Logo_Dahabshiil_cusubAdv
NLINK-NEWhilal-banner
XayeysiinTawakalExpress

| | 350 views

Dowladda Itoobiya oo Xabsiga u taxaabtay Wasiir ka tirsan Xukumadda Cusub .

xabsi

Addis ababa: Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Magaalada Addis ababa lagu xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Xirsi Aadan Rooble oo Wasiir ku xigeen ka ah Xukumadda Cusub ee Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake.
Ciidamada Itoobiya ayaa xiray wasiir ku xigeenkaasi ka tirsan xukuumada cusub Ra’iisul wasaare Cumar C/Rashiid, xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Abshir Dhoore ayaa u Xaqiijiyay Saxaafadda Xariga Xirsi Aadan Rooble oo ah Wasiir ku xigeenka.
Dhinaca kale Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli ka hadlin Xariga Xirsi Aadan Rooble,iyadoona Wararka qaar ay sheegayaan in Wasiirka la xiray uu xiliga la xiray Magaalada Addis ababa uu ka sameeysanayay Baasaboor Itoobiyaan ah.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

Fikirkaada ka dhiibo qoraalka kore, adigoo aan xadgudub sameynin. Mahadsanid

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=1267

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com