Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 3,390 views

VIDEO: Rihaanadii Soomaaliya oo soo saartay hees murti xambaarsan (Naqshadda ku cusub fanka)

Rihaanadii Soomaaliya gabadha lagu magacaabo Xaliimo Gobaad ayaa soo saartay hees cusub oo si aan caadi ahayn looga shaqeeyay farsamadeeda iyo naqshadda ku cusub fanka Soomaaliyeed ayaa noqotay heesta toddobaadka ugu sidata murtida, maansada iyo miyuusigga dhuuxa iyo lafaha ku dhalaalinaya.

Xaliimo Gobaad iyo heesteeda cusub halkaan ka daawo:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=30342

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj