Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 2,349 views

Raaxo Shariif: “Adigaa talo xumo sameyee Tagtaye horta yaa ku tebay?!” (Waxbaa ka dhacay)

In ka badan boqol ruux ayaa mar kaliya u riyaaqay ereyada hallaasiga ah ee ka soo burqanayay Fannaanada Raaxo Shariif, kaddib markii ay gilgishay masraxa iyadoo garbaheeda ay taagnaayeen rag iyo haween si weyn ula dhacay murtida xambaarsan minno sheegashada ay ku luqeyneysay fannaanada.

Micnaha ujeedada heesta magaceedu yahay “Tagtaye horta yaa ku tebay?” ayaa ku socotay wiil fannaanada ay la yeelatay xiriir jacayl kaasi oo meel cidlo ah uga dhaqaaqay, kaddibna fannaanada Raaxo Shariif ay qaaday heestaan.

Farsamada lagu laray miyuusigga daryamaya ayaa mar kaliya waxaa madaxa ruxay boqolaal ruux oo dhallinyaro rag iyo haween isugu jira, ayaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ee daawasho wacan:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=31871

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj