Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 557 views

Jaaliyada Jarmalka Tacsi u Diraya Qoyskii uu Ka Baxay Gen. Maxamed Cali Samatar

Anagoo kala ah:
1- Kaptan Ibraahim Axsmed Cali Shaash
2-Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ee Dalka Canada Yaxye Xasan Mire
3-Cabdulaahi Bashiir Mire Iyo Xaaskiisa Qamar Cabdi Xasan Qaraab
4- Mahdi Ismaaciil
5-Fanaan Cabdi Cali Baacalwaan
6-Qoyska Reer Xasan Mire
7-Cabdirashid Shaam Iyo Xaaskiisa Fartuun Gefane
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Waxa Ay Si
Wada Jira Tacsi Ugu Dirayaan Qoyskii,Caruurtii,Qaraabadii,Axsaabtii uu Ka Baxay
Gen.Maxamed Cali Samatar oo Ku Geeriyooday Dalka Mareykanka
Waxaan Si Gaara Tacsi Ugu Direynaa Wasiirada Haweenka Dowlada Federaalka
Somaaliya Drsa.Sahro Cali Samatar oo Aabeheed Marxuum Gen.Maxamed Cali Samatar
Xalay Ku Geeriyooday Dalka Mareykanka,Waxaan Ilaahey Ugu Baryeeynaa Inuu Naxariistii
Janno Ka Waraabiyo Eheladii uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo.AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Cabdirashid Shaam Germany

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=41859

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj