| | views 251

Beesha Hiraab Ee Hawiye Oo Shir Ku Qabsatay Oslo dalka Norwey :-Daawo+Sawiro

Waxaa Halkaasi Ka hadlay Dad Farabadan Oo Isugu Jira Nabadoono Culimaudiin Siyaasiyiin Oday Daqameedyo Haween Iyo Dhamaan Qaybaha kalaDuwan Ee Beesha Hiraab.
Dhamaantoodna waxay Wada Ayideen Wixii Kasoobaxay Shirarkii Kan Kahoreeyay Iyo Gudiyadii Ay Beesha Horey Udhisatay.

Ugu Horeyn Waxaa Kahadlay Gudoomiyaha Beesha Hiraab Ee Norwey Duuliye Sare Shahar Cabdi Afrax Oo Siweyn Ugu Dheeraday Muhiimada Uu Laayahay Shirkaan Iyo Waliba Sabaha Kukalifay Inay Samaystaan Maamul Nuucaan Ah.
Wuxu Sheegay Inay Doonayaan Marka Hore In Besha Isla Iloowdo Dagaaldii Siyaasada Kudhisnaa Ee Beesha Dhexmaray Lana Bilaabo Bog Cusub Oo walaatinimo Ah.
Wuxuukaloo Yiri Colaad Aad Walaalkaa Uhaysaa Maalinwalba Wax Ay Sookordhinaysa Malahan Aan Ka Ahayn Dhibaato Iyo Inaad Unuglaato Cadawgaaga.

Sidoo Kale Waxaa asna kahadlay Suldaanka Beesha Hiraab E Norwey Suldaan Cabdi Qawi Oo Yiri Hiraab Wuu Heshiiyay Wuxuu Uheshiiyay Inuu Dantiisa Qabsado Cidkale Inuu Dhibaateyana Uma Heshiin.

Xildhibaan Cagaweyne Oo Ah Mudane Lagasoodoorto Magaalada Oslo Ayaa Isna Yiri Dadka Markay Maqlaan Xildhibaan Waxay Imoodi Doonaan Kuwa Mooshinka la orda Aniga Kuwaas kama Mid Ahi Ayuu Kula Kaftamay Dadkii Meeha Fadhiyay .
WuxuuKaloo Yiri Hiraab Waxaa Laga Yabaa Inay Dadka qaar Sas Kaqaadaan Taasne Waa Qalad Hiraab Cidna Duulaan Kuma Ahan Wuxuu Doonayaa Kaliya Inuu Dadkiisa Mideeyo Kadibna Hawiye Ugudbo Kadibne Somali Inteeda Kale.

 



Short URL: http://somaliwayn.org/?p=1248

Posted by on Jun 15 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Archives

Recently Commented

  • Dungeon Hunter 4 Hack: If you would like to take much from this article then you have to apply such methods to your...
  • Respawnables Hack: Having read this I thought it was really informative. I appreciate you spending some time and...
  • Castle Clash Cheats: Just want to say your article is as astounding. The clearness in your post is simply cool and i...
  • Candy Crush Saga Hack: Thanks for finally talking about > American-Somali relations: What’s in the words? |...
  • Car Town Hack: Everyone loves it when folks come together and share thoughts. Great blog, keep it up!