Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 648 views

Yaa u soo Baxay Lugta 8 Codeynta Champions-ka GKK Soomaaliya…

Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa natiijada Codeynta wareega 16 ee Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya oo qabsoontay 27 vs 28 Luuliyo 2016,waxaana wareegaan oo ahaa mid adag ay noqotay Natiijada sidatan.

Sucaad Cabdulaahi ( Badiyaha 1 ) vs Qaali Xaaji ( Badiyaha 7 )   3-5
Mulki Nuur Muudeey ( Badiyaha 2 ) vs Faadumo Aweys ( Badiyaha 8)   4-1
Geediyo Cali Abshir ( Badiyaha 3 ) vs Ayaan Cabdi Xaaji ( Badiyaha 9 ) 3-2
Ambiyo ( Badiyaha 4 )  vs Naado ( Badiyaha 10 )                                 2-3

Xabiibo Qaran  ( Badiyaha 5 )  vs Astur Jaamac ( Badiyaha 6 )    3 vs 5

Miski ( Badiyaha 11 ) vs   Baarliin Cadaawe ( Badiyaha 13 )        2 vs 0

Nadiifo Axmed Iidoow ( Badiyaha 12 ) vs Jiijo Axmed yare ( Badiyaha 12) 2-0

Maryan Dheereey ( Badiyaha 14 )  vs  Deeqo Food ( Badiyaha 15 ) 3 vs1
Waxaa Wareega 8 isagu soo Haray 8 Ciyaaryahan kuwaasoo isagu beegmay sidatan 29-30 Luuliyo 2016.

Badiyaha 1 Qaali Xaaji  vs Badiyaha 14 Maryan Dheereey
Badiyaha 2 Mulki Nuur Muudeey  vs Badiyaha 11 Miski

Badiyaha 6  Astur Jaamac Cilmi   vs Badiyaha 12 Nadiifo Axmed iidoow

Badiyaha 3 Geediyo Cali Abshir   vs Badiyaha 4 Naado
N.B Lugta Sami Finalka oo ah mid adag waxa ay isku arki Doonaan 4ta soo baxda 1-2 Ogoosto 2016.

Badiyaha Qaali Xaaji vs maryan Dheereey waxa ay Fooda is dari doonaan Badiyaha Astur Jaamac vs Nadiifo Axmed iidoow Hadii Alle idmo

Badiyaha Mulki Nuur Muudeey vs Miski waxa ay Fooda is dari doonaan Badiyaha Geediyo Cali Abshir iyo Naado

ku soo Codee iimeylkaan.

Uurdoox2016@gmail.com

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=39997

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj