Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 563 views

Sheekadii Jaceylka Toddobada Su’aalood

Qeybta 3aad: Jawaabaha todobada ah ee sheekadan waxey ku bilaabaneysaa sidan:

Gabadha waxey ku soo jawaabtay anna waan ku jecelahay, ninka kabalyeeriga ah wuxuu ku dharbaaxay wiilka soomaaliga ah wuxaa ahaa cunsuri aan u ogoleyn wiilkan Madow in gabadhan cad uu jaceyl la wadaago.

Ninka milkiilaha maqaayadda wuxuu ku dharbaaxay kabalyeerigiisa maxaa galay isaga kaliya waxey aheyd in uu xitiraamo macaamiisha.

Booliiska waxey u xireen wiilka wuxuu ahaa ninka ka danbeeyay qalalaasaha meesha ka dhacay.
Saaxiibkii wuxuu uga tagay waxaa isku qaban weyday sababta wiilka uu u yimid wiilka oo aheyd waxbarasho iyo in bilowgaba uu sheeko jaceyl jaceyl bilaabay markaa waxaa u muuqday in aysan isku waddo aheyd.

Maxkamaddu waxey u masaafurisay wiilka waxey eegtay muddada uu waddanka joogay iyo saameynta uu yeeshay in haddii uu sii joogo laga yaabo in dhibaato kale uu sababi karo.

Waxey gabadha u suuxday waxey aheyd xiliggaa mid la qabo oo aan wiilkan waxba u qaban karin iyo sida uu weli warqaddii waan ku jeclahay weli u wato.

Qeybtan oo ah tii ugu danbeysay sheekadii taxanaha aheyd ee Jaceylkii Toddobada Su’aalood ayaa ah mid ka jawaabeysa dulucda sababta ka danbeysay in sheekadan aan qoro, waxaan ka ducurdaaranayaa dhamaan wixii khaladaad ah oo aad ku aragtaan dhinac kasta hab qoraalka iyo muhiimadda sheekada.

Akhriso Qeybta 2aad haddii ay ku dhaaftay

Mahadsanidiin.

W/Q Siciid Xagaa Afrax.
sxagaa@hotmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40246

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”