Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,876 views

Dhaqtar ku geeriyooday qaraxyada Muqdisho ka dhacay

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan qasaaraha ka dhashay qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu weeraray hotelka Naasahablood oo ku yaala agagaarka isgoyska Km4.

Allaha u naxariistee Dr. Maxamed Cali Ducaale oo ka howlgala isbitaal ay leedahay jaamacadda Banaadir, isla markaana waxa uu ka mid ahaa saamileyda jaamacadda, waxaana aabihii oo la oran jiray Dr. Shahiid uu ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Shamo.

Wararka ayaa sheegaya in Ditoorka ka mid ah dad ku sugnaa iridda hore ee Hotelka Naasahablood halkaasi oo loogu dhaqayay gaarigiisa, iyadoo meydkiisa ay halkaasi ka qaadeen dadkii u soo gurmay dhaawacyada.

benadir-thosp-10

Dhaqtarka ayaa la sheegayaa in markii uu dhaawac ahaa, hase yeeshee markii dambe u geeriyooday, waxaana sidoo kale la sheegayaa inay jiraan qasaarooyin kale oo fara badan, iyadoo gudaha Hotelka ay iminka howlgallo ka wadaan ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.

Hotelka Naasahablood ayaa la sheegayaa inay ku sugnaayeen xildhibaano u badan mucaaradka Dowladda, kuwaasi oo ay ka mid tahay Xildhibaan Khadiijo Diiriye, iyadoo aan weli la ogeyn mudanayaal Baarlamaan oo waxyeello soo gaartay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=36685

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”