Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,314 views

ILA FIIRSO : Fanaanka Weyn ee Cabdi Baadil Oo Gabre Hees Kulul Ku Canaantay !

Dhammaan Umadda Soomaaliyeed, anigoo ah Cabdi Baadil Ibraahim waxaa igu kalifay inaan maanta baraha bulshada ka hadlo waa maxay ? Dhibaatada ka taagan SOMALIA !
1 – Dhibka waxaa na baday waa Qabiil.
2 – Itoobiya oo dhibaato xun nagu haysa (dalkayaga ayey doonaysaa inay kala googooyso)
Heestaan ayaan ugu talagalay guubaabada Shacabka Soomaaliyeed oo aan laba saac gudahood ku sameeyey taasi oo la magac baxday

*WAAN DIIDNAY*
DAAWASHO WACAN !

 

C/risaaq IndhaJaceyl

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=30538

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj