Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 884 views

Nadiifo Ibraahim Iidoow oo ku Guuleysatay Codeyntii  Championka-GKK Soomaaliya

Nadiifo Ibraahim Iidoow oo ka Tirsaneyd Gabdhaha Kubada Koleyga ee Badda iyo XUlka Gabdhaha Soomaaliya ayaa ku Guuleysatay Codeyntii Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya ka dib Markii ay ugu bnadisay Mulki Nuur Muudeey oo ka Tirsaneyd Gabdhaha Kubada Koleyga ee Badda iyo gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya 19 Cod iyo 14 Cod Codeyntii Finalka oo ay isagu soo hareen 2 musharax Taasoo qabsoontay 5-6 Bishaan Ogosto 2016.

Codeyntaan El Clasico Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Gaar ahaan 80meeyadii Hablihii Ciyaari jiray Kubada Koleyga Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay 32 Ciyaartooy kuwaasoo iksu arkay min 2 Ciyaartoy.

Wareegii 32 waxaa ka soo gudbay  16 Ciyaaryahan,Wareega 16 waxaa ka soo Gudbay 8 Ciyaaryahan,wareega 8 waxaa ka soo Gudbay 4 Ciyaaryahan,wareega Sami Finalka waxaa ka soo Gudbay 2.Finalka waxaa isagu yimid 2 Ciyaaryahan,waxaana Codeynta oo soo bilaabatay 25-7-2016 ay soo gabagabowday Maanta oo ku beegan 8-8-2016.

            Wareega Sami Finalka.

Kaalinta 3 Waxaa Galay Qaali Xaaji Aadan ( ENG)

Kaalinta 4 Waxaa Galay Naado ( Horseed )

         Wareega 8

Kaalinta 5 waxaa Galay  Geediyo Cali Abshir ( Sancada )

Kaalinta 6 Waxaa Galay Miski  ( Somalita )

Kaalinta 7 Waxaa Galay Maryan Dheereey ( Horseed )

Kaalinta 8 waxaa Galay Astur Jaamac Cilmi ( LLPP)

Nadiifo Ibraahim iidoow  ( Badda )oo ku guuleysatay Codeynta Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya waxaan leenahay hambalyo.sidoo kale Mulki Nuur Muudeey ( LLPP) oo iyadauna looga badiyay Finalka waxaan u jeedineynaa hambalyo

Nadiifo ibraahim Iidoow wareegyadii ay soo Ciyaartay Codeynta Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya.

Wareegii 32 waxa ay ka soo badisay Shiino Maxamed cariif,

wareegii 16   waxa ay ka soo badisay Jiijo Axmed Yare,

wareegii 8    Waxa ay ka soo  Badisay Astur Jaamac Cilmi

wareegii 4 Sami Finalka waxa ay ka badisay   Qaali Xaaji Aadan

wareegii Finalka waxa ay ka badisay  Mulki Nuur Muudeey

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ UUrdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=40850

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”