Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,935 views

Cudur ku badan Soomaalida oo si fudud looga hortegi karo (Daawo muuqaal)

Mid ka mid ah cudurrada faraha ba’an ku haya inta badan Soomaalida degan dalka gudihiisa, kuwaasi oo iyagu siyaabo kala duwan uga cawda cudurkaasi, isla markaana xilliyada uu sida aadka ah u kacsan yahay dhibaatooyin kala duwan kala kulma.

Cudurkaan oo loo yaqaano Gaastrikada, boog calooleed iyo laab jeex ayaa Soomaalida daweyntiisa waxay kala kulmaan dhibaatooyin fara badan marka ay isticmaalaan daawooyin aan dhaqtar u qorin.

Haddaba waxaan halkaan kuugu soo gudbineynaa muuqaal ku saabsan qaabka aad si fudud uga hortegi karto cudurkaasi, halkaan ka daawo macluumaadyo kala duwan:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=38317

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj