Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,062 views

Khabiir muddo badan ka soo shaqeeyay dhulka Soomaalida oo Hargeysa ku geeriyooday

Magaalada Hargeysa waxaa ku geeriyooday JOH DRY SDYLE oo ahaa khabiir caan ah oo muddo ka badan todobaatan sano ka soo shaqeeyay ama xidhiidh la lahaa dhulka iyo dadka Soomaalida.

John Dry Sdyle oo ahaa oday da’ weyn waxaa geeridiisa u xaqiijisay BBC goor Dhoweyd Edna Adam Ismaaciil maamulaha cisbitaalka Edna ee Hargeysa oo iyadu aad ula socotay mudooyinkii danbe xaaladda John dry sdyle.

John dry Sdyle oo ku hadli jiray luqdda soomaalida wuxuu dhawr iyo labaatankii sano ee u danbeeyay ku noolaa Somaliland gaar ahaan Hargeysa iyo Gabilay . sida uu u sheegay beri sii horeysay wareysi uu la yeeshay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige Joh Dry Sdyle wuxuu yimid somaliland 1943 , wuxuu noqday 1952 gudoomiyaha degmada laascaanood oo maamulkii ingiriiska , 1954 wuxuu noqday wakiilkii dawladda ingiriiska ee Jigjiga.

Markii somaliya xoriyadda qaadatay 1960 wuxuu noqaday xoghayihii kowaad ee safaaradii ingiriiska ee muqdisho , kadib wuu ka tegay oo wuxuu la taliye u noqday ra’iisal wasaarihii somaliya ee xilligaasi cabdirashiid cali Sharma’arke . 1992 wuxuu noqday la-taliye hawgalkii qaramada midoobay ee somaliya ee UNISOM , wuxuu sheegay inuu iskaga tegay oo ku qanci waayay siday wax u wadeen.

Kadibna 1993 wuxuu u soo wareegay somaliland uu uu la-taliye muddo u ahaa Madaxweynihii somaliland maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal . 1998 wuxuu Joh dry sdyle samastay hay’ad ka shaqeysa mashaariicda horumarinta ee somaliland . wuu islaamay dhawr sano ka hor wuxuuna la baxay magaca Cabbaas.

Edna Adan waxay BBC u sheegtay in aas weyn loogu samayn doono John dry sdyle Hargeysa oo la sugayo qoyskiisa xubno ka tirsan.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=38380

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”