Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 523 views

Banaanbax looga soo horjeedo Weerarkii lagu qaaday Masaajidka Nabi Muxamed CSW oo Muqdisho ka soconaaya.

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaaya Banaanbax looga soo horjeedo Weerarkii lagu qaaday Masaajidka Nabigeena NNKH ee Madiina Al-munawara, banaanbaxaan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Masaajidka Isbaheysiga Islaamka.

1 (26)
Banaanbaxaas ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Culimadda Soomaaliyeed,kuwaas oo sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Dhulkii Barakeysnaa Weerar lagu qaado.

Dhanka kale Ammaanka Masaajidka lagu qabanayo Isku soo baxa ee Isbahaysiga Islaamka ayaa Saakay si weyn loo adkeeyay,iyadoo Ciidamada amniga ay joogaan wadooyinka soo gala Masaajidka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=38306

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj