Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,372 views

Maxamed BK oo Hargeysa ka dhigay showgii uu ku waayay xubinimada kooxda Xiddigaha ‘Luuleey ruux gobaa tahay’ (Daawo Video)

Magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay show ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen dhallinyaro rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo iyagu si weyn u daneynayay wacdaraha iyo suugaanta uu halkaasi ku soo bandhigayo fannaanka Maxamed Saciid Cabdi (BK).

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa mid ka mid ah heesaha uu halkaasi ka qaaday oo lagu magacaabo “Luuleey”, waana tan ee daawasho wacan:-

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=32857

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj