Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,112 views

TACSI: Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay ayaga oo aad ugu murugeysan geerida ku timid Marxuum Cali Tooxow Aybakar oo taariikhdu markay aheyd 13. Juun 2016 ku geeriyooday Isbitaal ku yaal Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho tacsi u dirayaan guud ahaan qoyska, ehelada iyo asxaabta uu marxuumku ka geeriyooday.

Sidoo kale waxaa tacsi taas la mid ah oo tiiraanyeysan loo diraa dhamaan caruurta Marxuum Cali Tooxow meel walba ee Dunida ka joogaan. Weliba waxay Jaalliyadu murugada si qaas ah ula qeybsanaayaan walaalkood Al-Ustaad Muxudiin Cali Tooxow “Gorbajoof” oo ka mid Hormuudka Jaalliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada Aarhus.

Jaalliyadu waxey ugu danbeyntii leeyihiin Geerida Aabe Cali Tooxow dhamaantiin samir iyo iimaan ilaah ha idinka wada siiyo. Marxuumkana waxay Allaha Waaxidka ah uga baryaayaan inuu u naxariisto, Jannatul Fardowsa na uu ka waraabiyo, aamiin aamiin.

Dhambaalka tacsida waxaa diraaya dad kala ah:

Axmed Weheliye Cadaawe
Sh. Abuukar Sh. Xuseen Cade
Xaaji Axmed Cumar Axmed
Muxudiin Xasan Cali Saaqle
Daahir Cabdulle Butugeey
C/laahi Macalin Aybakar
Daa’uud Xuseen Ciidangale
Maxamed Xasan Doolow
C/laahi Cali Axmed
Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
Xuseen Caliyaale
C/risaaq Cabdulle Siyaad
Muxudiin Xaaji Cabdi
Cusmaan Sheekh
Cismaan Cali Caraale
C/qaadir Maxamed Calaajis
C/qaadir Xasan Xuseen
Axmed Maxamed Macade
Guuleed Sabriye
Shiine Macalin Bilaajo
Yuusuf Xasan Jeeggo
Liibaan C/raxmaan Macalin
Abuukar Sheekh Jaliil
C/rashiid Sheekh Siyaasi
C/raxmaan Calanle
Maxamed Cabdi Jimcaale “Barre”
C/salaan Diheeye Cadar
Muuse Gadhle
Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
C/laahi Shaacib.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=35553

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj