Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 932 views

Xanuunka Isticmaalka Facebook-ga oo ku soo badanaya Soomaalida

Malaayiin shacabka Soomaaliyeed ah oo ku nool dalka gudihiisa iyo adduunka dacaladiisa ayaa ku soo badanaya isticmaalka aaladaha casriga ah ee Internet-ka, kuwaasi oo iyagu siyaabo kala duwan uga faa’iideysanaya.

Hase yeeshee hadana aaladda Facebook oo ka mid ah baraha ay Soomaalida badi isticmaasho ayaa hadana isticmaalkiisa waxay ka cabanayaan dhibaatada uu u leeyahay, iyagoo qaarkood ku soo jeeda xilliyo badan, isla markaana dhibaato dhinaca caafimaadka ah ay taasi ku keentay.

Sidaas oo ay tahay waa jiraan dhibaatooyin kuwaan la mid ah oo bulshada ku nool caalamka ay la qabaan, iyadoo xanuunada laga qaado Facebook-ga ay inta badan ku dhacaan caruurta, kuwaasi oo xilliyo badan ku lumiya.

Guud ahaan isticmaalka Facebook ayaa Soomaalida qaarkeed wuxuu ku noqday arrin mucjiso ah, kaddib markii qof aad taqaanay su’aaleyso magaciisa, balse markii uu isku kaa sheego aad dhaheyso hadana “Walaal raalli ahow”.

FB-Health

Wiil ka mid ah weriyeyaasha Soomaaliyeed ayaa bartiisa Facebook waxa uu soo dhigay qoraal ku saabsan dhibaatada Facebook u leeyahay, isagoona su’aal inuusan xalay oo dhan hurdin, kaddib markii uu arkay waxa uu la yaabay wuxuuna saaxibadiisa ka dalbaday inay fikrado muhiim ah ka siiyaan.

Jabriil M. Nuur (Jabra)
jabriil37@hotmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=36129

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj