Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 941 views

SAHRA KIIN: “Nolosha cusub iga fogee, anigaa cadceed dahar moodaye” + Video

Haddii horay loo yiri “Wixii cusub caalamkaa jecel” iyo ereyo kale oo lagu ammaanayo wax kasta oo cusub, waxaa diidan arrintaasi gabadhaan da’da yar oo iyaduna leh “Nolosha cusub iga fogee”, waa yaab tolow maxay ku qoonsatay inay iska fogeyso nolosha cusub?.

Fannaanadda da’da yar ee lagu magacaabo Sahra Kiin ayaa soo saartay hees cusub oo la magac baxday “Nolosha cusub iga fogee” oo dulucda ujeedadeedu tahay in nolosha cusub ee ku dhisan been beenta iyo dhaldhalaalka aanay ku kadsoomin gabdhaha Soomaaliyeed.

“Tacliinta cilmiga koobiyo, culuuntuu jacayl i baray, intuu cindigeyga degay siduu cashar iigu dhigay” ayay tiri Fannaanada oo heesteeda si heer sare ah looga soo shaqeeyay, isla markaana miyuusiga iyo ereyada la isla helay, bal halkaan hoose ka dhageyso:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=29219

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj