Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 769 views

TACSI: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Waraafinta Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Maxamed Faarax Axmed Gaatamow, agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, madax qeybeedyada iyo howlwadeenada Wasaaradda.

mar.maxamed

Maamulka iyo dhammaan bahda shabakadda Somaliweyn, Suxufiyiinta ka howlgasha warbaahinta kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa gudaha waxa ay tacsi u dirayaan Wariye Mowliid Maxamed Sabriye oo Aabihii Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Sabriye uu ku geeriyooday Muqdisho.

Innaa Lillaahi wa Inna Ileyhi Raajicuun

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40701

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj