Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 734 views

Codeynta Gabdhaha kubaada Koleyga Kuwii ugu Caansanaa 80-meeyadii..

Waxaa Loo Codeynayaa Xidigadii Kubada Koleyga dhinaca Hablaha ee ugu Caansaneyd  Sanadihii 80meeyadii,waxaana Codeyntaan ka qeybgalaya Gabdhihii ugu Caansanaa Xiligaasi,iyagoo wareega 1 isku arkay hab cusub oo ah min 2 Ciyaartooy,waxana kuwa soo badiya ay yeelan doonaan Warega sami finalka halka kuwa ka soo baxa Wareegaasi ay ku hardami Doonaan Finalka oo Cod 1 Dheeri ah lagu kala Bixi doono Hadii Alle Idmo…

wareega Finalka Waxaa ku Tartami doona 4ta Ugu Codbadata Sami Finalka
Lugta Next Outka ee wareega hore ayaa soconeysa25-31 Luuliyo 2016,Halka Sami finalkuna bilaaban doono Hadii Alle idmo 3-8-2016,Wareega Kama dambeystana 11 Ogosto 2016  Hadii Alle idmo.

N.B Codeeyuhu Codkisa Waxa uu ka bixin karaa Santuuqyada Codeynta ee ka hor Muuqda jadwalka,waa u codeyn karaa 1 santuuq ama in ka badan Balse umawadacodeyn karo 2 musharax ee  Tartamaya..
Santuuqa A.
Sucaad Cabdulaahi   vs Sahro Socdaal
Santuuqa B
Mulki Nuur Muudeey  vs Shukri dhalbaas
Santuuqa C.
Samsam    vs Geediyo Cali Abshir
Santuuqa D
Tiriig      vs Ambiyo
Santuuqa E.
Xabiibo Qaran   vs Suldaano
Santuuqa  6
Astur Jaamac  vs Xaawo Hilowle
Santuuqa 7

Qaali Xaaji  vs Faadumo Dheer

Santuuqa 8

Faadumo Aweys   vs Dhuuxo

Santuuqa 9
Ayaan Cabdi Xaaji    vs Ruqiyo Islow
Santuuqa  10

Naado   vs seynab Shiino
Santuuqa 11
Miski  vs Beelo
Santuuqa 12

Nadiifo Ibraahim Iidow…. shiino M Cariif
Santuuqa  13

Shamso Diiriye  vs Baarliin Cadaawe
Santuuqa  14

Maryan Dheereey  vs Falxado warsame
Santuuqa 15

Deeqo Food   vs Raaliyo Iidi mahadaay
Santuuqa 16

Jiijo Axmed yare  vs Luul cismaan sokor

N.B wareega Sami Finalka waxa u soo bixi Doona 8 Ciyaartooy ee ka soo gudba 16ka Guruub kuwaasoo isagu dhici doona sidatan.

Badiyaha 1  vs Badiyaha 7

Badiyaha 2   vs Badiyaha 8

Badiyaha 3  vs Badiyaha 9

Badiyaha 4  vs badiyaha  10

Badiyaha 5   vs Badiyaha  6

Badiyaha 11 vs Badiyaha  13

Badiyaha 12 vs Badiyaha  16

Badiyaha   14 vs Badiyaha 15
ku soo Codee iimeylkaan.

Uurdoox2016@gmail.com

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdule’ Uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=39598

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj