Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,176 views

Sheekh Umal: “Waxaan aad uga naxay hadal ka soo yeeray Parfasooro Aqoonyahano Soomaali Mareykan ah”

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa kabaha la dul maray dood xasaasi ah oo ka dhacday dalka Mareykanka isla markaana aqoonyahano Soomaali Mareykan ah ay ka jeediyeen doodo ku aadan xaaladda dalka iyo in lagu xukumo Shareecada Islaamka, iyadoo laba ka mid ah aqoonyahanadaasi ay si cad u sheegeen inaan dalka lagu xukumin Shareecada Islaamka.

Sheekha ayaa sheegay in hadalkaasi uu aad uga naxay in aqoonyahano Soomaaliyeed ay maanta kahor yimaadaan in Shareecada Islaamka lagu maamulo dalka, isagoona ku tilmaamay labada aqoonyahan oo uu ka gaabsaday magacyadooda inay yihiin rag muddo 40-sano ah uu Mareykanka u soo tababarayay fikirka ay aaminsan yihiin.

Waxa uu sheegay in hadalka aqoonyahanada uu yahay mid ay ku jaha wareerinayaan dadka caamada ah, isagoona sheegay inay soo tababaray fekerka ay xambaarsan, isagoona sheegay in dooda labada aqoonyahan midba kan kale ka sii daran yahay.

“Midbaa wuxuu yiri aan sameysano dastuur aan shareecada wax u dhimeyn” ayuu yiri Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo hadalkaasi ku tilmaamay inuu yahay kelmad sheydaan.

Halkaan ka daawo dooda Sheekha iyo Aqoonyahanada:

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40674

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”