Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 999 views

Mulki Jeenyo iyo Nadiifo Ibraahim Iidoow oo isagu soo haray Finalka Codeynta GKK Soomaaliya

Waxaa Maanta si Rasmi ah u Bilaabatay Codeyntii  Finalka Gabdhaha KK Soomaaliya oo ay isagu soo Hareen Mulki Nuur Muudeey oo u ciyaari Jirtay Gabdhaha LLPP vs Nadiifo Ibraahim Iidoow oo u Ciyaari Jirtay Gabdhaha Kubada Koleyga Badda,waxaana 2 Xidig ay sami finalka ku reebeen Naado oo Horsed u ciyaari Jirtay iyo Qaali Xaaji Aadan oo ENG ka Tirsaneyd

Lugtii Sami Finalka oo qabsoontay 1 vs 2 Ogosto 2016 Natiijadu sidatan ayey noqotay

Qaali Xaaji Aadan ( ENG )  8 Cod  vs Nadiifo Ibraahim IIdoow ( Badda 10 Cod

Mulki Nuur Muudeey ( LLPP)  11 Cod vs Naado ( Horseed)  5 Cod.

Hadaba Wareega kama dambeysta ee Finalka oo qabsoomi doona hadsii ale idmo  5  vs 6 Ogosto 2016 ayaa Natiijada waxaa lagu dhawaaqi doonaa hadii Ale idmo 8-8-2016,iyadoo Maalinta 7 bisha ku beegan ay noqon doonto Maalinta tirinta Codoadka.

Codeyntaan oo soo bilaabatay 25 Luuliyo 2016 waxaa ka qeybgaklay 32  Ciyaaryahan oo ka mid ahaa Gabdhihii Kubada Koleyga Soomaaliya,waxaana codeynta oo u dhacday Habka Next Outka   Lugta 32,16.8.4 ugu Dambeyntii isagu soo haray Finalka 2 Ciyaartooy ee kala ah Mulki Nuur Muudeey iyo Nadiifo Ibraahim Iidoow.

Kaalinta 3 waxaa galay Qaali Xaaji Aadan ( ENG )

Kaalinta 4 Waxaa Galay Naado  ( Horseed)
Ku soo Codee Iimeylkaan Uurdoox2016@gmail.com

N.B Codeeyuhu waxa uu ocdkisia siin karaa 2 musharax mid ka mida hadii uu uw ada codeeyo Mulki Iyo Nadiifo Codkaasi ansax ma noqonayo.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40548

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”