Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 891 views

Wax ka baro Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanka ay ku luqeeyaan Bisha Ramadaanka..

Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka ayna Baahiyaan 2 Idaacadood ee Radiyo Muqdisho,iyo Raadiyo Hargeysa iyo waliba Idaacadaha Maxaliga ah ee iyaguna Daaha laga Rogay waxii ka dambeeyay 1991kii.

Fanaaniinta ayaa isagu jira kuwa nool iyo Qaar Geeryooday xiliyadii la soo dhaafay waxaana nabi amaanada lagu xasuusto Bisha Ramadaan Baahiya qalabka Warbaahinta.

Hadaba Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanada Bisha ramadaan waxa ay kala yihiin

Dhinaca Ragga waxaa ka mida

Abwaan Xasan Sheekh Muumin
Axmadeey Abuubakar Al Camaari
Maxamed Nuur Aqyaar
Maxamed Baafoow Cali
Maxamed Suleymaan Tubeec
Cismaan Cabdikariin Gacanlo
Xasan Aadan Samatar
Cabdulle Yuusuf Hanuuniye
Axmed Naaji Sacad
Saalax qaasim Naaji
Cabdi Salaad Beerdilaachse
Shiraan shidaad Muraad
Maxamed Yuusuf Cabdi
Saciid Mire Xeydar
Bashiir Cali Xuseen

Cabdirisaaq Gaadaco

Bashiir Ibraahim Cabdi
Axmed Iinshaar Cabdi’ Olol’
Cabdi Maxamed Safaari
Cabdulqaadir Cadow Cali
Axmed Nuur Jaangoow
Shimaali Axmed Shimaali
Maxamed Maxamud Cige’ Busi’
Cumar cabdulle Shooli

Dhinaca Hablaha waxaa ka mida

Xaliimo Khaliif Magool

Sahro Axmed Jaamac

Fadumo Qaasim Hilowle

Faadumo Cabdulaahi Kaahin’ Maandeeq’

farxiyo Cali Faarax

Maryan Mursal Ciise

Xaliimo Muuse Milaano

Khadiijo Foodeey Nuur
Haboon Cabdulaahi Faarax

Hibo Maxamed Hudoon’ Hibo Nuura’
AUN Marxuum Axmed Iinshaar Cabdi olol waxa uu ka mid aaha Fanaaniintii Hobolada waabari waxa uu qaadaa Marka la eego dhinaca nabi amaanada Nabi amanaka la magac baxay AFURA.
Marxuum Axmed iinshaar Cabdi olol waxa uu ku dhashay ex dugsigii xlane 1960kii waxaan afanka ku dhiirigaliyay walaalkiis ka weynaa AUN Rashiid iinshaar cabdi sida ay ii sheegeen horaantii 2000 hooyadiis Faadumo cumar iyo walaalkii Cumar Iinshaar Cabdi oo lagu neynaaso Cumar Raanbo oo aan kula kulmay Gurigooda oo ku yiilay Xaafada Via leyberiya ee degmada waabari.waxaana hooyo Faadumo ay sheegtay in wiilkeeda uua haa fanaan aad u cod Macaan isla markaana si gaara ay iyadu u xiiseyn jirtay.
‘axmed iinshaar Raadiyaha agteyda ayuu soo dhigi jiray marka ay soo gasho heestiisa’ayey tiri Hooyo faadumo Cumar oo xustay in wiilkeeda uu ahaa wiil aad u dabeecad wanaagsanaa oo laga jeclaa bulshada dhexdeeda

Waxaa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=34534

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”