi oo dhowaan ka qalin jebiyay jaamacad lagu magacaabo Queen Mery oo ku taala magaalada London oo dhiganayay muddo saddex sano ah.

Taariikh ahaan Weriyahaan oo Saxaafadda ku jira in ka badan 15-sano ayaa ka mid ahaa Weriyeyaasha magaalada Muqdisho ka howlgala, isagoona dhageystayaal fara badan ay ku xirnaayeen barnaamijyada kala duwan ee uu ka jeedin idaacadii burburtay ee HornAfrik lagu magacaabi jiray.

Time is the most valuable thing in our lives. It flies over us quickly but we have to use it wisely!

Posted by Farhan Jimale on Wednesday, December 9, 2015

Kaddib wuxuu ka mid noqday weriyeyaal ay qaadatay BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ku hadasha, taasi oo keentay kaddib markii uu ku guuleystay tartan ay u qabatay weriyeyaal ay BBC-du u qabatay tababar.

Sahan qiimeyn ah oo shabakadda Somaliweyn ay ka sameysay magaalada Muqdisho oo ku saabsan weriyaha sanadka 2015-ka u qalma ayaa waxaa cod bixintii la qaaday waxaa ku guuleystay Weriye Farxaan Maxamed Jimcaale.

“Aniga oo ka mid ah dhageystayaasha idaacadda BBC Somali oo runtii ka mid ah idaacadaha ugu faca weyn caalamka, waxaa sanadkaan 2015-ka u aqoonsan lahaa Weriye Farxaan” ayuu yiri Yaasiin Jaceeloow oo ka mid ah dhallinyarada Muqdisho.

Dhinaca kale dhageystayaal fara badan oo iyagu degan dalka dibadiisa iyo gudihiisa 80% waxay taageereen weriyahaan dhallinta yar, iyagoo sheegay inay arrimo badan dartood waxaana ugu horeeya codkiisa aan hakashada lahayn isla markaana ay fahmi karaan dhageyste kasta oo ku hadla afka Soomaaliga.

 

Tifaftiraha Somaliweyn
contact@somaliweyn.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=12297

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”