Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,458 views

DHACDO UGUB AH: Nin xubintiisa taranka ku waayay cudurka Kansarka oo lagu guuleystay inuu bil kaddib galmo sameeyo

Dhaqaatiirta isbitaalka Massachusetts oo ka tirsan gobolka Boston ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay inay daweeyaan nin xubintiisa taranka ku waayay cudurka Kansarka, kaddib markii ay ku rakibeen xubinta nin kale oo geeriyooday.

Ninkaan oo lagu magacaabo Thomas Manning oo ku dhacay cudurka Kansarka ayaa sababay in kaadida ku xiranto isla markaana xubintiisa taranka ay noqoto mid howlgab ah.

thomas

Howlgalka dhaqaatiirka isbitaalka Massachusetts oo socday muddo 15-saac ah ayaa waxay xaqiijiyeen inay ku guuleysto howshoodii, kaddib markii caadi ahaan u shaqo bilowday xubintii lagu rakibay dhibane Thomas.

Waa markii ugu horeysay oo dhacdo noocaan ah caalamka laga sameeyo, iyadoo horumarka dhinaca caafimaadka ee dalalka horay u maray markaan uu sii kordhayo, waxayna tallaabadani noqoneysaa mid toddobaadkaan si weyn looga hadal hayo dunida.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=32155

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”