Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 787 views

Tacsi: Ilaahey ha u naxariisto Axmadey Cosmaan oo dhawaan Itoobiya ku geeriyooday

TACSI: Waxaa 20 ka bishan Luulyo 2016 ku geeriyooday magaalada Addis Abeba ee dalka Itoobiya Allaha u naxariistee Axmed Cosmaan Ibraahim (Axmadey) oo ahaa madaxii wargeyskii Xiddigta Oktoobar.

tacsi1

Axmadey Allaha u naxariistee oo aan kala soo shaqeeyay wargeyskaas muddo qurux badan ee aanan la illaawi karin wuxuu ahaa nin bashaash ah oo qalbi iyo waji furan oo dad la dhaqan fiican oo aanan la sheegin qof ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ee wargayskaas oo ay isku dhaceen, wuxuuna ahaa mid saaxiib la ah dhamaan dadka.

Haddaba aniga iyo saaxiibbada kala ah: Xasan Cosman (Hassan Beat) oo aan ka helay sawirkan iyo Xaaskiisa Dahabo Shidane Maxamed, Ciise Faarax, Mohamud Yusuf (Makis), Cabidraxman Sheekh Mursal, Cabdiraxmaan Yabarow, Ibrahim Xasan Dandurey, Maxamed Aden Xersi (Terra), Yaasiin Ciise Wardheere, Fadumo Hiirad, Cabdullaahi Macallim Xaashi Khadiib, Cabdullaahi Cabdiraxmaan Yariisow (Alif), Khadiijo Mayow Abukar, Cosman Niino, Axmed Faarax Cali (Idaajaa) iyo dhamaan qorayaashii wargeyskaas iyo saaxiibbada kale oo dhan ee aanan magacyadooda halkan ku soo wada koobi karin ee ay isla soo shaqeeyeen Axmed Cosmaan Ibraahim madaxii hore ee wargeyskii Xiddigta Oktoobar.

Waxaa sidoo kale tacsidaan diraayo Cabdulahi Sheekh Xuseen Hantiwadaag iyo Xuseen Cabdi Calasow iyo Mulki Cusmaan Ibraahim oo walaale ay yihiin Marxuumka dhintay Axmadey Cusmaan Ibraahim

Allaha u naxariitee waxay tacsi gaarsiinayaan ehelkii, qaraabadii iyo dhamaan asxaabtiisii in Alle uu samir ka siiyoo isagana uu Alle uu u dambi dhaafo, jannadiisii Firdowsana uu ka waraabiyo.

image

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=39304

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”