| | views 394

War Deg Deg ah: Al-Shabab oo qabsatay jaziirad Kenya ku taala

Kooxda la aamisan yahay iney xiriir la leeyihiin shabaabka Somalia ka dagalama ayaa weeraray hotelo iyo saldhigyo ku yala magala xeebeedka Mpeketoni oo ay ku sugnaayeen booliska dalka Kenya, saraakiil ka tirsan dowlada Kenya ayaa sidaa laga soo xiganayaa. article-2658751-1ECE5B6300000578-499_634x480 Goob joogayaal ayaa kuwaramaya iney arkeen dhismooyin holcaya oo ay gubeen kooxihii weerarka soo qaday iyo dhawaqa rasaas gudaha Mpeketoni kadhaceesay oo udhow jaziirada Lamu . Wargeyska the stander ayaa lagu qoray bogiisa in ugu yaraan 27-ruux ay weerarkaassi kudhinteen. Afhayeenka ciidamada milatariga dalka Kenya Emmanuel Chirchir ayaa yiri rag hubeysan ayaa soogalay xarun aad umashquul badan oo dadku ay usoo tukaameesi tagaan kadib kooxdu waxay bilaabeen toogashada dadkii halkaasi kusugnaa. article-2658751-0E30F46D00000578-459_634x422 Hamaton Mwaliko oo katirsan saraakiisha booliska Kenya ayaa wakalada wararka ee reuters usheegay raga hubeysnaa waxay soo weerareen saldhiga kadibna halkaasi waxaa kudhaxmaray dagaal iayaga iyo ciidamada.   Mpeketoni waxay 40 km ujirtaa jaziirada Lamu weerarkana layaab malaha oo dhowr mar oo horre ayey weeraro kadhaceen Kenya. Kenya ayaa wajaheesay tiro weeraro uga imaanaya dhanka shababka Somalia tan iyo markii ciidamadeyda gudaha ay usoo galeen Somalia sanadkii 2011.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=1311

Posted by on Jun 16 2014. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

1 Comment for “War Deg Deg ah: Al-Shabab oo qabsatay jaziirad Kenya ku taala”

  1. Fantastic blog you have here but I was curious if you knew
    of any user discussion forums that cover the same
    topics discussed here? I’d really like to be a part
    of community where I can get suggestions from other experienced individuals that
    share the same interest. If you have any recommendations, please let me
    know. Many thanks!

    Here is my web site; clash of clans hack no survey no password

Comments are closed

Recently Commented

  • Dungeon Hunter 4 Hack: If you would like to take much from this article then you have to apply such methods to your...
  • Respawnables Hack: Having read this I thought it was really informative. I appreciate you spending some time and...
  • Castle Clash Cheats: Just want to say your article is as astounding. The clearness in your post is simply cool and i...
  • Candy Crush Saga Hack: Thanks for finally talking about > American-Somali relations: What’s in the words? |...
  • Car Town Hack: Everyone loves it when folks come together and share thoughts. Great blog, keep it up!