Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 690 views

Buug uu qoray nin Masar u dhashay oo laga diiday in Faransiiska lagu daabaco

Madbacad ku taala dalka Faransiiska ayaa diiday in ay daabacdo buug loogu magac darray Fashiisiyiinta Islaamiga ah” Buuggaan oo uu qoray qoraa Xaamid Cabdisamad oo u dhashay dalka Masar. Buuggan oo lugu tarjumay afka faransiiska, ayaa qorshuhu wuxuu ahaa inuu soo baxo bisha sibteember ee inu soo fool leh bartamaheeda.

Hase ahaatee madbacadii daabici laheyd ayaa gaashaanka u daruurtay, waxaana ay sheegtay in asbaabo amni awgeed ay ugu laabteen daabacaadii buuggaasi. Jan Mark Lobe`oo ah madaxa madbacada lugu magacaabo Berna ayaa sheegay in arrimo xagga amaanka ah ay ka laabteen daabacaada buugaasi oo ay lahaayeen xauuuqdiisa.

Wuxuu sidoo kale sheegay in labbo sanno ka hor uu ahaa buuggu ahaa mid xiiso gooni ah watay, hase ahaatee tan iyo marki weerarka loo geeystay wargeyskii xag jirka ahaa ee Charlie Hebdo sanadkii 2015-tii, ka fekereen saameynta uu yeelan karro haddii la dabaco, islamarkaasina madbacadiisu aaysan dooneyn in ay ku dhaqaaqdo talaabo wax u dhimaya.

Buugaan ayaa markii ugu horeeysay waxaa la dabaacay sanadkii 2014-kii. Sanadkan aynu ku jirno ee 2016-ka, ayaa loo rogay afka ingiriisiga waxaana uu noqday buuggii loogu iibsiga badnaa ee laga iibsado shabada caanka ah Amazon faraceeda Faransiiska.

Qoraaga buuggan oo u dhashay dalka Masar, ayaa ka tirsanaan jiray kooxaha Ikhaawanul muslimiinka dalkaasi, Waxaa dhalay aabe ka mid ah imaamyada masaajidada Khaahira. Qoraagan oo buuggiisa ku dhaliilayey Islaam-ka, ayaa loogu hanjabay in la dili doono.

Waxaa Diyaariyay: Ikraam Cali Kaar

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40676

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”